Orodyahanka Mo Farah Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Xuska Sanad Guurada 25-naad Ee 18-ka MAY

0
1108

Mo-Farah1111-650x360

Orodyahanka Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse waddanka Ingiriiska u orda, ayaa muuqaal uu soo duubay waxa  uu ku hambalyeeyey shacabka Somaliland munaasibadda 18 May awgeed
 

Muuqaalka uu Orodyahankani soo duubay ayaa uu ku baahiyey baraha bulshada iyadoo lagu arkayey Barihiisa khaaska ah iyo kuwo kale oo muwaadiniinta Somaliland ay Faafinayeen. Mo Farah waa Orod yahan Dhigay Rikoodho cusub oo uu ku hogaaminayo dalka UK ee uu u ordo imika.

DAAWO VEDIOGA HAMBALYADA MO FARAH