Gobolka Xaysimo Oo Ka Adkaaday Gobolka Awdal iyo Rajadooda Oo Ku Xidhan Kulanka Maanta

Published on Nov 05 2016 // Ciyaaro
Gobolka Xaysimo Oo Ka Adkaaday Gobolka Awdal iyo Rajadooda Oo Ku Xidhan Kulanka Maanta
Geeska (Sports) Waxaa Shalay garoonka Hargaysa Stadium ka bilaabmay wareegii Saddexaad ee tartanka Gobolada Somaliland, waxaana kulamadoodii  saddexaad wada ciyaaray  gobolada Awdal iyo Xaysimo oo ka wada tirsan Group-ka A. Xulka gobolka Awdal ayaa kulankan ciyaarayey iyaga oo u baahnaa kaliya...

Rasmi: Isku-aadka Tartanka Kubadda Kolayga Ee Gobolada Oo La Shaaciyey

Published on Oct 24 2016 // Ciyaaro, Warar
Rasmi:  Isku-aadka Tartanka Kubadda Kolayga Ee Gobolada Oo La Shaaciyey
Sida la filayo waxaa dhawaan ka bilaabmi doona magaalda Hargeysa koobka gobolada Somaliland kaas oo ka kooban saddex tartan oo kala duwan, kuwaas oo kala ah koobka Kubada cagta, koobka Kubada Kolayga iyo Tartanka orodada ama ciyaaraha fudud hadaba waxa maalintii shalay lasoo saaray isla markaana la...

Waa Kuwee Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Horyaalka Premier League Soo Mara 25 –kii Sanee Lasoo Dhaafay,?

Published on Oct 20 2016 // Ciyaaro, Columnists
Waa Kuwee Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Horyaalka Premier League Soo Mara 25 –kii Sanee Lasoo Dhaafay,?
Waxaa suurto gal ah inaanad ku taageerin ama aad wax baan ku diido shaxdan oo dhawaan lasoo bandhigay, iyadoo laga tagay xidigo badan oo muran dhaliyey sida Tony Adams, Roy Keane iyo Steven Gerrard. Toddobaadkii lasoo dhaafay ayaa jariirada SunSport waydiisay akhristayaasheeda su’aal ay ku sahaminayso...

Thomas Rosicky Oo Dib Ugu Noqday Wadankiisa Czech Republic Kuna Biiray Kooxda Sparta Prague Oo Uu Yaraantiisii Ka Ciyaari Jiray.

Published on Aug 31 2016 // Ciyaaro
Thomas Rosicky Oo Dib Ugu Noqday Wadankiisa Czech Republic Kuna Biiray Kooxda Sparta Prague Oo Uu Yaraantiisii Ka Ciyaari Jiray.
Xidigii hore ee kooxda Arsenal Rosicky ayaa si rasmiya ugu biiray kooxdii ciyaal-nimadiisii u safn jiray ee Sparta, isagoo u saxeexay 2 sanno oo heshiis ah. Rosicky ayaa u muuqada inuu xirfadiisa gabo-gabada ku dhaw ee kubada cagta ku dhamaysan doono kooxdan. Kooxda Reer Czech Sparta Prague ayaana si...

Maxaad Kala Socotaa Goolashii Ramsey Ee Shilalka iyo Dhimashadu Garab Socdeen Tan Iyo Sanadkii 2011?

Published on Aug 22 2016 // Ciyaaro, Googooska Geeska
Maxaad Kala Socotaa Goolashii Ramsey Ee Shilalka iyo Dhimashadu Garab Socdeen Tan Iyo Sanadkii 2011?
Geeridu waa xaq waana shay ku xidhan xukunka ilaahay aadamuhuna waxa uu geeriyoodaa marka ay ajashiisu dhamaato, ajashaas oo xiligeeda ilaahay’uun garanaayo mana aha wax ku xidhan xaalado maskaxda bini’aadamku suurayn karto. Wallow hadana Tamar  darida aadamaha awgii, ay jiraan waxyaabo...

Giorgio Chiellini oo kusoo wajahan Magaalada London si uu ugu biiro Kooxda Chelsea.

Published on Aug 22 2016 // Ciyaaro
Giorgio Chiellini oo kusoo wajahan Magaalada London si uu ugu biiro Kooxda Chelsea.
Naadiga Chelsea ayaa ka fiirsaneysa inuu lasoo wareego difaaca kooxda Juventus ee Giorgio Chiellini, si ay bedel ugu dhigto midkood xidgaha John Terry iyo Gary Cahill. Macalinka Kooxda Lagu naanayso Blues ee  Antonio Conte ayaa diyaar la ah bixinta qiimo dhan £ 25m si uu mar kale ula midoobo...

Kevin De Bruyne: “Kalsooni ayaan Ku Qabaa Inaanu Horyaalka Premier League Qaadi Doono Xili Ciyaareedkan Bilaabmaya”

Published on Aug 11 2016 // Ciyaaro
Kevin De Bruyne: “Kalsooni ayaan Ku Qabaa Inaanu Horyaalka Premier League Qaadi Doono Xili Ciyaareedkan Bilaabmaya”
Xidiga reer Belgium Una safta kooxda Man City ayaa sheegay inay awoodaan hanashada Premier Leugea sanadkan, isagoo ku sifeeyey arimo badan. Xidiga Kevin de Bruyne ayaa inta ugu badan ku sababeeyey Saxeexyada cusub ee ay kooxdiisu kula soo wareegtay laacibiin dhawra isagoo si gaara u cara-baabay xidiga...

RASMI: Kooxda Everton Oo Lasoo Wareegtay Kabtankii Xulka Wales Ashley Williams

Published on Aug 11 2016 // Ciyaaro
RASMI: Kooxda Everton Oo Lasoo Wareegtay Kabtankii Xulka Wales Ashley Williams
Kooxda ka dhisan Magaala xeebeedka Kutaala cidhifka waqooyi galbeed ee Ingiriiska ama magaalada Liverpool ee Everton ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhamaystirtay saxeexa difaacii kooxda Swansea City ee Ashley Williams kaas oo ay la gashay heshiis saddex sanadood ah. Kooxda Everton ayaa isticmaalaysa...

Muxuu Tabobare Zidane Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisu Ku Hantiday Koobka Super Cupka?

Published on Aug 11 2016 // Ciyaaro, Columnists
Muxuu Tabobare Zidane Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisu Ku Hantiday Koobka Super Cupka?
Kooxda Real Madrid ayaa habeenimadii Arbacada ku guulaysatay Koobka Supper Cupka qaarada Yurub, taas oo xidigii Real Ahna tabobaraha kooxdaasi Zidane uu  xaqiijiyey koobkiisii labaad ee uu qaado mudo aad u kooban. Hadaba Zinadene ayaana ka hadlay guushaasi, isagoo tilmaamay arimo badan oo ku duugnaa...

Xidigaha Reer Portugal Cristiano Ronaldo Iyo Pepe Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tabobarka Kooxdooda

Published on Aug 11 2016 // Ciyaaro, Columnists
Xidigaha Reer Portugal Cristiano Ronaldo Iyo Pepe Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tabobarka Kooxdooda
  Labada laacib ee sanadkan kuwada guulaystay Champions League-ga iyo Koobkii Euro 2016 Ronaldo iyo PEPe ayaa si rasmiya ugu soo laabtay xerada tabobarka kooxda Real Madrid. Cristiano Ronaldo iyo Pepe ayaana ugu danbayn ka soo laabtay fasaxii dheeradka ahaa ee la siiyay  maadaama oo ay ciyaareen...

RASMI: Manchester City Oo Lasoo Wareegtay Weerar Yahanka Reer Colombia Ee Marlos Moreno

Published on Aug 08 2016 // Ciyaaro
RASMI: Manchester City Oo  Lasoo Wareegtay Weerar Yahanka Reer Colombia  Ee Marlos Moreno
Kooxda ka dhisan wadanka England ee Manchester City ayaa dhameystirtay saxeexa gooldhaliyaha da’da-yar ee kooxda Atletico Nacional iyo xulka qaranka Colombia Marlos Moreno sida ay ku dhawaaqday shalay. Xidigan19-jirka ah ayaana soo gaadhay garoonka Man City ee Etihad Stadium si uu heshiis...

Wax ka Baro 5-ta Ciyaar Yahan Ee Aan Abidkood Qaadan Kaadhka Cas, Mudadii ay Ciyaarayeen Kubada Cagta

Published on Aug 07 2016 // Ciyaaro
Wax ka Baro 5-ta Ciyaar Yahan Ee Aan Abidkood  Qaadan Kaadhka Cas, Mudadii ay Ciyaarayeen Kubada Cagta
Ciyaar-yahanda kubada cagta dunnida ayaa ku suntan arimo kala duwan, qaarkood ayaa gool-dhalinta Rikoodho ka haysta halka kuwo kale ay kahaystaan arimo kale duwan, maanta waxaynu dul istaagi doonaa qoraalkeenan ciyaar yahanada aan abidkood qaadan Kaadhka Cas intii ay ciyarayeen kubda cagta. 5 tan xidig...

James Milner Oo Si Rasmiya Uga Fadhiistay Ciyaarihii Xulkiisa Qaranka England

Published on Aug 07 2016 // Ciyaaro
James Milner Oo Si Rasmiya Uga Fadhiistay Ciyaarihii Xulkiisa Qaranka England
Xidiga khadka dhex ka ciyaara ee reer England una safta kooxda Liverpool James Milner Ayaa shaaciyey inuu si rasmiya uga fadhiistay ciyaarihii xulkiisa qaranka ee Heerka caalami.   Xidigan oo hore uga tirsanaan jiray kooxda Manchester city ayaa ku guulaystay tiro badan oo koobab ah, waxaanu qaranka...

Rasmi: 3-da Musharax Ee Iskugu Hadhay Tartanka Laacibnimada Yurub Oo La Shaaciyey.

Published on Aug 07 2016 // Ciyaaro
Rasmi:  3-da Musharax Ee Iskugu Hadhay Tartanka Laacibnimada Yurub Oo La Shaaciyey.
Xidhiidhka Qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey magacyada saddexda ciyaartoy ee u tartamay abaal-marinta xiddiga qaaradda Yurub ee sannadkan, kuwaas oo dhamaantood ka soo kala jeeda labada kooxood ee ka dhisan caasimadda Spain ee Madrid. Cristiano Ronaldo, Gareth Blae iyo Antoine Griezmann ayaa ay...

Xubno Ka Tirsan Ururka FIFpro Oo Ku Baaqay In Jose Mourinho Loo Xidho Cago-Juglaynta Uu Ku Hayo Xidiga Schweinsteige

Published on Aug 07 2016 // Ciyaaro
Xubno Ka Tirsan Ururka FIFpro Oo Ku Baaqay In Jose Mourinho Loo Xidho Cago-Juglaynta Uu Ku Hayo Xidiga Schweinsteige
during the Barclays Premier League match between XXX and XXX at Boleyn Ground on October 24, 2015 in London, England.Xubno katirsan Ururka FIFpro, oo ah urur ay ku  midaysan yihiin Ciyaar yahanada Dunnidu ayaa Si kala duwan uga hadlay arimo khuseeya xidiga Bastian Schweinsteiger oo xaaladiisu murugsan...

Bandhiga Xirfada Ciyaar yahanada Dalka: Mawliid Ceero Oo Ka Waramay Waayihiisii Xirfada Kubada Cagta

Published on Aug 01 2016 // Ciyaaro, Columnists, Warar
Bandhiga Xirfada Ciyaar yahanada Dalka: Mawliid Ceero Oo Ka Waramay Waayihiisii Xirfada Kubada Cagta
 “Waraysigii aanu la yeelanay xidigan oo Dhamaystiran” Waxaanu todobaadkan waayihiisii ciyaareed ka waraysanay xidig aad uga caana magaalada Hargeysa iyo Guud ahaan gobolada JSL,kaas oo noogu marti ahaa Barmaamijka Bandhiga Ciyaar yahanada iyo Tabobarayaasha ee Maalinta  Isniinta...

Pogba Oo Dib Ugu Soo Noqonaya Old Trafford Xilli Gabo-gabo uu Ku Dhaw Yahay Heshiiskiisa Man United.

Published on Jul 30 2016 // Ciyaaro, Columnists
Pogba Oo Dib Ugu Soo Noqonaya Old Trafford Xilli Gabo-gabo uu Ku Dhaw Yahay Heshiiskiisa Man United.
“Pogba ayaa Noqonaya Laacibkii Ugu Qaalisanaa Abid Lakala Iibsado, marka si rasmiya Loo shaaciyo” Xidiga khadka dhexe ee reer France una safta kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inuu ku biiray kooxdiisii hore ee Manchester united, sida ay badiba qorayeen Journaalada kasoo baxa dalka...

Maxamuud Cabdi Xasan (Govindhe) Oo Hambalyeeyey Hogaanka Cusub Ee Xidhiidhka Kubada Cagta JSL

Published on Jul 30 2016 // Ciyaaro, Columnists
Maxamuud Cabdi Xasan (Govindhe) Oo Hambalyeeyey Hogaanka Cusub Ee Xidhiidhka Kubada Cagta JSL
Maxamuud Cabdi Xassan (Govindhe), oo kamid ah laacibiinta ugu magaca wayn ciyaar yahanada wadanka ayaa hambalyo u diray hogaamka cusub ee khamiistii loo doortay xidhiidhka kubada cagta jamhuuriyada Somaliland, xidigan ayaana Hambalyo u diray  Guddoomiyaha cusub Maxamed-Amiin Cabdi Cilmi Dixood,...

Ciyaartoygii Ugu Safashada Badnaa Koobka Gobolada JSL: “Anaga Cagbaa Na Xukumi Jirtay Balse Namay Xukumi Jirin Yaad Tahay”

Published on Jul 27 2016 // Ciyaaro, Columnists, Warar
Ciyaartoygii Ugu Safashada Badnaa Koobka Gobolada JSL: “Anaga Cagbaa Na Xukumi Jirtay Balse Namay Xukumi Jirin Yaad Tahay”
Mawliid Ceero Oo Ka Sheekeeyey Xiisihii Koobka Gobolada JSL Baaqna U Diray Wasaarada Ciyaaraha Somaliland. Mawliid Cismaan Ibraahim laguna naanayso (Mawliid Ceero), ayaa ah xidig in muddo ah ku jiray xirfada kubada cagta isagoo Noqonaya laacibkii ugu badnaa ee ka qayb gala koobka Gobolada Somaliland....

Mo Farah Oo ka Waramay Waayihii Nololeed Ee Uu Ku Qaatay Dalkiisa Somaliland Iyo Safarkii Uu Ku Yimid UK.

Published on Jul 27 2016 // Ciyaaro, Columnists
Mo Farah Oo ka Waramay Waayihii Nololeed Ee Uu Ku Qaatay Dalkiisa Somaliland Iyo Safarkii Uu Ku Yimid UK.
Orodyahanka Mo Farah oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland una orda waddanka Ingiriiska ayaa ka sheekeeyey noloshiisii carruurnimo, dagaal ay mar walba dhex mari jiray walaalkii Xasan, safarkii UK iyo arrimo kale oo ku xidhiidhsan noloshiisa wakhtigan iyo isbeddelka uu sameeyey. Daily Mirror oo warkan...

Difaca kooxda Arsenal Per Mertesacker Oo Dhaawacmay Kulankii Saaxiibtinimo Ee Lens.

Published on Jul 27 2016 // Ciyaaro
Difaca kooxda Arsenal Per Mertesacker Oo Dhaawacmay  Kulankii Saaxiibtinimo Ee Lens.
Difaaca kooxda Arsenal Per Mertesacker ayaa dhaawac dhanka jilibka ahi soo gaadhay kadib kulankii ay barbaraha la galeen kooxda Lens, balse haatan laguma darin liiska ciyaar yahanada safan doona kulamada fasaxa ee USA. Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in 31-jirkan  aanu la safrin dhibaato dhanka jilibka...

Rasmi: Kooxda PSG Oo Lasoo Wareegtay Xidiga reer Argentin Ee Giova Lo Celso

Published on Jul 27 2016 // Ciyaaro
Rasmi:  Kooxda PSG Oo Lasoo Wareegtay Xidiga reer Argentin Ee Giova Lo Celso
Kooxda ka dhisan wadanka France ee  Paris Saint-Germain  (PSG) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay dhamaystirtay Heshiiska ay kula soo Wareegtay  xidiga reer Argentina ee Giovani Lo Celso kaas oo ay la gashay heshiis muddo dheer ah oo ku eeg ilaa sanadka 2021-ka.  Giovani Lo Celso...

Maxamuud (Govindhe) Oo Dhaliilay Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashada Xidhiidhka Kubada Somaliland Tallana u soo Jeediyey Dhamaan Dhalinta Somaliland

Published on Jul 25 2016 // Ciyaaro, Warar
Maxamuud (Govindhe) Oo Dhaliilay Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashada Xidhiidhka Kubada Somaliland Tallana u soo Jeediyey Dhamaan Dhalinta Somaliland
Govindhe “Waxaan leeyahay Dhalin yarada Somaliland Oo dhanbaa Rajo leh ha niyad jabina, Balwadahana ka fogaada iyo  Xaafad Xaafada Aad isku laynaysaan, Samra Saadaashu waa guule.” Waxa uu todobaadkan Wargeyska Geeska Ciyaaruhu Waraysi gaar ah la yeeshay Maxamuud Cabdi Xassan (Govindhe),...

Maxaa Sababay Inay Dib U Dhacdo Doorashadii Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud  Ee Somaliland.

Published on Jul 25 2016 // Ciyaaro, Columnists, Warar
Maxaa Sababay Inay Dib U Dhacdo Doorashadii Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud  Ee Somaliland.
“Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Oo Arintaasi Ka Jawaabay” Guddoomiyaha guddida qaban-qaabada doorashadda xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland Mr. Maxamed Nuux Jibriil, oo sidoo kale ah Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga...

Cristian Ronaldo oo booqday Garooon diyaaradeed oo isaga loogu Magac-daray

Published on Jul 25 2016 // Ciyaaro
Cristian Ronaldo oo booqday Garooon diyaaradeed oo isaga loogu Magac-daray
Cristiano Ronaldo waa shakhsiga ugu magaca weyn ee ka soo jeeda jasiiradda Madeira ee waddanka Portugal, waxaana Jimcihii ka dhacay halkaas isbeddel weyn. Garoonka diyaaradaha ee gobolkaas ugu weyn ee Madeira, ayaa magacii laga beddelay, waxaana loo bixiyey Cristiano Ronaldo oo lagu sharfay.   Miguel...

Man United Oo Soo Bandhigtay Funaanada Ay Ku Ciyaari Doonto Xilli Ciyaareedka 2016/2017.

Published on Jul 24 2016 // Ciyaaro
Man United Oo Soo Bandhigtay Funaanada Ay Ku Ciyaari Doonto Xilli Ciyaareedka 2016/2017.
Kooxda Manchester United ayaa si rasmi ah u soo ban-dhigtay garamaanteeda cusub ee xilli ciyaareedka soo socda ee ay ku ciyaarayaan kulamada garoonkooda ee martida loo yahay, waana sidii la filayay naqshadda cusub ee shirkadda Adidas. Toddobaadyo ka hor ayaa dhawr jeer wadamadda India, China iyo Indonesia...

Celtic Oo Heshiis La Gashay Ruug-Cadaa Difaaca Uga Ciyaaray Kooxaha Arsenal, City iyo Liverpool

Published on Jul 24 2016 // Ciyaaro
Celtic Oo Heshiis La Gashay Ruug-Cadaa Difaaca Uga Ciyaaray Kooxaha Arsenal, City iyo Liverpool
Difaacii hore ee kooxda Liverpool Kolo Toure ayaa si rasmiya ugu biiray kooxda Celtic isagoo tijaabada caafimaad u maray shalay kooxdaasi. Laacibkan oo da’diisu dhantahay 35 jir ayaana ka tagay Liverpool kadib markii uu ka dhamaaday qandaraaskii uu kula jiray. Waxaana la aaminsan yahay in macalinkii...

Ganzalo Higuain Oo Doorbiday Inuu Ku Biiro kooxda Juventus Isagoo Tijaabada Caafimaadkana Ka Gudbay Shalay.

Published on Jul 24 2016 // Ciyaaro
Ganzalo Higuain Oo Doorbiday Inuu Ku Biiro kooxda Juventus Isagoo Tijaabada Caafimaadkana Ka Gudbay Shalay.
Juventus ayaa dhamaystirtay heshiiska xidiga Reer Argentina iyo kooxda Napoli ee Higuain kaas oo ay kula soo wareegtay adduun gaadhaysa €94.7 milyan oo Euro. Xidigan ayaa hore waxaa hore u xiisaynayey kooxaha PSG iyo Arsenal, balse kooxda Juventus ayaana sidaasi kaga qaaday saxeexa weerar yahankii...

Kooxda Sunderland Oo Si Rasmiya Ugu Magacawday David Moyes Inuu Noqdo Macalinkeeda Cusub.

Published on Jul 24 2016 // Ciyaaro
Kooxda Sunderland Oo Si Rasmiya Ugu Magacawday David Moyes Inuu Noqdo Macalinkeeda Cusub.
Tababarihii hore ee kooxaha Manchester United iyo Everton Macalin David Moyes ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Sunderland waxaanu qalinka ku duugay qandaraas afar sanno ah. Tabobarahan reer reer Scotland ayaa bedelay tababare Sam Allardyce kadib markii loo magacaabay tababaraha Xulka qaranka...

Cristiano Ronaldo: “Xilli Ciyaareedkii Sanadkani Waxuu Ahaa Kii Ugu Fiicnaa Abid Intii Aan CIyaarayey Kubada Cagta ”

Published on Jul 24 2016 // Ciyaaro
Cristiano Ronaldo: “Xilli Ciyaareedkii Sanadkani Waxuu Ahaa Kii Ugu Fiicnaa Abid Intii Aan CIyaarayey Kubada Cagta ”
Xidiga reer Portugal Cristian Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday in xili ciyaareedkii tagay uu ahaa kii ugu Fiicnaa intii uu ciyaarayay kubada cagta,, waxaanu Tilmaamay inuu aad ugu faraxsan yahay arintaasi. Ronaldo ayaa wali kasoo kaban dhaawacii kasoo gaadhay Finalkii Euro 2016, halkaas oo uu seegi doono...

Kooxda Liverpool Oo La Soo Wareegtay Xidigii Ugu Goolasha Badnaa Kooxda Newcastle Xili Ciyaareedkii Hore.

Published on Jul 23 2016 // Ciyaaro
Kooxda Liverpool Oo La Soo Wareegtay Xidigii Ugu Goolasha Badnaa Kooxda Newcastle Xili Ciyaareedkii Hore.
Kooxda Liverpool ayaa soo afjartay heshiis £25m ah oo kooxda Newcastle ay kaga iibsatay laacibka khadka dhexe ee Wijnaldum.Liverpool ayaa heshiis la gashay kooxda u dhaadhacday heerka labaad ee Newcastle United oo ay ka soo qaadanayso xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum.   Labada kooxood...

Mario Gotze oo ka tagay Kooxda Bayern Kuna Biiray Kooxdiisii Hore Ee Borussia

Published on Jul 23 2016 // Ciyaaro
Mario Gotze oo ka tagay Kooxda Bayern Kuna Biiray Kooxdiisii Hore Ee Borussia
Xidiga Mario Gotze ayaa Dib ugu noqday kooxdiisii Hore ee Borussia Dortmund isagoo macasalaameeyey kooxda Bayern Munich oo uu indhawaale ahba ku qaatay kursiga kaydka. Xidiga heerka Caalami ee Wadanka Germany Gotze ayaa maalmahii lasoo dhaafay wadahadalo kula jiray Kooxdiisii hore ee Dortmund, ka dib...