Habab Aad Subaxda Hore Firfircooni Ku Heli Karto Adiga Oo Aan U Baahan Bun Aad Caajiska Hurdada Ku Duuliso

Published on Oct 25 2016 // Editorial/Staff Writer
Habab Aad Subaxda Hore Firfircooni Ku Heli Karto Adiga  Oo Aan U Baahan Bun Aad Caajiska Hurdada Ku Duuliso
Hargeysa (Geeska)- Qof kasta oo subaxda hore toosaa waxa uu inta badan dareemaa in uu u baahan yahay firfircooni dheeraad ah iyo in uu jidhka ku furfuro si caajiskii hurdadu uga wada kaco, waana sababta ugu badan ee ay dadku subaxda hore u cabbaan bunka. Laakiin dhibaatada jirta ayaa ah in dad badani...

Milicsiga Wargeyska Danjire Nicholas Kay: Uur Xumaanu Ku Sagootiyaynaa

Published on Dec 30 2015 // Editorial/Staff Writer, Warar
Milicsiga Wargeyska Danjire Nicholas Kay:  Uur Xumaanu Ku Sagootiyaynaa
Danjire Nicholas Kay, ergayga Qaramada Midoobay Salaasadii shalay ayuu si toos ah uga ambo baxay gobalka Geeska Afrika, waxaana u dhammaaday laba sannadood oo uu wakiil u ahaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon. Labadaas sanadood ee uu danjiruhu joogay gobalka, wuxuu magaalada Hargeysa...

Kalluun Laga Rajo Qabo In Dadka Uu U Suurtogeliyo Ilkaha Weynida Ku Dhacaa In Ay Marar Kale Soo Baxaan

Published on Nov 03 2015 // Editorial/Staff Writer
Kalluun Laga Rajo Qabo In Dadka Uu U Suurtogeliyo  Ilkaha Weynida Ku Dhacaa In Ay Marar Kale Soo Baxaan
Hargeysa (Geeska)- Qiyaas ahaan boqolkiiba 30 dadka da’doodu ay ka weyn tahay 65 sano ee dunida oo dhan waxaa ka dhacay ilkaha, haayadda caafimaadka adduunku ee WHO xalka keliya ee ay illaa imika haysaana waa in qofku ilkaha ka daatay ku beddesho kuwo samays ah. Waxa se jira rajo ay qaar ka mid...

Dadka 60 Jir Ka Weyn Oo La Filayo In Ay 2050 Tiradoodu Gaadho 2 Bilyan Iyo Cabsida Dalal Badan Ay Ku Hayso

Published on Oct 08 2015 // Editorial/Staff Writer
Dadka 60 Jir Ka Weyn Oo La Filayo In Ay 2050 Tiradoodu Gaadho 2 Bilyan Iyo Cabsida Dalal Badan Ay Ku Hayso
New York (Geeska)- Qaramada Midoobey ayaa saadaalinaysa in tirada dadka da’doodu Lixdanka sano ka weyn tahay ay sannadka 2030ka gaadhi doonto ku dhowaad 1.4 Bilyan oo ruux, halka sannadka 2050ka lagu wado in tiradaasi ay noqoto Laba Bilyan oo ruux. Arrintaas oo qasab ka dhigaysa in hadda laga...

Jeclaan Lahaayee Qof Taladan Oo Kale I Siiya Intii Aanan Siyaasiga Noqon (Turjumaddii: Kamaal A. Cali (Q:2)

Published on Feb 14 2015 // Editorial/Staff Writer, Warar
Jeclaan Lahaayee  Qof Taladan Oo Kale I Siiya  Intii Aanan Siyaasiga Noqon (Turjumaddii: Kamaal A. Cali (Q:2)
Isla marka aad madaxa geliso (Siyaasadda) waxa aad garanaysaa in labada jid ee keliya ee kuu furani ay yihiin dagaallan ama duul (Baxso). Waxa aan siyaasadda galay aniga oo u malaynaya, in haddii aan la imaaddo dood iyo xujo niyadwanaag iyo daacadnimo iga ah, aan heli doono cid i dhegeysata. Waa male...

Jeclaan Lahaayee Qof Taladan Oo Kale I Siiya Intii Aanan Siyaasiga Noqon: Turjumaddii: Kamaal A. Cali (Q:1)

Published on Feb 12 2015 // Editorial/Staff Writer, Warar
Jeclaan Lahaayee  Qof Taladan Oo Kale I Siiya  Intii Aanan Siyaasiga Noqon: Turjumaddii: Kamaal A. Cali (Q:1)
Talo uu siyaasi Ruug-caddaa ahi Siiyey nin Dhalinyaro ah oo doonayey in uu siyaasadda ku biiro Qormadan oo taxane kooban ah waxa uu Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayaa warqad uu siyaasiga, aqoonyahanka iyo saxafiga ruug cadaaga ah ee reer Canada Michael Ignatieff talo dhaxalgal ah ku...

Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW) Kamaal A. Cali Q:4aad una dambaysay

Published on Feb 04 2015 // Editorial/Staff Writer, Maqaalo, Warar
Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW) Kamaal A. Cali  Q:4aad una dambaysay
Gunaanad: Xilligii uu socday dagaalkii Uxud oo Muslimiinta lagaga gacan sarreeyey ayaa uu ciidankii muslimiintu kala firdhaday, illaa ay gaadhay in nebiga (SCW) oo dhaawac fudud soo gaadhay ay asxaabta badankoodu ka kala yaaceen, Nebigu waxa uu maalintaas ku celcelinayey ereyada ay ka mid yihiin, “Waar...

Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW) Kamaal A. Cali (Q:3aad)

Published on Feb 01 2015 // Editorial/Staff Writer, Maqaalo, Warar
Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW) Kamaal A. Cali (Q:3aad)
Bishii Afaraad ee 2004ta mar uu raysalwasaarihii Ingiriiska Tony Blair guriga Cad kula kulmay madaxweynihii Maraykanka ee xilligaas George W. Bush, ayaa warqad si sir ah uga soo baxday arrimihii ay ka wada hadleen oo ay baahisay warbaahinta waaweyn ee dunida qaarkeed, waxaa lagu ogaaday in Bush uu saaxiibkii...

Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW): Kamaal A. Cali (Q:2aad)

Published on Jan 31 2015 // Editorial/Staff Writer, Maqaalo, Warar
Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW): Kamaal A. Cali (Q:2aad)
Is-diiddooyinka aragtida reer galbeedka ee xorriyadda hadalka Waxa keliya ee sawirgacmeedyadan aflagaadada ahi caddaynayaan waa ceeryaanta awalba inoo muuqatay ee ku gedaaman nooca ay tahay xorriyadda ay ku andacoodaan, dunidana ugu baaqaan. Dhinaca kalana waa hal dersi oo aynu ka baranayno sida uu damiirkii...

Aarsiga Dulmanaha, Markeenna Uma Adkaysan Karno: Kamaal A. Cali

Published on Dec 17 2014 // Editorial/Staff Writer, Warar
Aarsiga Dulmanaha, Markeenna Uma Adkaysan Karno: Kamaal A. Cali
Cabdi (Ma’aha magaciisa runta ah) naafonimo buuxda oo lugaha ka fadhiisisay ayaa uu ku soo dhashay, konton sano oo uu cimrigiisu jirayna ereyo geliyey dareen naxariiseed oo xusuus mudan iyo daryeel kalama uu kulmin cid ka baxsan labadiisa waalid, sidaa awgeed umaba haysto in dunida maanta naxariis...

Maamulaha Qallafsani Waxa Uu Sababaa In Qofka Shaqaalaha ah Miisaankiisu Uu Aad U Kordho

Published on Dec 06 2014 // Editorial/Staff Writer
Maamulaha Qallafsani Waxa Uu Sababaa In  Qofka Shaqaalaha ah Miisaankiisu Uu Aad U Kordho
London (Geeska)- Cilmi baadhis dhowaan natiijadeedu soo baxday oo lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa daahfurtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo korodhka saayidka ah ee miisaanka qofka shaqaalaha ah iyo hab-dhaqanka maamulaha uu u shaqeeyo ama shaqada uu hayo wanaaggeeda iyo xumaanteeda. Cilmi-baadhayaashu...

Cilmi Ale: Ilmo Yar Oo Luqunta Geriga Oo Kale Yeeshay Iyo Qaaba Ay Dhakhaatiirtu U Daweeyeen

Published on Aug 31 2014 // Editorial/Staff Writer
Cilmi Ale: Ilmo Yar Oo Luqunta Geriga Oo Kale  Yeeshay Iyo Qaaba Ay Dhakhaatiirtu U Daweeyeen
Beijing (Geeska)- Fu Wengui, oo ahaa wiil 15 sano jir ah oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa hadda kadib awoodi doona in uu mar labaad dib si caadiya ugu tallaabsado, kadib markii uu muddo dheer ay socodka ka naafaysay luquntiisa (Qoortiisa) oo inta dabiiciga ah ka dheer. Wiilkan oo lagu naanayso wiilka...

Waxa Uu Dhintay Markii Uu Isku Dayey In Uu Gacmihiisa Ku Qabto Gabadh Uu Jeclaa Oo Fooq Iska Soo Tuurtay

Published on Aug 31 2014 // Editorial/Staff Writer
Beijing (Geeska)- Nin u dhashay dalka China ayaa geeriyooday kadib markii uu qabtay gabadh uu aad u jeclaa oo isku dayday in ay nafteeda khaarajiso. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay wakaaladda wararka ee dalka China, ayaa sheegaya in ninkan oo magaciisa la odhan jiray Wang uu isaga oo dhulka...

Ereyadii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Ay Ku Tiraabeen Ciyaartoyga Kubadda Cagta Adduunka Brazil 2014 (4)

Published on Jul 15 2014 // Editorial/Staff Writer
Ereyadii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Ay Ku  Tiraabeen Ciyaartoyga Kubadda Cagta Adduunka Brazil 2014 (4)
Brasilia (Geeska)- Waa qormadii Afaraad ee taxanihii uu wargeyska Geeska Afrika ka soo xigtay degel lagu faalleeyo ciyaaraha adduunka oo lagu magacaabo Sports Arabia ayaa waxa aynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah eereyada dhegaha dadka soo jiitay ee ka soo yeedhay ciyaartoyga kala duwan ee ka qayb...

Habluhu Marka Aanay Wiilasha La Fasalka Ahayn Ayaa Ay Natiijada Imtixaankoodu Sarraysaa

Published on Jun 29 2014 // Editorial/Staff Writer
Hargeysa (Geeska)- Cilmi-baadhis ay samaysay jaamacadda Brown ee dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in dumarku ay imtixaannada darajooyin fiican keenaan marka ay fasalka hablaha keliya ku dhiganayaan, tijaabooyin ay cilmi-baadhayaashu arday kala duwan ku sameeyeen ayaa lagu ogaaday in hablaha imtixaanka...

Madaxweyne; Bal Garsoorkuna; Yaanu Sanka Caano Ka Keenin

Published on Mar 04 2014 // Editorial/Staff Writer, Warar
Madaxweyne; Bal Garsoorkuna; Yaanu Sanka Caano Ka Keenin
Eedayntii ay madaxda hay’adaha garsoorka iyo qaar ka mid ah garsoorayaasha maxkamadda Hargeysa ay u jeediyeen xukuumadda, gaar ahaanna xubno wasiirro ahi waxay noqotay mid yaabkeeda leh. Laba qodob ayaana dareenka ka dhashay xoogga u yeelay; Waa midda koowaad’e waxay ku soo beegantay iyadoo...

Iyamaa Guulaysan Doona Cabdiraxmaan Saylici Iyo Muuse Biixi?

Published on Jan 08 2014 // Editorial/Staff Writer, Warar
Iyamaa Guulaysan  Doona Cabdiraxmaan  Saylici Iyo Muuse Biixi?
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo ay shirweynaha KULMIYE ka hadhsanyihiin muddo koobani ayaa waxa mar kale banaanka u soo baxay khilaafka marba la huurinayo ee xisbiga gudihiisa ka dhex jira. Khilaafkan ayaa soo baxay ka dib markii uu madaxweyne xigeenku kulan deg deg ah isugu yeedhay guddiga fulinta ee xisbiga...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson Mandela: Geeska Afrika Staff Writer (Q:8aad)

Published on Jan 04 2014 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson Mandela: Geeska Afrika Staff Writer   (Q:8aad)
“Caqabadda keliya ee ugu weynayd ee naga hor imanaysay waxa ay ahayd in aanu gacan ka geysanno dhismaha nidaam bulsho oo xorriyadda shakhsiga ahi leedahay micnaheeda keliya ee ah xorriyad shakhsi ah. Waa in aanu dhisnaa ummad uu udub dhexaadkeedu yahay xorriyad, isla markaana damaanad qaad ...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson Mandela . Afrika Staff Writer (Q:7aad)

Published on Jan 02 2014 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson Mandela . Afrika Staff Writer (Q:7aad)
Waxa ay dad badani dhaliilayaan qaabka ay miisaaniyaddu u qaybsan tahay ee ay culayska saartay hay’ado aan muhiim ahayn, kuwii aasaasiga ahaana lacag aad u yar u qoondaysay, tusaale badanna inoogama baahna, marka aynu eegno miisaaniyadda Talefishanka qaranka ee ka badan miisaaniyadda loo cayimay...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:6aad)

Published on Jan 01 2014 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:6aad)
Haddii aad u haysato in Mandela ay ka dhab ahayd in isaga iyo kooxdiisu ay yihiin reer Miyi aanu ku jirin qof madaxtooyo maamuli karaa, ma’aad fahmin xikmadda qisadan oo tilmaam u ah laab-xaadhnaanta siyaasadeed ee Mandela iyo sida uu diyaar ugu ahaa in uu qaranka uga faa’ideeyo dadka waayo...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson Mandela: Geeska Afrika Staff Writer (Q:5aad)

Published on Dec 29 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson Mandela: Geeska Afrika Staff Writer (Q:5aad)
Garsoorka: Nelson Mandela waxaa lagu tilmaamaa in uu ahaa halgamaagii ugu weynaa qarnigii labaatanaad ee ka dhiidhiyey caddaaladdarro iyo eex sharci, waxa uu dhadhamiyey xanuunka ka dhasha garsoor xumada oo uu muddo 27 ah u xidhnaa, casharka ugu weyn ee uu ka bartayna uu noqday in sharciga iyo garsoorku...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:4aad)

Published on Dec 28 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:4aad)
Haddii xisbiga ANC ee Mandela uu dadka reer Koonfur Afrika cod kaga raadsaday in uu dib u habayn ku samaynayo shuruucda dalka, kana dhigayo kuwo si siman muwaadiniinta madax iyo minjaba ugu  adeegaya, xisbiga madaxweyne Siilaanyo qudhiisuna taas oo kale waa uu sameeyey, oo xilligii mucaaradnimada...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:3aad)

Published on Dec 28 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:3aad)
Hargeysa (Geeska)- Nasiib darro dersigaas muhiimka ah ee laga baranayo habkii uu Mandela ku mideeyey qarankii qaybsanaa ee taladiisa uu qabtay, waa uu seegay hoggaamiyaha Somaliland. Muddo 8 sano ku siman ayaa uu xisbiga Kulmiye ee uu hoggaaminayey Md. Siilaanyo ku jiray ol’ole ciddiyo ku dagaalan...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika Staff Writer (Q:2aad)

Published on Dec 25 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika Staff Writer (Q:2aad)
Hargeysa (Geeska)- Sagaal sano oo uu la tacaalayey caabuq kaga dhacay sambabada kadib, 5tii bishan Laba iyo Tobnaad ayaa uu geeriyooday halyeeygii dulmi-diidka ahaa, siyaasigii iyo hoggaamiyihii weynaa ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo ku dhintay 95 jir. Mandela 70 sano oo cimrigiisaa ka mid...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson Mandela. Afrika Staff Writer (Q:1aad)

Published on Dec 24 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson Mandela. Afrika Staff Writer (Q:1aad)
Md. Siilaanyo waxa uu halgan dheer u soo galay sidii uu umaddiisa uga dul qaadi lahaa heeryadii cabudhinta, caga-juglaynta iyo keli talisnimada ahayd ee taliskii Siyaad Barre, waa halgan uu shacbigiisa u galay, sida uu Nelson Mandelaba halganka adag ula galay taliskii midab takoorka ahaa ee uu ka xoreeyey...

Milicsiga Wargeyska: Madaxweyne Siilaanyo Tallaa La Gudboon

Published on Jan 29 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Milicsiga Wargeyska: Madaxweyne Siilaanyo  Tallaa La Gudboon
  Marka si guud loo eego dhawaaqa dawladda Ingiriisku ay muwaadiniinteeda ugaga digtay inay safar ku yimaadaan Somaliland waa mid walaaciisa leh oo mudan in wax la iska weydiiyo. Markase dhinac kale laga eego maaha mawduuc ay tahay in lagu mashquulo in ka badan inta uu mudan yahay, maadaama oo ay...

Madaxweyne Siilaanyo Aakhirkii Wuu Garawsaday In UDUB Saxsanaa, KULMIYE-na Qardajeex ahaa?

Published on Apr 04 2012 // Editorial/Staff Writer, Warar
Wargeyska The Horn, oo ah mataanka Geeska Afrika ee Ingiriisida oo toddobaadkiiba soo baxa Isniin kasta, ayaa qaybtiisa tifaftiraka wuxuu cadadkiisii u dambeeyay ku soo qaatay masuuliyiinta ka tirsanaa xisbiga UDUB ee uu Madaxweyne Siilaanyo xilalka u magacaabay. Wargeysku, wuxuu aad ugu dheeraaday falanqaynta...

Milicsiga Wargeyska : Madaxweynuhu Muxuu Ku Xushay Wasiir Duur?

Published on Sep 04 2011 // Editorial/Staff Writer, Warar
Milicsiga Wargeyska : Madaxweynuhu Muxuu Ku Xushay Wasiir Duur?
Mudane Maxamed Caraale Nuur (Duur), ayuu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inuu noqdo wasiirka arrimaha gudaha. Madaxweynuhu wuxuu digreetadiisa ku sheegay inuu go’aankan qaatay markii uu ku qancay in Mudane Duur jagan buuxin karo, jawaabta Duurna waxay noqotay inuu markiiba qalbi furan ku qaabilo...

Geeska Afrika Oo Shaaciyay Masuulka Mutaystay Shakhsiga Sanadka Ee Xukumada Silanyo

Published on Aug 03 2011 // Editorial/Staff Writer
Geeska Afrika Oo Shaaciyay Masuulka Mutaystay Shakhsiga Sanadka Ee Xukumada Silanyo
  Hargeysa (Geeska)- Qof kasta oo loo doorto in uu hoggaamiyo dal ama uu qabto hawl dadka ka dhaxaysa waxaa waajib ah in la helo hab loola xisaabtamo iyo cid si mug leh ula socota shaqadiisa, marka laga tago hay’adaha dawliga ah ee shaqadaa u xil saaran waxaa lama huraan ah in bulshada loo...

Geeska Afrika Oo Xulay Masuulka Mutaystay Shakhsiga Sanadka Ee Xukumada Silanyo

Published on Jul 31 2011 // Editorial/Staff Writer, Warar
Geeska Afrika Oo Xulay Masuulka Mutaystay Shakhsiga Sanadka Ee Xukumada Silanyo
Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika,  isagoo ka duulaya masuuliyadiisa warbaahinimo iyo xogogaaleed, waxa uu muddo dheer sahan baadhiseed ugu jiray shakhsiga sannadka ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo toddobaadkan gu’ jirsatay. Si kale haddii loo dhigo masuulka ugu dedaalka iyo wax...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!