2025-12-09

Warar kii u Dambeeyay

Warar

Wasiir Ayaanle, , Ayaa Sheegay In Madaxweynuhu Uu U Wakiishay Go’aankii Qadhaadhaa Ee Lagu...

0
Hargeysa(Geeska)Wasiirkii Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay kadib markii go’aankii uu warbaahinta ka akhriyay Khamiistii ee uu ku...

Shirkadda Diyaaradaha Ee Airbus Oo Soo Saara Digniin Ku Saabsan Diyaaradaheeda,

0
Shirkadda Airbus oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn dunida ee soo saara diyaaradaha, ayaa sheegtay inay duulimaadyada ka joojin doonto in ka badan...

Dr. Edna Aadan Ismaaciil Oo Ku Guuleysatay Abaal-Marinta Caalamiga Ah Ee Gusi Peace Prize...

0
Dr. Edna Aadan Ismaaciil ayaa la guddoon-siiyey  abaal-marinta caalamiga ah ee Gusi Peace Prize International 2025, taas oo lagu maamuuso shaqsiyaadka dunida ku soo...

Madaxweyen Cirro: ” Waxaan Murugada La Wadaagayaa Hooyadii Ubadkaas Dhashay, Oo Aan Leeyahay Illaahay...

0
Hargeysa(Geeska)Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo ka hadlay dhacdadan carruurta yaryar ayaa ku tilmaamay dhacdo ugub ah oo murugo  xambaarsanayd, waxaanu yidhi, "afarta...

Wasiirku Fu’aad Axmed Nuux Ayaa Sheegay In Diyaaraduhu Aanay Diidi Karin Amarada Somaliland,...

0
Hargeysa(Geeska)Xukuumadda Somaliland ayaa sii xoojisay go’aamadii ay hore u soo saartay, iyada oo sheegtay in shirkadaha diyaaradaha lagu khasbay in ay raacaan shuruucda maamulka...

Somaliland Oo Amar Cusub Kusoo Rogtay Oo Lagu Xakameynayo Duulimaadya Diyaaradaha ...

0
Hargeysa(Geeska)Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland (MOCAAD) ayaa maanta ku dhawaaqday amar cusub oo waajibinaya in dhammaan diyaaradaha rayidka ah - kuwa...

Waxaanu Saxeexnay Heshiis Maalgelin Ah Oo Ku Kacaya $70 Milyan Oo Lagu Casriyeynayo Madaarka...

0
Hargeysa(Geeska)Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada Somaliland, Fuaad Axmed Nuux, ayaa heshiis la saxeexday Shirkadda Maalgashiga Caalamiga ah ee International Maharat Investment, kaas...

Danjiraha Itoobiya U Fadhiya Muqdiisho Oo Dhaliilay Jaamacadda Carabta

0
Muqdiisho(Geeska)Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul u weeraray Ururka Jaamacadda Carabta, isaga oo ku eedeeyay in ay u adeegayso...

Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Sheegay In Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Itoobiya Uu Fashilmay Kadib...

0
Hargeysa(Geeska)Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay...

0
Hargeysa(Geeska)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Kala Socday Dalal Iyo Qaarado Kala...

Googooska Geeska

Job Advertisement | Fursado Shaqo

Call for Tender Tender Notice:

Tender Notice

Call for Tender Tender Notice:

Call for Tender Tender Notice:

Tender Notice

Tender Notice

Cautionary Notice

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

Cautionary Notice

Tender Notice

Tender Notice