Riyadh(Geeska/Alriyaad) -Wasiirka Beeraha ee dalka Sucuudiga Dr. Fahad Bilqanii, ayaa si adag u difaacay go’aankii ay wasaaraddiisu xayiraadda kaga qaadday xoolaha dalkiisa...
Khudbado Weji Gabax Ku Ah Xukuumadda Oo Laga Jeediyay Xuska Sanad Guurada 1aad Ee Geerida Xoghayihii Horee UDUB --Hargeysa(Geeska) –Sulaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo S...
Hargeysa(Geeska) -Mudane Naasir X. Cali Shire oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland lagana soo doortay Gobolka Togdheer ayaa ka waramay socdaal uu dhawaan ...
Buura-wadal(Geeska) –Isimo ka soo horjeedda Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyay shirar ku lahaa Goobo kala duwan oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa guddi todobada Suldaan a...
Addis Ababa(Geeska) -Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Sudan Mudane Deng Alor ayaa sheegay haddii xal loo waayo dhibaatooyinka iyo colaadaha ka taagan Somaliya ay taasi keenayso...
Hargeysa(Geeska) –Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si gooni gooni ah u hanbalyeeyay san...
Hargeysa(Geeska) -Xisbiga UDUB ayaa xisbiyadda mucaaradka ah ku eedeeyay in ay waddamada dibada ku baahiyeen wax ay ugu yeedheen dacaayad tilmaameysa in Xukuumaddu ka danbeyso Qa...
Hargeysa(Geeska) –Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo Axadii doraad ka soo laabtay safar muddo 30 maalmood ka badan uu ugu ...
Addis Ababa(Geeska) –Shirkii midowga Afrika oo todobaadkii ugu dambeeyayba ka socday Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa shalay la soo gabogabeeyay.
...
Hargeysa(Geeska) -Xukuumadda Somaliland ayaa walaac ka muujisay nooc cusub oo ganacsi oo dadka dalka lagaga tahriibiyo, Islamarkaana si dadban loogu iibgaynayo waddamo dibadda ah...
Addis-Ababa(Geeska) -Madaxweynaha Liibiya Mucamaral Qadaafi ayaa meel adag iska taagay qaddiyadda madaxbaanida Somaliland. Madaxweyne Qadafi, ayaa markii laga wareejiyay guddoonk...
Hargeysa(Geeska) –Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Xildhibaan Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) ayaa fadhigii shalay ee Golahaas isku weydaarsadday...
Hargeysa(Geeska) –Ciidamada Qaranka (Milatariga) Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta u dabaal dagaya xuska sanad guurada 16-aad ee ka soo wareegtay wakhtigii la aasaasay am...
Hargeysa(Geeska) –Golaha Guurtida Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku horjoogsaday is casilaad uu Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi Md Sheekh Axmed Sheekh Nuux Fu...
Addis Ababa(Geeska) -Wasiirka Arrimaha Dibada Namibia Mr. Marco Mukoso Hausiku, ayaa sheegay inay ururka Midowga Afrika ka sugayaan warbixin la xidhidha qaddiyadda Somalila...
Hargeysa(Geeska) –Abwaanada Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganay) iyo Axmed Aw Geedi (Dheeraad), ayaa xalay soo bandhigay suugaan ka turju...
Addis-Ababa(Geeska) -Wasiirul dawlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan Afrika Marwo Berhanas Kinnoc, ayaa sheegtay in dawladda Ingiriisku danaynayo arrimaha Somaliland ee degenaansha...
Washington(Geeska/w.wararka) -Xarunta caddaaladda iyo la xisaabtanka oo ah urur caalamiya oo ka shaqeeya xuquuqal insaanka ayaa bartiisa internetka ku baahiyey in xubno ka tirsan...
Hargeysa(Geeska)- Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo.(Daawo sawirka)
One may wonder a country that has people with same ethnic, religion and skin colour cannot put together a mutual liveable, prosperous system that could save millions of people in...
Hargeysa(Geeska) -Mulkiilaha iyo Maamulaha Huteelka SUMMER TIME SNACK BAR, Mr Siciid Sheekh Cumar Yuusuf, ayaa shalay 28 xubnood oo shaqaalaha Huteelka ah tababar ugu soo x...
Two months ago in Nairobi Kenya, there lived a young college lecturer, who was very much bored with his job. He was a lecturer of one of the biggest commercial colleges in Nairobi....
Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo.Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution), oo dhakhsa ah. ...
Marka ugu horreysa waxaan kugu hambalyeynayaa hawsha aad qabatay. Waxqabadkaaga waad ku ammaanantahay marka la eego duruufaha adage ee ka jira gobolka iyo kadaraha waaweyn ...
Marka hore ddhammaan Ummadda Reer somaliland madax iyo shicib, Yar iyo wayn aqoon yahan iyo indheer garad Waxaan idin leeyahay RAMADAAN KARIIM. Maanta oo ah maalin Axad ah w...
Faallo Ma laha......
No Comment !!
...
Maanta Somaliland waxa ay maraysaa marxalad aad u xaasaasi ah tan iyo markii Somaliland ay noqotay qaran madaxbannaan oo iskii u taagan. Marka ugu horaysa, waxa aan maanta doonay...
Hargeysa(Geeska)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ah siyaasi culus oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, horena u ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii hore ee G...
Hargeysa(Geeska)- Cadadkii hore ee Wargeyska Geeska Afrika, waxaanu idiinku soo gudbinay waraysi khaas ah oo aanu la yeelanay Wasiir Cawil. waxa uu kaga xog waramay xaaladda dhaqaa...
Somaliland Forum Oo Hay'ado Uu Geesku Ku Jiro Bilado Siisay (Daawo Sawirada)
| Home |
| Somali Music |
| Archive |
| Search |
| Contact us |
| Geeska Afrika |
| Hadhwanaag News |
| Somaliland Education |
| Qaran News |
| Somaliland Technology |
| Somaliland Info |