Alle Dartii Walaal U Caawi

0
3327

Xariir Maxamed Cige, waa aabbaha dhalay Rooble Xariir Maxamed oo baaralays ah.

Rooble waa Wiil yar oo 8 sano jir ah, muddada uu jirayna u jiifay xannuun.

Waalidka Rooble dhalay oo xanuunka ilmahooda dhakhaatiirtu u sheegeen inaan dalka waxba lagaga qaban karin, waxay Shacabka Somaliland, Soomaaliyeed iyo Muslimiintaba ka codsanayaan inay alle dartii u caawiyaan si ay dhakhtar dibadeed ula aadaan ilmahooda muddada xanuunka u jiifay. Waxaana lagala xidhiidhi karaa Talefoon: 00252 634485567

Rooble Waa Wiil yar oo dhibaataysan una baahan gargaar, Alle dartii walaal aynu u caawino si uu alle inoogu barakeeyo maalkeena.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here