Wiilkii Dunida Ugu Miisaanka Badnaa Oo 610 Kg Oo Uu Ahaa Hadda Ka Dhigay 68 Kg Oo Keliya

Published on Nov 23 2017 // Googooska Geeska
Wiilkii Dunida Ugu Miisaanka Badnaa Oo  610 Kg Oo Uu Ahaa Hadda Ka Dhigay 68 Kg Oo Keliya
Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Sucuudiga ayaa ku guulaystay in uu toban labaab hoos u dhigo miisaankiisa. Wiilkan oo lagu magacaabo Khaalid Shaaciri ayaa hore loogu aqoonsaday wiilka dhalinyarada ah ee ugu buuran adduunka oo dhan, waxa aanu aad u soo caan baxay markii sawirradiisa lagu baahiyey...

Madaxweyne Trum 298 Maalmood Oo Uu Xilka Hayey Waxa Uu Maalin Kasta Sheegaa In Ka Badan 5 Beenood

Published on Nov 23 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Wargeyska The Independent ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa war uu dhowaan qoray ku sheegay in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump muddadii uu xilka hayey oo ah 298 maalmood in uu sheegay 1’628 beenood ama hadallo marin habaabin dadka ku samaynaya ah. Taas oo marka celceliska...

Sheekada Nin Gaadhigiisa Oo Uu Illaaway Halkii Uu Dhigtay Muddo 20 Sano Ah Kadib Helay

Published on Nov 22 2017 // Googooska Geeska
Sheekada Nin Gaadhigiisa Oo Uu Illaaway  Halkii Uu Dhigtay Muddo 20 Sano Ah Kadib Helay
Berlin (Geeska)- Nin u dhashay dalka Jarmalka oo deggen magaalada Frankfurt ee dalkaas ayaa sannadkii 1997 kii booliiska ku wargeliyey in gaadhigiisii la xaday, laakiin kadib 20 sano oo uu booliisku raadinayey baabuurkan la waayey, waxaa ugu dambayntii caddaatay in ninkan aan gaadhiga laga xadin, balse...

Siyaabaha Ay Wakaaladda Baadhista Dembiyada Ee Maraykanka FBI Ku Ogaato Qofka Been U Sheegaya

Published on Nov 22 2017 // Googooska Geeska
Madrid (Geeska)- Wargeyska El Confidencial ee ka soo baxa dalka Isbayn ayaa warbixin uu dhowaan daabacay waxa uu ku sheegay in xeelado ay baadhayaasha FBI du u adeegsadaan kala saarista qofka beenta u sheegaya iyo ka warkiisu run yahay. Si guud marka aynu u eegno xeeladahani waxa ay ku suu ururayaan...

Dhukumantiyo CIA Leedahay Oo Fashiliyey Halka Uu Ku Dambeeyey Hoggaamiyihii Naasiga Ee Hitler

Published on Nov 21 2017 // Googooska Geeska
Dhukumantiyo CIA Leedahay Oo Fashiliyey Halka  Uu Ku Dambeeyey Hoggaamiyihii Naasiga Ee Hitler
Washington (Geeska)- Dhukumanti ay leedahay wakaaladda sirdoonka Maraykanka ee CIA oo dhowaan la helay ayaa xaqiijisay warar muddo ka hor la iskadhex mari jiray, kadib markii ay caddeeyeen in basaas CIA u shaqaynayey uu sannadkii 1955 kii soo caddeeyey in hoggaamiyihii Jarmalka Adolf Hitler uu waqtigaas...

Qaar Ka Mid Ah Cuntooyinka Aad Looga Cuno Dalalka Dadkoodu Ugu Caafimaadka Fiican Yihiin Dunida Oo Dhan

Published on Nov 21 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waxaa jira warbixin caafimaad oo ay dalalka dunidu ka soo saaraan xaaladda caafimaad ee guud ahaan dadkooda, sida oo kale hay’adaha caalamiga ah ee caafimaadka adduunka ka shaqeeya oo ay ku jiraan kuwa Qaramada Midoobey ayaa soo saara warbixinno kalle ah oo ay ku eegayaan caafimaadka...

Xiisaha Muuqaallo Muujinaya Trump Oo Ku Jaahwareeray Gacmo Isdhaafsiga Astaanta U Ah Madaxda Aasiya

Published on Nov 19 2017 // Googooska Geeska
Xiisaha Muuqaallo Muujinaya Trump Oo Ku Jaahwareeray Gacmo Isdhaafsiga Astaanta U Ah Madaxda Aasiya
Manila (Geeska)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa isniintii toddobaadkii hore la arkay isaga oo wejiisa ay ka muuqato xaalad caddibni iyo deggenaanshiyo la’aan ah, kadib markii uu hore ula qabsan kari waayey salaanta gacmo-dhaafsiga talantaaliga ah ee ay madaxda qaaradda Aasiya astaanta...

Qodobbo Khuraafaad Ah Oo Dad Badani Ka Aaminsan Yihiin Caafimaadka Iyo Cilmiga Oo Beeniyey

Published on Nov 19 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Wararka caafimaadka iyo sheekooyinka la xidhiidhaa waxa ay ka mid yihiin qodobbada ay aad ugu dhegraariciyaan guud ahaan dadka dunida ku dhaqani meel kasta oo ay joogaan. Haddaba waxaa inta badan dhacda in wararka iyo xogaha caafimaadka la xidhiidha ay dadku si sahal ah u rumaystaan...

Tijaabooyinkii Ugu Arxan Darnaa Ee Ay Aadame Lagu Sameeyo Iyo Ujeedooyinka Cilmiga Ah Ee Laga Lahaa

Published on Nov 16 2017 // Googooska Geeska
Tijaabooyinkii Ugu Arxan Darnaa Ee Ay Aadame Lagu Sameeyo Iyo Ujeedooyinka Cilmiga Ah Ee Laga Lahaa
Hargeysa (Geeska)- Sida caadiga ah saynisyahannada iyo xeeldheereyaasha caafimaadku waxa ay mar kasta raadiyaan aqoon cusub oo ay u adeegsadaan dadaalkooda la xidhiidha ka hortagga cudurrada iyo in la helo dawooyin lagula tacaalo. Laakiin waxaa marar badan dhacda in xeeldheereyaasha dadaalladan ku jiraa...

Hurdo La’aantu Waxa Ay Maskaxda Ku Yeelataa Raad Caafimaad Darro Oo La Mid Ah Ka Daroogada

Published on Nov 16 2017 // Googooska Geeska
Hurdo La’aantu Waxa Ay Maskaxda Ku Yeelataa  Raad Caafimaad Darro Oo La Mid Ah Ka Daroogada
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daaha ka rogtay in hurdo la’aantu ay unugyada maskaxda ka joojiso la falgalka waxa ku xeeran, saamaynna ku yeelato qaabka uu qofku u arkayo dunida ku xeeran. Waxa ay khubaradu sheegeen in hurdo la’aantu ay sababi karto in qofka oo isu haysta in uu soo...

Halkudhegyo Xikmad Iyo Cibaaro U Ah Isfahamka Ragga Iyo Haweenka

Published on Nov 15 2017 // Googooska Geeska
– Jacaylku waa shaqada qofka bilaa camalka ah, iyo nasashada qofka shaqeeya. – Qof aan sabir lahayn jacayl kama guul gaadho. – Bariga gabadhu wejiga ayaa ay qarsataa, galbeedkana lugaha. – Jacaylku waxa uu keliya ku noolaan karaa hadal cad oo aan waxba la isku qarin, taasina waa...

Saacada Ku Habboon Cabbista Bunka Iyo Sababta Aanu Cabbitaanka Caffiene Ta Lihi Waqtiyada Qaar U Fiicnayn

Published on Nov 15 2017 // Googooska Geeska
Saacada Ku Habboon Cabbista Bunka Iyo Sababta Aanu Cabbitaanka Caffiene Ta Lihi Waqtiyada Qaar U Fiicnayn
Hargeysa (Geeska)- Haddii aad tahay dadka jecel in subaxda hore ay cabbaan koob bun ah oo ay caajiska hurdada iskaga reebaan, isla markaana uu ku kordhiyo firfircooni ay ku galaan hawlmaalmeedkooda, waxa aad ogaataa in sida ay khubarada caafimaadku caddeeyeen saacadda aad cabtaa ay saamayn ku leedahay...

Xeeldheereyaal Caafimaadka Oo Ka Deyriyey In Habeen Badhka Cunto La Cuno Iyo Sababaha Ay Sheegeen

Published on Nov 12 2017 // Googooska Geeska
Xeeldheereyaal Caafimaadka Oo Ka Deyriyey In Habeen Badhka Cunto La Cuno Iyo Sababaha Ay Sheegeen
Mexico (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa cilmibaadhayaal u dhashay dalka Mexico waxa ay ku ogaadeen in saacadaha dambe ee habeenkii oo cunto la cunaa ay kordhiso khatarta ah in qofka ay ku dhacaan cudurrada wadnaha iyo xanuunka macaanku. Cilmibaadhistani waxa ay xaqiijisay...

Cuntooyin Xusuusta Kordhiya Maskaxdana Tamar Iyo Firfircooni Dheeraad Ah Ku Abuura

Published on Nov 12 2017 // Googooska Geeska
Cuntooyin Xusuusta Kordhiya Maskaxdana  Tamar Iyo Firfircooni Dheeraad Ah Ku Abuura
Marka maskaxda shaqadeeda uu dib u dhac ku yimaaddo, ma jiro waxsoosaar dawo oo illaa hadda awood u leh in uu maskaxda ku soo celiyo firifircoonideedii hore. Sida oo kale ma jirto dawooyin oo ay dhakhaatiirtu ku taliyaan la isticmaalo marka la doonayo in laga hortago in maskaxda xaaladdeeda caafimaad...

Dhakhtar Uu U Tegey Si Looga Daweeyo Dhaawac Gacanta Ka Soo Gaadhay Laakiin Mar Dambe Ayaa Uu Ogaaday In Kelli Lagala Baxay

Published on Nov 11 2017 // Googooska Geeska
Dhakhtar Uu U Tegey Si Looga Daweeyo Dhaawac Gacanta Ka Soo  Gaadhay Laakiin Mar Dambe Ayaa Uu Ogaaday In Kelli Lagala Baxay
Baqdaad (Geeska)- Nin askari ah oo u dhashay dalka Ciraaq ayaa cisbitaal dalkaas ku yaalla u tegey in laga daweeyo dhaawac gacan ka soo gaadhay, xilli uu ka qaybgalayey mid ka mid ah dagaallada dalkaas ka socda. Nasiibdarro markii la daweeyey ee ay muddo ka soo wareegtay daweyntii ayaa waxa uu ku war...

Calaamado Aad Ku Garan Karto Cudurka Kansarka, Oo Ay Khubaradu Ka Digeen Qofka Isku Arkaa In Uu Is Dhigto

Published on Nov 11 2017 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Cudurka Kansarka ee kelyaha ku dhacaa waxa uu kaalinta 12 naad kaga jiraa cudurrada ugu faafitaanka badan dunida oo dhan, laakiin dhibaatadu waxa ay tahay in aanay dadka badankiisu macluumaad ku filan ka haysan cudurkan dilaaga ah oo ka mid ah cudurrada ay garashadoodu aad u adagtahay...

Taariikhda Saanwiijka, Sida Uu Ku Yimi Magacani Iyo Qisada Maalinta Adduunka Ee Loo Asteeyey Cuntadan

Published on Nov 09 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Saanwiijku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka fudud kuwa ugu caansan dunida oo dhan, waxa aana si isku mid ah u isticmaala dadka dabaqadaha kala duwan ee bulshooyinka, iyada oo weliba ay ka siman yihiin isticmaalka magaca Saanwiij. Waxa se laga yaabaa in aanay cidiba is weydiin halka...

Waa Imisa Tirada Dawladaha Dunidu? Su’aal Fudud, Haddana Jawaabteedu Adag Tahay

Published on Nov 08 2017 // Googooska Geeska
Waa Imisa Tirada Dawladaha Dunidu? Su’aal Fudud, Haddana Jawaabteedu Adag Tahay
Kamaal A. Ali Waa imisa tirada dawladaha dunidu? Waa su’aal muhiim ah, laakiin si aynu uga jawaabno waxa aynu u baahannay in aynu isku waafaqno qaabka loo tirinayo iyo tixraaca la eegayo. Tusaale ahaan, ma’ inta aynu khariiradda soo qaadno ayaa aynu qaarad kasta dalalka ku yaalla tirinnaa? Jawaabtu...

Dunidu Waa Qayb Ay Cunto Badnidu Caafimaad Darro Ku Keentay Iyo Qaybta Kale Oo Gaajo Cudur Ku Noqotay

Published on Nov 08 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Adduunyada maantu waxa ay u qaybsantahay waax ay dadkeeda haystaan dhibaatooyin caafimaad xumo oo ka dhashay buurnida ka timaadda cunto badnida iyo waaxda kale oo la tiicaya nafaqo darro ka dhalatay cunto yaraan. Cilmibaadhis baallaadhan oo ay natiijadeedu soo baxday sabtidii toddobaadkan...

Madaxweyne Xilli Uu Khudbad Jeedinayey Gaajooday Oo Khudbaddii Hakiyey Si Uu Wax U Cuno

Published on Nov 07 2017 // Googooska Geeska
Madaxweyne Xilli Uu Khudbad Jeedinayey  Gaajooday Oo Khudbaddii Hakiyey Si Uu Wax U Cuno
Caracas (Geeska)- Madaxweynaha dalka Venezuela ayaa si lama filaan ah shaashadaha talefishannada looga daawaday isaga oo hortaagan dad uu u khudbadaynayey oo inta uu khudbadda hakiyo cunto cunaya. Madaxweyne Nicolas Maduro waxa uu cuniyey cunto waddani ah oo dalkaas looga yaqaanno Imbaanda. Waxa aanay...

Qiiqa Sigaarka Ee Ku Dhega Saqafka Guriga, Jidhka Qofka Iyo Dharka Waxaa Laga Qaadaa Cudurro Khatar Ah

Published on Nov 05 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Qiiqa sigaarka oo ku baxa timaha, dharka iyo gogosha qofka waxaa ka dhasha xaalado caafimaad darro oo khatar ku ah nolosha aadamaha. Habkan oo loo yaqaanno nooca saddexaad ee sigaar nuugista ayaa daraasad ay khataraha ka dhalan kara ka sameeyeen cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda...

Barnaamijka: Nabad Waarta Oo Aragti Dumar Ku Dhisan: Gabadh Xallisay Dagaal 11 Sano U Dhexeeyey Laba Qabiil

Published on Nov 04 2017 // Googooska Geeska
Barnaamijka: Nabad Waarta Oo Aragti Dumar Ku Dhisan: Gabadh Xallisay Dagaal 11 Sano U Dhexeeyey Laba Qabiil
Sanca (Geeska)- Gabadh u dhalatay dalka Yemen ayaa ku guulaysatay in ay nabad ka dhex dhaliso laba qabiil oo dagaal dhiig badani ku daatay muddo 11 sano ah u dhexeeyey. Dagaalkan oo muddo dheer loo maare la’aa waxaa labada dhinac kaga dhintay dad tiradoodu ka badan tahay 60 qof dhaawacuna waxa uu...

Halkudhegyo Cibaaro Iyo Xikmad Ku Kordhin Kara Isfahamka Ragga Iyo Haweenka Iyo Guud Ahaan Nolosha

Published on Nov 02 2017 // Googooska Geeska
– Ninka gabadh qurux badan jeclaada fannaan ayaa ay ka dhigtaa (Jacaylkeeda heesaha uu u qaadayo), ninka gurusadana shaqaale weyn ayaa ay ka dhigtaa. – Malo-awaal ayaad ku nooshahay haddii aad ismoodsiiso in furaha aad gurigaaga ku xidhay aanay jirin cid kale oo kula haysataa. – Gabadhu...

Nin Labada Gacmoodba Ku Beelay Dadaal Uu Doonayey In Uu Ku Badbaadiyo Shimbir

Published on Nov 02 2017 // Googooska Geeska
Nin Labada Gacmoodba Ku Beelay Dadaal  Uu Doonayey In Uu Ku Badbaadiyo Shimbir
Ankara (Geeska)- Ramadaan Daash Demir oo ah muwaadin u dhashay dalka Tukriga ayaa uu laydh labada gacmood ka qabsaday xilli uu ku gudo jiray dadaal uu doonayey in uu ku badbaadiyo shimbir ku xannibantay bir laydh ay koronto aad u awood badani marayso, gobalka Aaqri oo ku yaalla bariga dalka Turkiga. Ramadaan...

Whatsapp Oo Diyaarisay Adeeg Macmiilka U Suuragelinaya In Uu Masaxo Farriintii Uu Qofka U Diray

Published on Nov 02 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Shirkadda WhatsApp ayaa diyaarisay adeeg cusub oo macaamiisha u suuragelinaya in ay masaxaan farriintii ay u direen qofka. Tusaale ahaan farriin uu qof ama Koox ‘Group’ si qalad ah ugu diray. “Adeegga ‘Deleting Messages for everyone’ waxa uu kuu ogolaanayaa in aad masaxdo...

Shimbir Nooca Babqaaga Loo Yaqaanno Ah Oo Xafiday Isla Markaana Akhriyi Kara Suurado Qur’aanka Ka Mid Ah

Published on Nov 01 2017 // Googooska Geeska
Shimbir Nooca Babqaaga Loo Yaqaanno Ah Oo Xafiday Isla Markaana Akhriyi Kara Suurado Qur’aanka Ka Mid Ah
      Cummaan (Geeska)- Shimbirka hadalka canjila ee Babqaaga loo yaqaanno ayaa la arkay isaga oo awood u leh in u akhriyo suuradaha gaagaaban ee Qur’aanka Kariimka ah, waxa aanu hadda ku gudo jiraa barashada Qur’aanka kariimka ah oo uu ka caawiyo Xuseen Suwaalimah oo ah nin u dhashay...

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Cunista Malabku Ay U Leedahay Jidhka Bani’aadamka

Published on Nov 01 2017 // Googooska Geeska
  Hargeysa (Geeska)- Malabku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka dabiiciga ah ee ugu faa’idada badan caafimaadka qofka, sababtuna waaxaddiga aadka u badan ee faytamiinnada, macdanaha kala duwan iyo asiidhada Amino ah ee ku jira malabka iyo sida oo kale maaddooyinka awoodda badan ee liddiga ku ah...

Burushka Wejiga, Talefanka Gacanta, Dharka Hoose, Tuwaalka Maydhashada Iyo Gacan-Qaadku Dhammaan Waxa Ay Saamayn Ku Leeyihiin Caafimaadka

Published on Oct 31 2017 // Googooska Geeska
Burushka Wejiga, Talefanka Gacanta, Dharka  Hoose, Tuwaalka Maydhashada Iyo Gacan-Qaadku Dhammaan Waxa Ay Saamayn Ku Leeyihiin Caafimaadka
Hargeysa (Geeska)- Waxaa jira ficillo badan oo dadku ay sameeyaan iyaga oo aan dhaadsanayn in ay khatar ku yihiin caafimaadka, laakiin ay xeeldheereyaasha caafimaadku caddeeyeen in ay raad taban ama togan ku yeelan karaan caafimaadka qofka. Qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay waxa ay shabakadda wararka...

Waa Ixtiraam In Waayeelka Kursiga Baska Looga Kaco Haddii Uu Ka Buuxsamo, Laakiin Caafimaad Ahaan Dantiisa Ma’aha

Published on Oct 31 2017 // Googooska Geeska
Waa Ixtiraam In Waayeelka Kursiga Baska Looga Kaco Haddii  Uu Ka Buuxsamo, Laakiin Caafimaad Ahaan Dantiisa Ma’aha
Hargeysa (Geeska)- Sida caadiga ah marka adiga oo dhalinyaro ah oo bas ama tareen saaran uu soo koro ruux waayeel ahi kadibna istaago kuraasida oo buuxda awgeed, waxa aad uga kacaysaa kursigaaga si uu u fadhiisto o oaad adigu u istaagto. Waa dhaqan fiican oo ixtiraamid ah. laakiin cilmibaadhis cusub...

Caadooyin Cuntada Kadib In La Sameeyaa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka: Maydhashada, Jimicsiga, Shaaha Iyo ..

Published on Oct 29 2017 // Googooska Geeska
Caadooyin Cuntada Kadib In La Sameeyaa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka: Maydhashada, Jimicsiga, Shaaha Iyo ..
Hargeysa (Geeska)- Waxaa jira ficillo badan oo ay dadka qaar sameeyaan xilliyada cuntada kadib, laakiin dhakhaatiirtu xaqiijiyeen in ay khatar ku tahay caafimaadka. Qormadan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Sky News waxa aynu ku eegaynaa habdhaqannada iyo caadooyinka taban ee carqaladeeya...

Trump Oo Faafinaya Siro La Xidhiidha Dilka Hal-Xidhaalaha Noqday Ee Madaxweynihii Maraykanka John F. Kennedy

Published on Oct 29 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Xukuumadda madaxweynaha Donald Trump ayaa khamiistii dorraad faafisay 2’891 dhukumanti oo xambaarsan xogo la xidhiidha dilka madaxweynihii hore ee Maraykanka John F. Kennedy,  kadib markii muddo tobannaan sano ah ay ahaayeen sir. Laakiin waxa ay xukuumaddu hakisay faafinta dhukumantiyo...

Qisada Gabadhii Uu Cumar Bin Khadaab U Magacaabay Xilka U Dhigma Wasiirnimada Iyo Hawlaha Ay Qaban Jirtay

Published on Oct 28 2017 // Googooska Geeska
Qisada Gabadhii Uu Cumar Bin Khadaab U Magacaabay Xilka U Dhigma Wasiirnimada Iyo Hawlaha Ay Qaban Jirtay
Maka (Geeska)- Shifaa Alcadwiya, waxaa lagu tiriyaa in ay tahay gabadhii ugu horreysay ee xil wasiirnimo u dhigma ka qabata dawladda Islaamka. Waxa ay ahayd xilligii uu muslimiinta hoggaaminayey Amiirkii muuminiinta ee labaad, Cumar Bin Khadaar (Alle ha ka raalli ahaado). Cumar Bin Khadaab waxa uu haweenaydan...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!