GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 21 2018 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Qolyaha isu dhigga inay warbaahinta madaxbanaan ka difaacayaan xukuumadda, waxaan leeyahay; bal yaan la arkin beri ka maalin iyadoo oo ay warbaahintu idinka; idin difaacayso. Waa halkii Macalin Gaariye’e, Codkii dadka baahan Carooga saboolka Adduunka ku ciilan Anaa cudha haysta Anaa cabdilaahi Wargeys...

Dalalka Gobalka Oo Indho Feejigan Ku Eegaya Xaaladda Itoobiya Iyo Falanqaynta Shakhsiga Laga Yaabo Inuu Noqdo Raysalwasaare

Published on Feb 21 2018 // Warar
Dalalka Gobalka Oo Indho Feejigan  Ku Eegaya Xaaladda Itoobiya Iyo Falanqaynta Shakhsiga Laga Yaabo Inuu Noqdo Raysalwasaare
Hargeysa(Geeska)-Madaxda dawladaha gobalka Geeska Afrika ayaa indho feejigan ku eegaya xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Itoobiya ee ka dhalatay is casilaadda raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, oo u muuqatay inay ahayd mid kedis ah. Dalka Itoobiya oo ay dawladu ku soo rogtay xaalad deg deg...

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay 36 Guurada Ka Soo Wareegtay Dhagax-Tuurkii 1982

Published on Feb 21 2018 // Warar
Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay 36 Guurada Ka  Soo Wareegtay Dhagax-Tuurkii 1982
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland ee 20-ka Bisha Febarweri (February) ee sanadkii 1982-kii oo shalay ku beegnayd. Munaasibaddan oo lagu qabtay...

Qiimaha Sarrifka Lacagta Oo Suuqyada Hargeysa Kor Uga Kacay

Published on Feb 21 2018 // Warar
Qiimaha Sarrifka Lacagta Oo Suuqyada Hargeysa Kor Uga Kacay
Hargeysa(Geeska)-Qiimaha isku bedelka lacagta Somalialnd iyo lacagta dollarka ayaa saddexdii habeen ee u dambeeyay uu isbedel ku yimid, waxaana muuqata inuu sare u kacay sarrifku. Qiimaha sarrifka ayaa markaad sidato dollar ee aad doonayso lacagta Somalilnd oo loo yaqaano gacanta hore waxa boqolka dollar...

“100% Waan Soo Dhaweeynayaa In Wada Hadalada Dalka Turkiga Laga Soo Wareejiyo”

Published on Feb 21 2018 // Warar
“100%  Waan Soo  Dhaweeynayaa In Wada Hadalada  Dalka Turkiga Laga Soo Wareejiyo”
Hargeysa (Geeska)-Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo doorka dawladda Turkiga. Wasiirkii hore ee Gaashandhiga oo u waramay wargeyska Geeska Afrika mar uu ka hadlaayey sida uu u arko in Turkiga laga soo wareejiyo wada hadalada...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 20 2018 // Warar
Horta anigu siyaasi ma ihi, laakiin waxaan akhriyaa hadhkooda iyo waxay u jeedaan markay hadlayaan. Markaas waxaan siyaasiyiinta Somaliland leeyahay dardaarankii uu Obama ka tagay ee ahaa “Waar shacabkiina ha kala qaybinina xilliga ololaha, haddii aad kala qaybisaan waxa idinku adkaan doonta inaad...

Wejiga Cusub Ee Wada Hadalada Hargeysa & Muqdisho Iyo Qodobada Horyaala Madaxweyne Biixi

Published on Feb 20 2018 // Warar
Wejiga Cusub Ee  Wada Hadalada Hargeysa &  Muqdisho Iyo Qodobada  Horyaala Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isku raacay in dawladda Switzerland ay noqoto dalka cusub ee hoggaanka u qaban doona dhexdhexaadinta wada hadalada labada wadan. Qabsoomida wada hadallada Geneva ka furmi doona oo ay fududaynayso...

Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay In La Soo Bandhigo Cidda Lunsatay Lacagtii Mashruuca Xumbo-Weyne

Published on Feb 20 2018 // Warar
Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay  In La Soo Bandhigo Cidda Lunsatay Lacagtii Mashruuca Xumbo-Weyne
Hargeysa (Geeska)-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa mar kale si adag uga hadlay shirkadda Somaliland investment company ee dalka ka abuurtay doodda. Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, oo shalay Shir jaraa’iid ku qabtay Xafiiskiisa guud, ayaa sidoo kale ka hadlay Mashruuca Biyo balaadhinta Hargeysa ee...

Gacan Ka Hadal Iyo Buuq Shalay Ka Dhacay Shirkii Golaha Deegaanka Gabiley

Published on Feb 20 2018 // Warar
Gacan Ka Hadal Iyo Buuq  Shalay Ka Dhacay Shirkii Golaha Deegaanka Gabiley
Gabilay(Geeska)-Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee Gabiilay ayaa xoog lagaga saaray fadhigii golahaas taas oo buuq weyn dhalisay, kadib buuqaas xildhibaano la hadlay warbaahinta ayaa codsaday inuu madaxweynuu u soo diro hantidhawr si loo xaliyo dhibaatooyin dhanka musuqa ah oo ay la xidhiidha...

“Waxa Naga Go’an In Isbedel Iyo Horumar Aanu Ku Samayno Tayada Waxbarashada Ee Dalka”

Published on Feb 20 2018 // Warar
“Waxa Naga Go’an In Isbedel  Iyo Horumar Aanu Ku Samayno Tayada Waxbarashada Ee Dalka”
Wasiirka Wasaarada Waxbarashadah iyo Sayniska Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadah iyo Sayniska Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay xaalada waxbarasho ee dalka, waxaanu tilmaamay inay tayada waxbarashada ee dalka ay Xukuumad ahaan isbedel iyo horumar ku sameeyn...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay

Published on Feb 20 2018 // Warar
Madaxweynaha Somaliland  Oo Kulan La Qaatay Wefti  Ka Socda Qaramada Midoobay
Hargeysa (Geeska)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, ahna isu-duwaha arrimaha...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 18 2018 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Xukuumadan cusub ee bedeshay xukuumadii Siilaanyo, gaar ahaan qolada madaxtooyada gashay waxay moodayaan inay weli ku jiraan ololihii doorashada markaad eegto sida ay warbaahinta baraha bulshada u isticmaalayaan. Adeer Mujaahidku madaxweyne ayuu noqday, warkiisuna hal “il” oo keliya inuu ka soo...

Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysalwasaarihiisa Oo Uu Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Iyo Arrimaha Ay Isku Hayaan

Published on Feb 18 2018 // Warar
Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysalwasaarihiisa Oo Uu Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Iyo Arrimaha Ay Isku Hayaan
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Raysalwasaarihiisa Xasan Cali Khayre, ayaa waxa ka dhexeeya khilaaf siyaasadeed. Warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwasaare Khayre ay isku seegeen hawlaha siyaasadeed ee...

Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay Inay Somaliland Diyaar Ula Tahay Itoobiya Wixii Karaankeeda Ah Ee Ay Uga Baahato

Published on Feb 18 2018 // Warar
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay Inay Somaliland Diyaar Ula Tahay Itoobiya Wixii Karaankeeda Ah Ee Ay Uga Baahato
Hargeysa (Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay is casilaada Raysal-wasaaraha Itoobiya  Hailemariam Desalegn iyo xaalada ka taagan dalkaas. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale sheegay...

Wararkii U Dambeeyay Ee Xaaladda Dalka Itoobiya

Published on Feb 18 2018 // Warar
Wararkii U Dambeeyay  Ee Xaaladda Dalka Itoobiya
Dawladda Maraykanka ayaa si adag uga hortimid xaalad deg deg ah oo ay dawladda Itoobiya ku soo rogtay dalkaas, waxaanu Maraykanku sheegay inaanay xaalad deg deg ahi xal u noqon karin xaaladda ka taagan dalkaas, iyadoo ku talisay in la ixtiraamo xuquuqda dadka shacabka ah. Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay...

Jeclaan Lahaaye Qof Taladan Oo Kale I Siiya Intii Aanan Siyaasiga Noqon

Published on Feb 17 2018 // Warar
Jeclaan Lahaaye Qof Taladan Oo Kale I Siiya Intii Aanan Siyaasiga Noqon
Talo uu siyaasi Ruugcaddaa ahi Siiyey nin Dhalinyaro ah oo doonayey in uu siyaasadda ku biiro W/T: Kamaal A. Ali Waa warqad uu siyaasiga, aqoonyahanka iyo saxafiga ruugcaddaaga ah ee reer Kanada Michael Ignatieff, talo dhaxalgal ah ku siiyey nin dhalinyaro ah oo damacsanaa in uu siyaasadda ku biiro,...

Dab Iyo Cadho

Published on Feb 17 2018 // Warar
Dab Iyo Cadho
Aqalka Cad ee Trump gudihiisa, waxaa qoray Michael Wolfe waxaa turjumay Kamaal A. Cali (Q. 23aad) Muddo tobannaan sano ah oo uu soo shaqaynayey, Trump cidda uu ku tiirsanaa ee hawlaha u diranayey waxa ay ahaayeen adeegeyaal muddo dheer u soo shaqaynayey, dad wada shaqo-wadaag iyo jaal ay ahaayeen iyo...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 17 2018 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan idin weydiiyay ma idinku jirtaa cid aragtay warbixinta amni ee uu Maraykanku soo saaray. Sannadkan inaga ayaabay diiradda ina saareenee taloow maxay inagu arkeen nimanku. Xukuumadeenu uma muuqato inay warkaas haysee bal warbixinta nimankaas dhug haw yeelato oo aad ha u akhrido intay inagu mashquulinayso...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweyne Muuse Biixi Ka Taageerayso Hirgelinta Qorsheyaashiisa Horumarineed

Published on Feb 17 2018 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo  Sheegtay Inay Madaxweyne Muuse Biixi Ka  Taageerayso Hirgelinta Qorsheyaashiisa Horumarineed
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka taageerto dhinacyo badan oo muhiim ah, iyadoo xustay inay horeba gacan weyn uga gaysatay doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay ee kala duwanaa. Xildhibaan Lord Luce oo ka tirsan...

Kuma Ayaa Bedeli Doona Raysalwasaaraha Itoobiya Ee Is Casilay?

Published on Feb 17 2018 // Warar
Kuma Ayaa Bedeli Doona  Raysalwasaaraha Itoobiya Ee Is Casilay?
Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Waxase la qabaa in is casiladiisa ay keentay culaysyada siyaasadeed ee Itoobiya ka jira oo laga yaabo inaanu...

Falanqaynta Dr. Moha Ee Is Casilaada Raysalwasaaraha Itoobiya

Published on Feb 17 2018 // Warar
Falanqaynta Dr. Moha Ee Is Casilaada Raysalwasaaraha Itoobiya
Moha Faarax Jire ayaa shaaca ka qaaday in iscasilaada   ay keentay markii hogaaminta Raysal-wasaare Md. Hailemariam ku guuldaraysatay maaraynta xaaladahii taagnaa, oo sidii looga bartay Itoobiya degenaanshiyaha ku soo celiyo. Moha Faarax ayaa sheegtay in isbedelka xilligan ka dhacay Itoobiya ifafaale...

“Madaxweyne; Waa in Sharciga La Hor Keena Cidda Lunsatay Lacagtii Xumbo-Weyne”

Published on Feb 17 2018 // Warar
“Madaxweyne; Waa in  Sharciga La Hor Keena Cidda  Lunsatay Lacagtii Xumbo-Weyne”
Cabdi Haybe Maxamed Hargeysa (Geeska)-Cabdi Haybe Maxamed, oo Xukuumaddii Daahir Rayaale ka soo qabtay xilka Wasiirnimo ee Wasaaraddaha Caafimaadka iyo Beeraha, haddana ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu talaabo sharciya ka qaado oo uu Maxkamad soo taago...

Suldaan Xasan Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Ay Abaaruhu Hayaan

Published on Feb 17 2018 // Warar
Suldaan Xasan Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Ay Abaaruhu Hayaan
Hargeysa (Geeska)-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, kana mid ah madax-dhaqameedka dalka, ayaa ka hadlay abaarta ka taagan deegaanada qaar, waxaanu ku baaqay in loo gurmado oo la caawiyo dadka ay abaaruhu hayaan, gurmad deg deg ahna lala gaadho. Suldaanka...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 15 2018 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan maqlay inay Qaramada Midoobay baadhayso lacag ay tidhi shacabka Somaliland ayaa laga dhacay oo waxa ka dhacay dad xilal xukuumadeed qabtay oo waxaanu daba soconaa dalalka ay dhigteen oo ay Jordan u sokayso. Waar nimanku wanaagsanaa ayaan dabadeed idhi, bal intaasuun ha inoo soo celiyaan oo dabadeed...

Dawladda Djibouti Oo Wada Tashi Ku Saabsan Kulanka Biixi Iyo Farmaajo Ugu Yeedhatay Xasan Sheekh Maxamuud

Published on Feb 15 2018 // Warar
Dawladda Djibouti Oo  Wada Tashi Ku Saabsan Kulanka Biixi Iyo  Farmaajo Ugu Yeedhatay Xasan Sheekh Maxamuud
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Djibouti ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ugu yeedhay wada tashi ku saabsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo kulanka la filayo inuu dhex maro madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Warar xogogaala oo uu...

“Waa In Madaxweynuhu Guddi Xaqiiqo Raadis Ah U Saaro Mashruuca Xumbo Weyne, Cidkasta Oo Hawshaasi Gashana Sharciga La Mariyo”

Published on Feb 15 2018 // Warar
“Waa In Madaxweynuhu  Guddi Xaqiiqo Raadis  Ah U Saaro Mashruuca Xumbo Weyne, Cidkasta  Oo Hawshaasi Gashana Sharciga La Mariyo”
Hargeysa(Geeska)-Maareeyihii hore ee wakaaladda biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu guddi xaqiiqo raadis ah u saaro mashruuca xumbo weyne ee fashilmay. Qoraal uu Ibraahim Siyaad qoray ayaa waxa kale oo uu kaga hadlay mashruucaas iyo waxyaabaha uu...

Sheekh Cismaan Oo Ka Digay Halista Ka Dhalanaysa Xuska Maalinta Jacaylka Oo La Sameeyo

Published on Feb 15 2018 // Warar
Sheekh Cismaan Oo Ka Digay Halista Ka Dhalanaysa Xuska Maalinta Jacaylka Oo La Sameeyo
Hargeysa (Geeska)-Sheekh Cismaan Cali Xuseen, oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka digay maalinta jacaylka adduunka, waxaanu bulshada kula taliyay in la raaco dariiqada saxda ah ee ALLE adoomihiisa faray. Sheekh Cismaan Cali Xuseen, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo ku taliyey...

Cabdilaahi Jawaan Oo Soo Jeediyey Talo Ku Saabsan Wada Hadalada Djibouti Ku Qabsoomya

Published on Feb 15 2018 // Warar
Cabdilaahi Jawaan Oo Soo Jeediyey Talo Ku Saabsan Wada Hadalada Djibouti Ku Qabsoomya
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyihii ugu horeeyey ee Komishanka Doorashooyinka ee ugu horeeyey dalka Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan), ayaa soo dhaweeyey wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la filayo in Jabuuti lagu qabto, waxaanu xusay inay Jabuuti tahay Wadan dhex ka noqon kara wada...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 14 2018 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta mujaahidka taloow xukuumadda ma waxa la dhisay dad u soo shaqeeyay NGO-yada dunida ilayn magacii wasaaradaha waa tan laga horaysiiyay horumarin aan ujeedo iyo ka jeedo midna lahayne. Waxaynu naqaanay wasaaradda caafimaadka iyo horumarinta bulshada, wasaaradda maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha....

“Waxa Yididiilo Leh In Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo Ay Sheegeen In Isfaham Lagu Xalin Doono Xiisada Somaliland Iyo Puntland”

Published on Feb 14 2018 // Warar
“Waxa Yididiilo Leh In Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo Ay Sheegeen In Isfaham  Lagu Xalin Doono Xiisada Somaliland Iyo Puntland”
Hargeysa(Geeska)-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Micheal Keating, ayaa soo dhaweeyay in Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ay ka go’antahay in xiisadda gobalka Sool ka taagan ee u dhaxaysa Somaliland iyo puntland...

“Madaxweynuhu Wuu Ka Warqabaa Hawsha Somaliland Investment Company”

Published on Feb 14 2018 // Warar
“Madaxweynuhu Wuu Ka Warqabaa Hawsha Somaliland Investment Company”
Dr Sacad Cali Shire Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa mar kale difaacay shirkadda maalgashiga ee Somaliland Investment company oo dood xaasaasi ah oo siyaasadeed dalka ka abuurtay. Wasiir Sacad Cali Shire oo la hadlay Geeska Afrika, wuxuu sheegay in Madaxweyne...

Hargeysa: Qiimaha Jaadka Oo Qaaliyoobay Ayaa Sababay In La Isku Dayo In La Boobo

Published on Feb 14 2018 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Qiimaha jaadka ayaa aad sare ugu kacay labadii maalmood ee ugu danbeeyay suuqyada magaalada Hargeysa, waxaanu qiimaha jaadka ee kor u kacay sababay in shalay la boobo, waxaana goobaha qaadka joogay ciidamo Boolis ah si aan loo boobin. Jaadka jabiska loo yaqaano ayaa uu geedkiisu sare...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!