Published on Jun 23 2017
// Ciyaaro
Xidiga Garabka Weerarka uga safta kooxda Paris Saint Germain Angel Di Maria ayaa lagu xukumay xabsi hal sano ah kadib markii uu qirtay inuu musuq-maasuqay cashuur waqtigiisii horyaalka Spain.Ciyaariyahanka reer Argentina ayaa geystay khiyaamo dhanka canshuura ah oo dhan 1.14 Milyan oo Pound...
Published on Jun 23 2017
// Ciyaaro
Dani Alves ayaa heshiis laba sanadood ah ugu biiraya kooxda ka dhisan England ee Manchester City sida ay kusoo waramayaan warbaahinta Ingiriisku. Waxaa se hortaagan oo caqabad ku noqon kara Heshiiska uu ku joogo Juventus.Difacii hore Barcelona wuxuu shalayto [Isniin} la kulmay maamulka Bianconerri...
Published on Jun 23 2017
// Ciyaaro
Dhawaan ayey ahayd markii xidiga afarta jeer loo caleemo saaray bilada xidignimada adduunka ee Ronaldo uu gaadhay go’aanka ah inuu katagayo Real Madrid Isagoo ku sababeeyey inay kooxdiisu waxba kala qaban arimaha lagu eedeeyey ee cashuur lunsiga. Inti ka dambaysay warkaasi ayaa waxa loolan wayn...
Published on Apr 20 2017
// Ciyaaro
Bayern Munich ayaa xaqiijisay dhaawaca goolhayaha qaranka jarmalka Manuel Neuer kaas oo kamaqnaan doona inta xili ciyaareedkan kahadhay sida uu xaqiijiyay Karl-Heinz Rummenigge. Goolhaye Neuer ayaa ka jabay cagta sida warbixinta lagu sheegay xilli uu dagaal ugu jiray inuu badbaadiyo goolkii sadexaad...
Published on Apr 01 2017
// Ciyaaro
Tabobaraha naadiga Tottenham – Mauricio Pochettino ayaa carabka ku adkeeyey inay tahay “wax aan suurto gal ahayn’ ama aan dhici Karin waligeed inuu noqdo tabobaraha kooxda Barcelona. 45 jirkan, hore u soo laylyey naadiga Espanyol, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Barca, Josep Maria...
Published on Apr 01 2017
// Ciyaaro
“Saamaynta Dhaawacyada Badan Ku Leeyahay Hoos U Dhaca Guulaha Kooxda”
Kooxda Arsenal ayaa noqotay kooxda ugu dhaawacyo badna horyaalka Premeir League-ga, waxaanay taasi keentay guuldarooyinka u bilaabma bisha February. Mudadii uu joogay Wenger, waxa guud ahaan ciyaartooyadiisu...
Published on Apr 01 2017
// Ciyaaro
“Hay’ada Mercy Crops Oo Maalgalisay Tartankan”
Waxa maalinkii shalay si rasmiya loogu soo gabagabeeyey garoonka Hargeysa Stadium, tartanka kooxaha heerka koowaad ee Caasimada Hargeysa,tartankan oo loogu magac daray “tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada” ayaa waxa soo qaban...
Published on Mar 12 2017
// Ciyaaro
Kooxda Manchester City ayaa si fudud uga adkaatay kooxda Middlesbrough kulan ka tirsanaa koobka FA Cupka, waxaanay kooxda uu hogaamiyo macalin Guardiola ay kusoo dubatay 2-0. Man City ayaana noqotay kooxdii ugu horeysay ee wareegan u soo baxdaySemi-Finalka FA Cupka xili ciyaareedkan. Manchester...
Published on Mar 12 2017
// Ciyaaro
Kooxda heerka koowaad ee Dawlada Hoose Ee Hargeya ayaa u soo baxday semi-finalka koobaka kooxaha heerka koowaad ee caasimada, kadib markii ay guul cidhiidhiya ka gaadheen dhigooda ku ciyaarayey Wasaarada Ganacsiga. Ciyaartan ayaaana ahayd mid aad u adag, waxaana labada kooxood ba rabeen inay badiyaan...
Hargeisa (Geeska) Waxa dhawaanba bulshada reer Hargeysi kawar sugaysay ciyaarta u dhexaysay kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta dalka, ciyaartan oo dib udhac ku yimid maadaama oo tartankii koobka kooxha heerka koowad ka socday garoonka Hargeysa stadium. Haddaba waxa rasmiya markale loo iclaamiyey...
Published on Mar 08 2017
// Ciyaaro
Hargeisa (Geeska Sports) Waxa maalintii shalay kulan xiiso badani ku dhexmaray garoonka Hargeysa Stadium labada kooxood ee Gaashaan iyo kooxda Ciidnka Asluubta oo kawada tirsanaa groupka C. labadan kooxood ayaa wada ciyaarayey iyadoo koox kastaa ka baqaysay inay hadho maadaama oo Groupkani ahaa kii ugu...
Published on Feb 18 2017
// Ciyaaro
Tabobaraha reer France ee cadaadiska badan saaran yahay Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in uu tababare usii ahaan doono Arsenal xili ciyaareedka dambe oo aanu ka tegayynin. Wenger oo ay da'diisu tahay 67 jir ayaa warbaahinta hor yimid kaddib toddobaad bahdilaad ay ku dhacday kooxdiisa,...
Published on Feb 14 2017
// Ciyaaro
Xidigii hore ee kooxda Barcelona iyo qaranka Brazil ee Ronaldinho ayaa shaaca ka qaaday in da’yar ka reer Brazil ee dhawaan kusoo biiray kooxda Man City ee Gabriel Jesus uu la wareegi doono awoodda uu Lionel Messi ku heysto kubada cagta, waa sida uu aaminsan yahay Ronaldinho’e.
Ronaldinho...
Published on Feb 14 2017
// Ciyaaro
“Sharciyadan Oo Saamayn Ku Yeelan Doona Guud ahaan Kubadda Cagta”
Waxa bisha soo socota ee March,03-deeda kadhici doona garoonka Wembley ee London ku yaala shirwaynaha 131’naad ee boodhka sare ee xidhiidhka caalamiga ah ee kubadda cagta, kaasoo magaciisa loosoo gaabiyo...
Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Khayre Cawaale (Gacal), ayaa ka hadlay xaalada ciyaareed ee dalka Somaliland iyo caqabadaha haysta, waxaanu sheegay in tartan la’aanta iyo ciyaar la’aanta dalka ka jirta ay ugu wacan tahay dhaqaale la’aan, waxaanu...
“Gudida Qaban-qaabada Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Ciyaartani Qabsoomi Doonto”
Kullan Ciyaareed kubadda cagta ah oo noociisa hore loo arkin ayaa ay fooda isku dari doonaan kooxda fanka ee Xidigaha Geeska iyo Suxufiiyinka Kala duwan ee kahawl gasha warbaahinta Somaliland. Kulankan ayaa ah mid...
Published on Feb 09 2017
// Ciyaaro
Sidaynu kawarqabno waxa saaxada kubadda cagta saamayn wayn ku yeeshay horyaalka wadanka China ee China Supper League kaasoo kooxaha ka dhisani iibsdeen macalimiin, ciyaartooyo iyo Garsoorayaal magac wayn ku lahaa kubadda cagta. Sababta ugu badan ee ay kusoo jiiteen ayaa ah maaliyad iyo adduun xad dhaafa...
Published on Feb 09 2017
// Ciyaaro
Madax-waynaha dhawaan loo dhaariyey Wadanka Maraykanka Donald Trump, ayaa ah shakhsi xiiseeya Guud ahaan Ciyaaraha, gaar ahaana kubada cagta, waxaanu taageeraa kooxo dhawra oo kala duwan kuwaas oo badankoodu kadhisan yihiin wadanka Maraykanka iyo Qaarada Yurub. Donald Trump iyo taageeristiisa kooxaha...
Published on Feb 09 2017
// Ciyaaro
Kooxda uu hogaamiyo macalin Zidane ee Real Madrid ayaa ka quusan la’a xidiga goolka u waardiya Man United Ee David De Gea, waxaanay durba bilaabay qorshihii ay dib ugu soo celin lahaayeen damicii ay ku rabeen goolhayaha Manchester United ee David De Gea.
Real Madrid ayaa hore ugu guul daraysatay...
Published on Feb 09 2017
// Ciyaaro
Horyaalka wadanka England ee Premier League-ga ayaa maraya todobaadkiisii 24-naad, waxaaana xili ciyaareedkan sare u kacay loolanka loogu jiro horyaalkan. waxana halka ugu saraysa ku raaxaysanaysa kooxda Antonio Conte ee Chelsea oo sagaal dhibcood oo nadiif ah ka saraysa kooxda kaalinta labaad...
Cameroon Oo Hanatay Koobkii Qaramada Afrika Iyagoo Ka Adkaaday Masar Waxa xalay magaalo madaxda wadanka Gabon ee Libreville lagu soo gaba-gabeeyey koobkii qaramada qaarada Afrika, oo ay ku tartamayeen labada qaran Egypt Iyo Cameroon. Xulka Cameroon ayaana 2-1 kaga adkaaday Masar, iyagoo qaaday koobkoodii...
Published on Jan 10 2017
// Ciyaaro
Zuurach (Geeska) Xidiga kubda cagta ee Cristiano Ronaldo ayaa habeenimadii xalay loo doortay inuu yahay xidigii ugu fiicnaa dunnida sannadkii dhamaaday ee 2016 iyo xili ciyaareedkii hore 2015/2016, waxaana la siiyey abaal-mariinta FIFA BEST PLAYER. Ronaldo ayay abaal-marintan kula Tartamayey...
Published on Dec 13 2016
// Ciyaaro
Cristiano Ronado ayaa Markii afaraad loo doortay xidiga dunnida, Isagoo ku guulaystay abaalmarinta Ballond’Orka ee la siiyo xidiga ugu fiican Sannad kasta. Ronaldo ayaana kaga adkaatay Messi oo ugu cadcadaa tartamayaasha. Xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ayaana loo filayey inuu bilada...
Published on Dec 13 2016
// Ciyaaro
Xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay waddanka Japan oo ay kaga qayb-gelayaan tartanka naadiyada dunida ee FIFA Club World Cub.
Real Madrid oo isku dhan ayaa saaka salaaddii hore wakhtiga Japan ka degtay garoonka diyaaradaha ee Tokyo, halkaas oo ay uga sii gudbeen magaalada ay ku ciyaarayaan...
Published on Dec 13 2016
// Ciyaaro
“Arsenal Vs Bayern, PSG Vs Barcelona, Leicester City Vs Sevilla”
halay Duhurnimadii ayaa Waxa lasoo saaray isku-aadka wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada Yurub ee Loo yaqaano Champions League-ga iyadoo ay kasoo baxeen kulamo xiiso leh. kooxaha Bayern Munich iyo Arsenal ayaa Sannadkii...
Ciyaaryahanka Yaasiin Ismaaciil Oo U ciyaarayey xulka Xulka Ku Bada Koloyga Ee Dalka Qadar ayaa gabi ahaanba ka fadhiistay ciyaarahii caalamiga ahaa ee wadankiisa, waxaana loo qabtay xaflad lagu sagootinayey.
hadaba warkaas oo dhamaystiran halakan ka daawo
WATCH AWDAL 2 1 SAAXIL FINAL MATCH ALL GOALS AND HIGHLIGHTS
halkan ka daawo golashii laka dhaliyey kulankkii Semi finalka ciyaarah gobolada somaliland ee Awdal iyo Gabilay
Waxaa si habsami ah ugu socda garoonka Hargeysa Stadium, koobka gobolada Somaliland waxaana ilaa hadda la dhaliyey goolalaad u qurux badan haddaba halkan ka daawo 5 tii gool ee ugu qurxda badnaa.
Published on Nov 06 2016
// Ciyaaro
Waxa galabta la ciyaari doonaa kulan aad u xiiso badan, waxaana fooda isdari doona labada gobo lee Gabilay iyo Sool kuwaas oo kawada tirsan Groupka-B. Gobolka Gabilay ayaa leh 4 Dhibcood iyo 1 gool (+1), kaas oo hore uga soo adkaaday gobolka Daad-madheedh, sidoo kalena baraaje waxay...
Published on Nov 06 2016
// Ciyaaro
Waxa shalay galabnimadii ciyaar aad loo wada sugayey dhex-martay xulka gobolka Saaxil iyo Gobolka Sanaag, waxaanay ahayd ciyaartii ugu dambeysay ee wareega sadexaad Groupka A, waxaanay ahayd kulanka lagu ogaanayey kooxda tagi doonta 4 dhamaadka koobka. Xulka gobolka Saaxil ayaana u baahnaa inuu badiyo,...
Published on Nov 05 2016
// Ciyaaro
Geeska (Sports) Waxaa Shalay garoonka Hargaysa Stadium ka bilaabmay wareegii Saddexaad ee tartanka Gobolada Somaliland, waxaana kulamadoodii saddexaad wada ciyaaray gobolada Awdal iyo Xaysimo oo ka wada tirsan Group-ka A. Xulka gobolka Awdal ayaa kulankan ciyaarayey iyaga oo u baahnaa kaliya...