Dallada SSE Oo War Ka Soo Saartay Mawqifka Dawladda Ee Khilaafka Khaliijka

Published on Jun 15 2017 // Warar
Dallada SSE Oo War Ka Soo Saartay Mawqifka Dawladda Ee Khilaafka Khaliijka
Hargeysa(geeska).-Dalada SSE ee ay ku bahoobeen qurbejooga Jamhuuriyada Somaliland ee Yurub ayaa baaq ka soo saaray mawqifka ay Somaliland ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka. warsaxafadeed ay guddiga fulinta daladu soo saartay oo talooyin muhiim ah loogu jeediyay dawlada ayaa u qornaa sidan Taariikh:...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 15 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan idin weydiiyay digreetadii madaxweynaha ee la dagaalanka musuq-maasuqu halkay ku dambaysay. Bal nimanyahoow amarka Alle anigu maalintii uu odaygu warqadaas soo saarayba waxaan ku idhi “Madaxweyne; maxaa kaa lilaahi ah.”  

Xildhibaan KULMIYE Ah Oo Xukuumadda Ku Canaantay In Xulafada Sucuudiga La Iska Taageero Iyagoon Aqoonsanayn Somaliland

Published on Jun 15 2017 // Warar
Xildhibaan KULMIYE Ah Oo Xukuumadda  Ku Canaantay In Xulafada Sucuudiga La Iska Taageero Iyagoon Aqoonsanayn Somaliland
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka tirsan Golaha Wakiilada, kana mid ah Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Xukuumaddu ka noqoto go’aankeedii hore ee ay dhex-dhexaadka kaga noqotay khilaafka ka dhex aloosan xulafada uu Sucuudigu hoggaaminayo...

Haweenay Hargeysa Degen Oo Soo Bandhigtay Bariiska Caagga Ah Oo Ay Suuqyada Ka Iibsatay

Published on Jun 15 2017 // Warar
Haweenay Hargeysa Degen Oo Soo Bandhigtay Bariiska Caagga Ah Oo Ay Suuqyada Ka Iibsatay
Hargeysa(Geeska)-Hodan Cabdi Warsame oo ah gabadh reer Somaliland ah oo degen magaalada Hargeysa, ayaa sheegtay inay soo iibsatay oo ay karsatay dabadeedna qoysku cuneen, bariiska caagga ah ee dunida lagu arkay oo hadda Hargeysa soo gaadhay. Hodan oo u warantay weriye Xamse Cali Bulbul oo ka tirsan...

Guddoomiyaha Guurtida Oo Sheegay in Cabashada Culimada Qaadirada La Horganayo Golaha

Published on Jun 15 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa tageeray mawqifka Xukuumadda ee ah in xulafada Sucuudigu hogagaminayo la taageero. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,oo Warbaahinta u waramay ayaa sidoo kale sheegay cabasho ka dhan...

Asad: Wiil Maraykanku Hargeysa U Soo Masaafuriyay Oo Ka Waramaya Saxariirkii Tahriibka Iyo Nolosha Xabsiyada USA

Published on Jun 15 2017 // Warar
Asad: Wiil Maraykanku Hargeysa U Soo Masaafuriyay Oo Ka Waramaya Saxariirkii Tahriibka Iyo Nolosha Xabsiyada USA
Hargyesa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika ayaa waraysi la yeeshay Asad Cabdi Ciise oo ah muwaadin u dhashay dalka Somaliland, islamarkaana ka mid ahaa dad Soomaali iyo Kenyan ah oo dhawaan laga soo masaafuriyay dalka Maraykanka. Mr. Asad oo Maraykanka ku galay tahriib dhib badan, waxa uu Geeska Afrika...

Premier Bank: Baan Ku Shaqeeya Nidaamka Bangiyada Islaamiga Ah Oo Somaliland Ka Hawl-Galay Waxa ka warramaya Maxamed Baashe Xaaji Xasan

Published on Jun 15 2017 // Warar
“Premier Bank waa bangi Somaliland laga leeyahay oo ku shaqeeya hannaanka bunuugta Islaamiga ah ee aan ribawiga ahayn, soona kordhiyey adeegyo casri ah oo maqnaa, shareecada Islaamkana waafaqsan”. Waxa arrintaas diirka ka qaaday guddoomiyaha Premier Bank, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil...

Qatar Oo Sheegtay Inay La Baxayso Ciidamadeeda Kala Dhex Jooga Ereteriya Iyo Djibouti

Published on Jun 15 2017 // Warar
Qatar Oo Sheegtay Inay La Baxayso Ciidamadeeda Kala  Dhex Jooga Ereteriya Iyo Djibouti
Qatar (Geeska)- Dawladda Qatar ayaa shalay shaaca ka qaadday in ay dawladda Jabbuuti ku wargelisay inay la baxayso ciidamadeeda ku daadsan labada dhinac ee xuduudka u dhexeeya Jabbuuti iyo dalka Ereteriya si ay uga hortagaan isku dhac dhex mara labadan dal oo hore dagaal u dhexmaray. Wakaaladda dawladda...

Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Ka Jwaabtay War Sheegaya In Hay’ado Caaalami Ah Dalbdeen In Hay’adda Waddooyinka La Madaxbanaaneeyo

Published on Jun 15 2017 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda hawlaha guud ayaa ka jawaabtay war uu wargeyska Geeska Afrika baahiyay oo sheegaya in hay’adaha caalamiga ahi madaxtooyada ka dalbanayaan in hay’adda waddooyinka Somaliland laga hoos saaro wasaaradda loona sameeyo guddi madaxbanaan, sidii ay ahaan jirtya wakhtiyadii...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 14 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Xalay ayaan arkay qaar leh waxaanu bacda Ramadaan  soo saaraynaa hees la yidhaahdo “Waa lanoo dhuuntee Rayaale Mee.”, iyagoo ka jawaabaya odhaahdii waagii UDUB-tii qaar kale odhan jireen ee ahayd “Waa lana sirree Siilaanyo mee.”  

Bariiska Caagga Ah Oo La Sheegay Inuu Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Halista Caafimaad Ee Uu Leeyahay

Published on Jun 14 2017 // Warar
Bariiska Caagga Ah Oo La Sheegay Inuu Hargeysa  Soo Gaadhay Iyo Halista Caafimaad Ee Uu Leeyahay
Hargeysa(Geeska)-Bariiska caagga ah ee muddooyinkan dambe dhex wareegayay dalal dunida ka tirsan gaar ahaan Afrika, ayaa hadda la sheegayaa inuu soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Qof Hargeysa degen oo sheegay inuu si kedis ah u arkay bariiskan oo loo soo kariyay, ayaa Geeska Afrika u sheegay...

Hay’adaha Caalamiga Ah Oo Madaxtooyada Ka Dalbanaya In Hay’ada Waddooyinka Laga Hoos Saaro Wasaarada Hawlaha Guud

Published on Jun 14 2017 // Warar
Hay’adaha Caalamiga Ah Oo Madaxtooyada Ka Dalbanaya In Hay’ada Waddooyinka Laga Hoos Saaro Wasaarada Hawlaha Guud
Hargeysa(Geeska)-Hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland kala shaqeeya dib u dhiska waddooyinka dalka, ayaa dib u dhiska waddooyinka dalka shuruud uga dhigay in hay’adda waddooyinka ee SRA (Somaliland Road Authority) la madaxbanaaneeyo oo laga hoos saaro wasaaradda hawlaha guud, noqotana hay’ad...

“Hadh Iyo Habeenba Waa La Ii Soo Hanjabaa, Laakiin Kama Baqdo Waxa Beri Dhici Doona”Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

Published on Jun 14 2017 // Warar
“Hadh Iyo Habeenba Waa La  Ii Soo Hanjabaa, Laakiin Kama Baqdo Waxa Beri Dhici Doona”Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan
Hargeysa(Geeska/Aljazeera)-Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, marna noqotay wasiirka arrimaha dibadda Somaliya, dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegtay in dhaqanku yahay caqabada ugu adag ee haweenka Soomaalida ka hortaagan ka qayb galka siyaasadda. Foosiya...

Baanka Islaamiga Ah Ee Premier Oo Casuumad Afur Ah Ku Kulmiyay Ganacsatada Iyo Haldoorka Hargeysa

Published on Jun 14 2017 // Warar
Baanka Islaamiga Ah Ee Premier  Oo Casuumad Afur Ah Ku Kulmiyay Ganacsatada Iyo Haldoorka Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Bangiga Islaamiga ah ee Premier Bank ee Somaliland ayaa afur wadareed u sameeyay ganacsato, culimo iyo macaamiisha bangigaas qaar ka mid ah, waxaanay masuuliyiinta bangigu ay daboolka ka qaadeen in bangigani uu yahay mid Islaami ah isla markaasna shacbiga Somaliland ugu adeegaya nidaamka...

“Aljazeera, Cidna Kama Wada Hadli Karno”Wasiirka Khaarajiga Qatar

Published on Jun 14 2017 // Warar
“Aljazeera, Cidna  Kama Wada Hadli Karno”Wasiirka Khaarajiga Qatar
Dowlada Qatar ayaa bilowday dedaalo ay ku dooneyso in xal loogu helo xayiraada ay kusoo rogeen qaar kamid ah dalalka Khaliijka. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Qatar Maxamed Cabdulraxman Al Thani oo booqasho ku tagay dalka France ayaa kulamo laleh qaar kamid ah madaxda Midowga Yurub Mohamed Cabdulraxman...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 13 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Alle ayaa ina Dilayee maynu maqal qoyskii Cigaal ayaa meherado furtay, qoyskii Rayaale ayaa iyaguna tukaamo leh maynu maqal, carruurta Sheekh Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa iyaguna ganacsi leh weli lama arag lamana maqal. Waar wax kaleba ha dambeeyaane intaas cidda igu diidani bacda afurka ha ila soo hadasho.  

Farmaajo Oo Wasiir Sucuudiyaan Ah Ka Diiday 80 Milyan Oo Dollar Oo Laaluush Ah Si Uu Xidhiidhka Ugu Jaro Dalka Qatar, Ulana Safto Xulafada Khaliijka

Published on Jun 13 2017 // Warar
Farmaajo Oo Wasiir Sucuudiyaan Ah Ka Diiday  80 Milyan Oo Dollar Oo Laaluush Ah Si Uu Xidhiidhka  Ugu Jaro Dalka Qatar, Ulana Safto Xulafada Khaliijka
Hargeysa(Geeska/W.Wararka)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa wasiir Sucuudi ah ka diiday inuu qaato lacag dhan 80 milyan oo dollar oo laaluush ah si uu xidhiidhka ugu jaro dalka Qatar, ulana mawqif noqdo dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta. Warbaahinta The New Arab ee dalka...

Xukuumadda Somaliland Oo Si Rasmi Ah Saddex Shirkadood Ugu Wareejisay Wershada Sibidhka Berbera

Published on Jun 13 2017 // Warar
Xukuumadda Somaliland  Oo Si Rasmi Ah Saddex Shirkadood Ugu  Wareejisay Wershada Sibidhka Berbera
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay wershadii sibidhka Berbera ku wareejisay saddex shirkadood oo kala ah Dahab Shiil Group, shirkad dalka Kuwait laga leeyahay iyo shirkadda Berbera Group, waxaanay la baxeen magaca Red Sea. Sidaas waxa ku dhawaaqay wasiirada ganacsiga iyo wershadaha...

“Wadamadan Khaliijka Ee Xukuumaddu U Kala Hiilinayso, Mid Dalkeena Aqoonsani Kuma Jiro” Cabdi Haybe Maxamed

Published on Jun 13 2017 // Warar
“Wadamadan Khaliijka Ee Xukuumaddu U Kala Hiilinayso,  Mid Dalkeena Aqoonsani Kuma Jiro” Cabdi Haybe Maxamed
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka tirsan masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay mawifkay Xukuumaddu iska taagtay khilaafka diblomaasiyadeed ee ka soo cusboonatay Khaliijka ee keentay inay Sucuudiga, Masar, Baxrayn iyo Imaraadku ay xidhiidhka u jaraan Dawladda Qatar,...

Culimada Qaadiriyada Oo Dhaliilay Sharciyadda Guddiga Culimada Ee Madaxweynuhu Magacaabay

Published on Jun 13 2017 // Warar
Culimada Qaadiriyada Oo Dhaliilay Sharciyadda Guddiga Culimada  Ee Madaxweynuhu Magacaabay
Hargeysa(Geeska)-Culimada qaadiriyada ayaa golaha guurtida Somaliland ugu tagey kulan cabasho ah oo ay ka cabanayaan gudida culimada Somaliland ee uu madaxweynuu soo saaray gudidaas oo aan laga soo qaybgalin iyaga oo isku tirinaayay culimadii qadiimiga ahayd ee dalka. Sheekh Axmed Caabi oo tilifishanka...

Wararkii U Dambeeyay Ee Xiisadda Diblomaasiyadeed Ee Dalalka Gacanka Iyo Dalka Qatar

Published on Jun 13 2017 // Warar
Wararkii U Dambeeyay Ee Xiisadda Diblomaasiyadeed Ee Dalalka Gacanka Iyo Dalka Qatar
Wasiirka arrimaha dibedda Kuwait, Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah ayaa sheegay in dalka Qatar uu diyaar u yahay inuu dhageysto walaacyada ay qabaan afar dal oo kale oo carbeed ee dhaliyey in dalkaas xidhiidhka loo jaro. Xukuumadda Doha ayaa lagu eedeeyey inay taageerto kooxaha argagixisada. Qatar waa...

Imaaradka Oo Soo Masaafuriyay Wiil Reer Somaliland Ah Oo Tartanka Quraanka Ku Jiray

Published on Jun 13 2017 // Warar
Imaaradka Oo Soo Masaafuriyay Wiil Reer Somaliland Ah Oo Tartanka Quraanka Ku Jiray
Hargeysa(Geeska)-Dalka Imaaraadka Carabta ayaa soo mustaafuriyay wiil u dhashay Somaliland oo isagoo metelaya Soomaaliya  ka qaybgalay tartankii quraan akhriska ee sanadkan kadib markii dawlada Somaliya ay la safan wayday dalalka go'doomiyay dalka Qatar ee Sucuudiga iyo Imaaraadka. Ismaacil...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 11 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Ninkii Saylici wuxuu la kulmay Ismaaciil Cumar Geele, hadda ku darsada xisaabta markaas uu la kulmayay muu sii kaxaysan cid ka socota xafiiskeena Jabuuti ee waxa raacay wasiir reer Jabuuti ah oo inaadeerkii ah. Dawladnimadii toddobadaas sannadood laaxin baa inaga galay.  

Sheekh Dirir Oo Ka Cudur-daartay Golaha Culimada Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Daray Iyo Magacyada Xubnaha Wadaadada Guddigaas Lagu Daray

Published on Jun 11 2017 // Warar
Sheekh Dirir Oo Ka Cudur-daartay Golaha  Culimada Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Daray Iyo  Magacyada Xubnaha Wadaadada Guddigaas Lagu Daray
Hargeysa(Geeska)-Sheekha caanka ah Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa ka cudur daartay guddiga culimada oo uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay kuwaas oo uu Sheekha ku daray. Sheekh Dirir oo u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inuu mabdi’yan taageersanyahay dhismaha guddigan oo...

Somaliland Oo La Safatay Xulafada Sucuudiga Iyo Diyaaradaha Qatar Oo Xalayba Dul Marayay Hawada Hargeysa

Published on Jun 11 2017 // Warar
Somaliland Oo La Safatay Xulafada Sucuudiga Iyo Diyaaradaha Qatar Oo Xalayba Dul Marayay Hawada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay dalalka Khaliijka ay la safatay dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka, waxaanay uga digtay dalka  Qatar in aanay hawada Jamhuuriyada Somaliland ku isticmaali karin ogolaansho...

Madax Furasho Hal Bilyan Ahayd Oo Ay Bixisay Ayaa Qatar Laga Raacay Warbixino uu Geeska Afrika soo ururiyay

Published on Jun 11 2017 // Warar
Madax Furasho Hal Bilyan Ahayd Oo  Ay Bixisay Ayaa Qatar Laga Raacay Warbixino uu Geeska Afrika soo ururiyay
Geeska (Hargeysa)- Sida caadiga ah marka dhacdo siyaasi ahi dunida ku soo korodho, waxaa soo baxa faduulo loo qabo in la ogaado sababta ka dambaysay dhacdadaas, si la mid ah sida loo xiisaynayo in laga sii faalloodo halka ay ku biyo shuban doonto. Inta badan gorfeeyeyaasha siyaasadda ee ku xeeldheer...

Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Lacag Ay DP World Ku Kordhisay Adeega Dekedda Berbera

Published on Jun 11 2017 // Warar
Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Lacag Ay DP World Ku Kordhisay Adeega Dekedda Berbera
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Caalamiga ah Dr Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay Ganacsatada dalka iyo Shirkada DP World, kadib markii Shirkada DP World lacag ku kordhisay alaabta ay Ganacstadu kala soo degto Dekadda Berbera, gaar ahaan qalabka dhismaha,...

Cabdiraxmaan-Cirro Oo Magacaabay Xilal Muhiim Ah

Published on Jun 11 2017 // Warar
Cabdiraxmaan-Cirro Oo Magacaabay Xilal Muhiim Ah
Hargeysa(Geeska)- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xilal Kala duwan u magacaabay Masuuliyiin uu ku jiro gudoomiye ku xigeenka 2aad ee xisbiga Waddani Md. Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac. Xilalkan uu magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cirro ayaa waxa ka...

“Muuse; Dabadii Waxaan U Tartamayaa Hoggaanka KULMIYE”Wasiir Maxamed Aadan Qabo

Published on Jun 11 2017 // Warar
“Muuse; Dabadii Waxaan U Tartamayaa Hoggaanka KULMIYE”Wasiir Maxamed Aadan Qabo
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka qorshaynta qaranka Md. Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo), ayaa sheegay in marka uu Muuse Biixi dhamaysto kalkiisa uu isna noqon doono nin u tartama guddoomiyaha xisbiga KULMIYE. Wasiir Qabo oo u waramay weriye Badri oo ka tirsan Star TV, wuxuu sheegay in marka la isugu yimaado shirka...

“Sicir Bararka, Qabyaaladda Iyo Shuban Biyoodku Waa Aafo Qaran Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale

Published on Jun 11 2017 // Warar
“Sicir Bararka, Qabyaaladda Iyo Shuban Biyoodku Waa Aafo Qaran Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka Guddida Joogta ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale, ayaa aafo qaran ku tilmaamay qabyaalada, sicir bararka iyo shuban biyoodka ka taagan dalka, waxaanu sheegay in intaba loo baahan yahay in dadka laga sifeeyo, oo wax laga qabto. Guddoomiye ku...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 10 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan idin weydiiyay berigii uu Siilaanyo SNM madaxda u ahaa taloow maamulkiisu ma sidan maanta ayuu ahaa mise waagaas wuu dhaamay. Waxa kaloon idin weydiiyay miyaad maqasheen xabsiga ayaa la dhigay Askari madaxtooyada ka tirsan oo Ismaaciil Buubaa ka sii daayay kadinka madaxtooyada. Waar hooy yaan...

Golaha Wasiirada Oo La Soo Hordhigay In Somaliland Taageerto Xulafada Sucuudiga & UAE Iyo Dood Xaasaasi Ah Oo Sababtay In Dhexdhexaad La Noqdo

Published on Jun 10 2017 // Warar
Golaha Wasiirada Oo La Soo Hordhigay In  Somaliland Taageerto Xulafada Sucuudiga & UAE Iyo  Dood Xaasaasi Ah Oo Sababtay In Dhexdhexaad La Noqdo
Hargeysa(Geeska)-Shirkii golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ee khamiistii, ayaa waxa ka dhacday dood xaasaasi ahayd oo salka ku haysay doorka Somaliland ee khilaafka diblomaasiyadeed ee wadamada Khaliijka. Sida ay ilo xogogaali u sheegeen Geeska Afrika, shirkaas oo uu guddoominayay Madaxweyne...