Ujeedo: Baahin Summad Ganacsi

0
96

 

Ujeedo: Baahin Summad Ganacsi

Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska JSL

Baahin Summad Ganacsiyeed

Si waafaqsan Xeer Nidaamiyaha llaalinta Xuquuqda Halabuurka, Hindisaha iyo Sumadaha Ganacsiga ee Jamhuuriyada Somaliland, Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL waxa ay Ogaysiinaysaa Muwaadiniinta & ganacsatada JSL in Shirkadda Spot General Trading Co, ay danaynayso in loo xafido Summada ganacsi ee ah Caanaha Kala ah 1. Anchor,  2. Anchor Red Cow, 3.  Anchor Daily Plus,

Shirkada wadaniga ee Spot General Trading Co  waxay ogaysiinaysaa inay iyadu iska leedahay Calaamada ganacsi ee dhamaan Noocyada Caanaha Anchor,  waxaanay si Sharaf iyo qadarini ku dheehantahay uga Codsanaysaa in loo ilaaliyo Xuquuqda Calaamadan Ganacsi ee Noocyada Caanaha Anchor,  ee halkan ku lifaaqan:

Marka xayaysiis-ku dhamaado, ganacsadaha waxa la farayaa in uu soo gudbiyo nuqulada wargeys-ka.

 Fiiro Gaar ah:

Ganacstada kale ee Cabasho ka qaba summadan ganacsi ee la baahinayo fadlan ha war geliyeen Waaxda Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalkiiska JSL

inta aanay  dhamaan muddada baahintu.

Waxii faah faahina ee Intaas Dheer Waxaad kala xidhiidhi kartaa Lambaradan Tel: 063-3777760,   063-3777772, 063-3577775,  063-3577776