Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Maraysa Meel Adag Iyo Liiska Xidigaha Loolanka Adagi Ka Dhexeeyo

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Maraysa Meel Adag Iyo Liiska Xidigaha Loolanka Adagi Ka Dhexeeyo
  Tartanka adag ee loogu jiro kabta dahabka ah ee gool dhalinta Yurub ayaa maraysa meel aad iyo aad u xiiso badan waxaana jira xidigo badan oo rajo ka qaba in ay xili ciyaareedkan ku guulaysan karaan. Waxaana xiisahan cusub sii abuuray saddex xidig oo todobaadkan min afar gool ka dhaliyay horyaalada...

Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.
  Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ka hadlay natiijada ka soo baxday isku aadkii laga sameeyay wareega siddeed dhamaadka tartanka UEFA Champions League-ga, isla markaana ay kooxdiisa kaga beegantay dhigeeda Juventus.Zinedine Zidane ayaa wuxuu Juventus maaliyadeedu xidhnaa...

Xidigee Sanadka 2018-ka Jabin Kara Saxeexa Ugu Qaalisan Ee Lakala Iibsado?

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Xidigee Sanadka 2018-ka Jabin Kara Saxeexa Ugu Qaalisan Ee Lakala Iibsado?
    Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January ayaa furan waxaana xili ciyaareed kasta dhamaadkiisa markale dib u furma suuqa kala iibiga ugu wayn ee xagaaga, waxaana sanad walba jira saxiixyo waa wayn oo ay kooxaha Yurub sameeyaan kuwaas oo ciwaanada ugu waa wayn ee saxaafada qabsada. Haddaba...

Halkay Maraysaa Arinta Philippe Coutinho Ee Kooxda Barcelona?

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Halkay Maraysaa  Arinta Philippe Coutinho Ee Kooxda Barcelona?
      Wararka xanta ee Philippe Coutinho la xidhiidhinayo Barcelona ayaa mar kale cirka galay madaama la galay bisha January ee suuqa kala iibsiga, waxaana la fahamsan yahay in kooxda ka dhisan Camp Nou ay sameyn doonto isku day kale madaama ay ku fashilmeen raacdadii ay u galeen intii lagu...

Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario
Manchester United ayaa u dhaqaaqi doonta soo xerogalinta xidiga ku rafaadsan garoonka San Siro Ee Joao Mario, balse waxey kaliya talaabadaas qaadi kartaa marka uu kooxda ka baxo Henrikh Mkhitaryan sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya Ingiriiska.Kabtanka xulka Armenia Herikh Mkhitaryan waxaa la...

Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar
Thomas Lemar ayaa ogolaaday inuu ku biiro Liverpool si uu badal buuxa ugu noqdo xidiga reer Brazil ee Philippe Coutinho kaas oo ku dhaw inuu ku biro kooxda Barcelona sida ay baahisay shabakadda Yaahoo Sport.Barcelona waxaa ka go’an iney Philippe Coutinho lasoo saxeexdaan si walba oo ay xaalada noqoto...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.
  Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan ku guulaysiga koobabka ay u tartamayaan iyo waliba ku soo bixitaanka kaalmaha sare ee UEFA Champions League looga qayb galo iyada oo jiraan kooxo haddaba...

Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.
    Saxaafada Caalamka iyo kuwa maxaliga ah ee dalka Spain ayaa si wayn uga falceliyay kulankii El Clasico-da ee Santiago Bernabeu ku dhex maray kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kaas oo ay kooxda ay Valverde 3-0 ugu awood sheegatay kooxda koobka La Liga difaacanaysa ee Real Madrid. Saddex...

Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola
  Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu daboolka ka qaaday shalay oo Sabti ahayd In weeraryahanka reer Argantina Sergio Aguero uu go’aansaday inuu isaga dhaqaaqo Manchester City, sababa la xidhiidha khilaafaadka joogtada ah ee soo kala dhex galay isaga iyo Pep Guardiola.Sergio Aguero...

Barcelona Oo £132m U Ku Iibsanaysa Philippe Coutinho Maalmo Kadib

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Barcelona Oo £132m U Ku Iibsanaysa  Philippe Coutinho Maalmo Kadib
Kooxda Barcelona ayaa damacsan inay ku bixiso lacag gaadhaysa £132million heshiiska ii bee ciyaaryahanka naadiga Liverpool, Philippe Coutinho maalmaha ugu horeeya bisha January, sidaasna waxaa xaqiijiyey warar cusub oo warbaahintu ka heshay gudaha wadanka Spain.Majalada ‘The Sport newspaper’ ayaa...

Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan
  Sky Sports ayaa soo dhamaystiray liiska 100 ka ciyaartoy ee sanadkan 2017 aduunka ugu fiican kadib markii uu maalmihii ugu danbeeyay si taxane ah u soo gudbinayay liiskan waxaana hadda lasoo Gaadhay ciyaartoy kasta oo ka mid ah 100 xidig ee aduunka ugu fiican sanadkan 2017 iyo kaalinta uu ka...

Mo Faarax Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Shakhsiga Ugu Wanaagsan Ciyaaraha Sannadka 2017-ka

Published on Dec 20 2017 // Ciyaaro
Mo Faarax Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Shakhsiga Ugu Wanaagsan Ciyaaraha Sannadka 2017-ka
Orodyahanka u dhashay Somaliland una orda wadanka Ingiriiska ee Maxamed Faraax oo hore dhawr jeer ugu guulaystay oradka 10,000 ee mitir ee adduunka ayaa ku guulaystay abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan dhanka ciyaaraha ee BBC sannadka 2017ka.34 jirkan ayaa markii saddexaad oo xidhiidha ah ku guulaysay...

Zidane Oo Dhigay Rikoodh Cusub Iyo Real Madrid Kaga Horaysa Dhigeeda Kooxda Barcelona

Published on Dec 20 2017 // Ciyaaro
Zidane Oo Dhigay Rikoodh Cusub Iyo Real Madrid Kaga Horaysa Dhigeeda Kooxda Barcelona
  Zinedine Zidane ayaa awooday inuu mudo dhan laba sano uu ku hogaamiyo Real Madrid inay ka sara marto dhigeeda kooxda Barcelona, wuxuuna xilfaltanka labada kooxdood ee kubada cagta dalka Spain sii xoogan tan iyo markii uu shaqada kooxda reer Catalonia la wareegay ninka ree Spain ee Pep Guardiola.Macalinka...

Ciyaartooyada Kooxda Real Madrid Oo Lagu Abaalmariyay Min 2 Milyan Euro Ka Dib Markii Ay Kooxda U Qaadeen Shan Koob Sannadkan

Published on Dec 19 2017 // Ciyaaro
Ciyaartooyada Kooxda Real Madrid Oo Lagu Abaalmariyay Min 2 Milyan Euro Ka Dib Markii Ay Kooxda U Qaadeen Shan Koob Sannadkan
      Ka dib markii ay ku guuleysteen shan koob oo ka mid ah lix koob oo ay u tartameen, ciyaartoyda Real Madrid ayaa helay  abaalmarin midkiiba loo siiyay 2 milayn euro sannadkan 2017, waana lacagtii ugu badneyd ee ay kooxdu bixiso.Lacagta ugu badan ee abaalmarinta waxa ay ku muteysteen...

Henrikh Mkhitaryan Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man United

Published on Dec 19 2017 // Ciyaaro
Henrikh Mkhitaryan Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man United
Warbaahinta gudaha dalka talyaaniga ayaa waxay daboolka ka qaadeen in kooxda Inter Milan ay si xoogan u xiiseeneyso lasoo wareegida laacibka reer Armenia Henrikh Mkhitaryan, kadib marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha January ee soo aadan. Henrikh Mkhitaryan ayaa ku qaadanaya xili ciyaareedkan garoonka...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka
Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa horyaalka ee City ayaa kaalinta todobaad ka soo gashay kooxaha Premier League ee sannadkan 2017 lagu raadiyay Google ee UK gudaheeda...

Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”
  Xidiga reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa ku tilmaamay tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola ‘tababarihii ugu ciyaalsanaa ee uu abid la soo shaqeeyay.’ Kooxda reer Catalans ayaa 60 milyan euro ku qarashareysay weeraryahanka reer Sweden markii ay kala soo wareegeen Inter Milan sannadii...

Xidhiidhka Kubbada Cagta Germany Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Ciyaartooyada Qaranka Abaal Marinta U Siin Doonaan Koobka Aduunka.

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Xidhiidhka Kubbada Cagta Germany Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Ciyaartooyada Qaranka Abaal Marinta U Siin Doonaan Koobka Aduunka.
      Xidhiidhka kubbada cagta Germany ee DFB ayaa si rasmi ah u shaaciyay dhaqaalaha ay ku abaal marin doonaan ciyaartoyda xulka qarankooda marka uu sanadka cusub ee fooda inagu soo haya koobka aduunku uu ka furmo Russia. Xulka qaranka Germany ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan koobka aduunka...

Isku Aadka Wareega 16ka Kooxood Ee Copa Del Rey Oo La Sameeyay

Published on Dec 06 2017 // Ciyaaro
Isku Aadka Wareega 16ka Kooxood Ee Copa Del Rey Oo La Sameeyay
Kooxda difaacaneysa koobka ee Barcelona ayaa wareega 16ka waxa ay isku arki doonaan kooxda horyaalka La Liga ay ka wada dhisan yihiin ee Celta Vigo kuwaasoo kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka barbaro 2-2 ah ku qabtay Blaugrana, kulanka lugta hore ee wareega 16ka waxaa marti loo noqon doonta kooxda Celta...

Waa Kuwee Qaramada Xaqiijiyey ilaa Hada Inay U Soo Baxaan Koobka Aduunka Ee 2018-ka?

Published on Sep 08 2017 // Ciyaaro
Waa Kuwee Qaramada Xaqiijiyey ilaa Hada Inay U Soo Baxaan Koobka Aduunka Ee 2018-ka?
      Waxa maalmihii ugu dambeeyey socday ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee sanadka dambe lagu qaban doono wadanka Ruushka, waxaana ilaa hadda xaqiijiyey inay u soo baxaan tartankaasi shan wadan, kuwaas oo Ruushka kula biiri doona loolanka loo gali doono koobka adduunka.Wadanka Brazil oo shan...

Maxaad Kala Socotaa  Kooxda Ugu Qaalisan Saaxada Kubada Cagta Ee Wakhtigan?

Published on Sep 08 2017 // Ciyaaro, Warar
Maxaad Kala Socotaa  Kooxda Ugu Qaalisan Saaxada Kubada Cagta Ee Wakhtigan?
England (Geeska) Badanka way adkaataa in kooxda ciyaartooyada ugu qaalisani joogaan la odoroso, balse hadana marka loo eego qiimaha ciyaartooyadeeda lagu heli karo waa wax iska fudud. Waxaana booskan badi ku loolama labada naadi ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid oo la odhan karo wakhtigan waa...

Liiska Xidigaha U Tartami Doona Abaalmarinta Xidiga Adduunka Ee FIFA Oo La Shaaciyey

Published on Aug 21 2017 // Ciyaaro
Liiska Xidigaha U Tartami Doona Abaalmarinta Xidiga Adduunka Ee FIFA Oo La Shaaciyey
 Xidigaha u tartami doona xidiga adduunka ee FIFA ayaa lasoo saaray waxaana ka dhex muuqda xidigo dhawra oo uu ku jira xidig kaliya ee kasoo jeeda qaarada Afrika Aubameyang. Weerar yahanka reer Gabon Pierre-Emerick Aubameyang iyo Florence Omagbemi oo ah tababaraha kooxda kubadda cagta haweenka...

Gudoomiyihii Xidhiidhka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Published on Aug 18 2017 // Ciyaaro
Gudoomiyihii Xidhiidhka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho
        Gudoomiyihii guddida garsoorayaasha xidhiidhka kubada cagta ee dalka Soomaaliya  Cismaan Jaamac Diraac ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.    Marxuun Cismaan Jaamac Diraac ayey dablay hubaysani dileen ka dib markii uu ka soo laabtay masaajid uu ku tukaday...

PSG Oo Maalin Kaliya Ku Iibisay 10,000 Oo Funaanada Xidiga Neymar

Published on Aug 17 2017 // Ciyaaro
PSG Oo Maalin Kaliya Ku Iibisay 10,000 Oo Funaanada Xidiga Neymar
Kooxda PSG ayaa dhawaan la wareegtay xidiga reer Brazil ee Neymar iyadoo ku iibsatay lacagtii ugu badnayd ee ciyaartooy lakala siisto. Haddaba kooxdan reer France ayaa soo shaac saartay dalabka funaanada/garanka lambar 10 ka ah ee xidigan magaciisu ku xardhan yahay oo aad looga iibsanayey magaalada...

Mustaqbalka Tabobare Antonio Conte Ee Chelsea Oo Mugdi Galay

Published on Aug 17 2017 // Ciyaaro
Mustaqbalka Tabobare Antonio Conte Ee Chelsea Oo Mugdi Galay
  Xaalada mustaqbalka Antonio Conte ee kooxdiisa Chelsea ayuu shaki cusubi sii galaya kadib markii ay Blues xili ciyaareedkan ay qaab ciyaareed xun ku bilaabtay isla markaana ay guuldaro ka soo gaadhay kooxda Burnley wuxuuna Conte si xun uga cadhaysan yahay in ayna maamulka kooxdiisu Stamford Bridge...

Ganacsade Chinese ah Oo Iibsaday Kooxda Southampton

Published on Aug 16 2017 // Ciyaaro
Ganacsade Chinese ah Oo Iibsaday Kooxda Southampton
    Jisheng Gao oo ah ganacsade Shiinays ah iyo qoyskiisa ayaa dhamaystiray heshiiskii ay ku iibsan lahaayeen kooxda Southampton 80%.Bishii January ayay shirkadda Lander Sports Development ee uu leeyahay Gao sheegtay in iibka lagu heshiiyay, laakiin la wareegitaankani uu hadda yahay maalgalin...

Barcelona Oo Lasoo Wareegtay Xidiga Khadka Dhexe Ee Paulinho: “Ma Buuxin Karaa Booskii uu Baneeyey Neymar”

Published on Aug 16 2017 // Ciyaaro
Barcelona Oo  Lasoo Wareegtay Xidiga Khadka Dhexe Ee Paulinho: “Ma Buuxin Karaa Booskii uu Baneeyey Neymar”
  Kooxda Barcelona ayaa qaaday talaabadii ugu horaysay kadib guuldaradii kasoo gaadhay Real Madrid oo ay Tabtay xidigooodii Neymar, waxaanay lasoo saxeexatay ciyaartooy kale oo reer Brazil ah.Barcelona ayaa heshiis la gashay laacibka khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda reer China ee...

Gary Neville: “Manchester United Wali Waxay U Baahan Tahay Ciyaartooy Cusub”

Published on Aug 16 2017 // Ciyaaro
Gary Neville: “Manchester United Wali Waxay U Baahan Tahay Ciyaartooy Cusub”
  Halyeeygii hore kooxda Manchester United Gary Neville ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in wali kooxdiisa ay u baahan tahay in dib ay ugu labato Suuqa iibsiga ciyaartooyada kahor intaanu xidhmin suuqan xagaaga, Si ay Man United ay u noqoto koox dagaalan xoogan u gali karta dhamaan tartamada ay qeybta...

UEFA Oo Shaacisay Sadexda Xidig Ee Isugu Soo Hadhay Abaalmarinta Xidiga Yurub

Published on Aug 16 2017 // Ciyaaro
UEFA Oo Shaacisay Sadexda Xidig Ee Isugu Soo Hadhay Abaalmarinta Xidiga Yurub
UEFA Oo Shaacisay Sadexda Xidig Ee Isugu Soo Hadhay Abaalmarinta Xidiga Yurub Xidhiidhka kubada cagta qaaradda yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah usoo saaray liiska sadexda musharax ee ugu dambeynta ku tartami doona abaalmarinta xidiga ugu fiican qaaradda yurub ee la bixin doono 24-ka bisha August markaas...

Liiska Ciyaartooyada Lakala Iibsiday Muddadii Uu Suuqa Kala Iibsigu Furnaa

Published on Aug 07 2017 // Ciyaaro
Liiska Ciyaartooyada Lakala Iibsiday Muddadii Uu Suuqa Kala Iibsigu Furnaa
Suuqa kala iibsiga ciyaartooyada ayaa maraya meeshii ugu saraysay, waxaana kooxuhu u kala horaynayaan ama u kala tartamayaan saxeexa ama iibka xidigo muuq iyo magac ku leh saaxada kubadda cagta. Haddaba waxaanu halkn idiinku soo koobnay liiska ciyaartoyda ugu muhiimsan ee ay kooxaha yurub ilaa hadda...

Mo Farah Oo Sii Wata Guulihiisii Markii Afaraad Oo Xidhiidh ahna Ku Guulaysta Biladda 10,000 Ee Mitir

Published on Aug 07 2017 // Ciyaaro
Mo Farah Oo Sii Wata Guulihiisii Markii Afaraad Oo Xidhiidh ahna Ku Guulaysta Biladda 10,000 Ee Mitir
Orodyahanka dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland ee Mo Farah ayaa markii afraad oo xidhiidhka ah ku guuleystay biladda dahabka ah ee orodka 10,000 mitir oo uu noqday ninka dunida ugu dheereeya, kaddib markii uu bandhig cajiib ah kaga goostay orodyahanaddii kale ee iskugu tegay garoonka London Stadium.Orodyahankan...

Liiska Xidigo Caana Oo La Filayo Inay Dib Ugu Soo Noqdaan Horyaalka Premeir League-ga

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Liiska Xidigo Caana Oo La Filayo Inay Dib Ugu Soo Noqdaan Horyaalka Premeir League-ga
  Horyaalka wadanka Ingiriisa ee Premier League-ga ayaa kamid ah horyaalada caalamada kuwa ugu caansan, waxaana jira xidigo magac iyo sumcad wayn ku leh kubadda cagta oo ka xamaasha horyaalkan,gaar ahaana kuwo kasoo hayaamay qaaradaha Laatin Amerika iyo Afrika. Mar lasameeyey xog ururin iyo codod...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!