Wasiiradii Somaliland Iyo Itoobiya U Saxeexay Heshiiska Dekedda Berbera Oo Ku Kala Aragti Duwan In Saamiga Addis Calaamad U Yahay Aqoonsiga Somaliland

Published on Mar 22 2018 // Warar
Wasiiradii Somaliland Iyo Itoobiya U Saxeexay Heshiiska Dekedda Berbera Oo Ku Kala Aragti Duwan In Saamiga Addis Calaamad U  Yahay Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa(Geeska/W.Wararka)-Wasiirada arrimaha dibadda Somaliland iyo gaadiidka ee Itoobiya Dr. Sacad Cali Shire iyo Axmed Shide, oo ahaa labadii wasiir ee dalalkooda u saxeexay heshiiska saddex geesoodka ah ee Berbera, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay saamaynta uu heshiisku ku leeyahay aqoonsiga Somaliland. Wasiirka...

“Somaliland Aduunyada Oo Dhami Haddii Ay Isugu Tagto Kuma Qasbi Karto Wax Aanay Ka Raali Ahayn”

Published on Mar 22 2018 // Warar
“Somaliland Aduunyada  Oo Dhami Haddii Ay Isugu Tagto Kuma Qasbi Karto Wax Aanay Ka Raali Ahayn”
Hargeysa(Geeska)-Prof.Axmed Ismaacil Samatar ayaa madaxweynayaasha Somaliland iyo Djibouti ku tilmaamay kuwo fayow oo karti u leh inay iska ilaaliyaan inay labada wadan isku dhacaan, arrimaha DP world darteed. Waxa uu Axmed Ismaacil Samatar ku tilmaamay maalgalinta dekeda Berbera mid abuuray nolol iyo...

Wasiirka Warfaafinta Oo Buuggiisa Sooyaal Dartii Looga Yeedhay Golaha Wakiilada

Published on Mar 22 2018 // Warar
Wasiirka Warfaafinta Oo Buuggiisa Sooyaal Dartii Looga Yeedhay Golaha Wakiilada
Hargeysa (Geeska)-Golaha Wakiilada gaar ahaan Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, ayaa shalay u yeedhay wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo oo qoray buug ay dood badani ka dhalatay oo lagu magacaabo Sooyaal. Waxa kale oo uu guddoomiye Baashe kulan la yeeshay Abwaan Maxamed...

Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.
  Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ka hadlay natiijada ka soo baxday isku aadkii laga sameeyay wareega siddeed dhamaadka tartanka UEFA Champions League-ga, isla markaana ay kooxdiisa kaga beegantay dhigeeda Juventus.Zinedine Zidane ayaa wuxuu Juventus maaliyadeedu xidhnaa...

Xidigee Sanadka 2018-ka Jabin Kara Saxeexa Ugu Qaalisan Ee Lakala Iibsado?

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Xidigee Sanadka 2018-ka Jabin Kara Saxeexa Ugu Qaalisan Ee Lakala Iibsado?
    Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January ayaa furan waxaana xili ciyaareed kasta dhamaadkiisa markale dib u furma suuqa kala iibiga ugu wayn ee xagaaga, waxaana sanad walba jira saxiixyo waa wayn oo ay kooxaha Yurub sameeyaan kuwaas oo ciwaanada ugu waa wayn ee saxaafada qabsada. Haddaba...

Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar
Thomas Lemar ayaa ogolaaday inuu ku biiro Liverpool si uu badal buuxa ugu noqdo xidiga reer Brazil ee Philippe Coutinho kaas oo ku dhaw inuu ku biro kooxda Barcelona sida ay baahisay shabakadda Yaahoo Sport.Barcelona waxaa ka go’an iney Philippe Coutinho lasoo saxeexdaan si walba oo ay xaalada noqoto...

Magaca Wadankii Ugu Horeeyey Oo Shaaciyey Inuu Safaaradiisa Ka Furanayo Magaalada Qudus

Published on Dec 25 2017 // Warar
Magaca Wadankii Ugu Horeeyey Oo Shaaciyey Inuu Safaaradiisa Ka Furanayo Magaalada Qudus
  Madaxweynaha dalka Guatemala Jimmy Morales ayaa amray in safaaradda dalkiisa ee ku taalla Tel Aviv loo raro magaalada Qudus. Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook  ayuu Jimmy Morales ku sheegay in uu go’aanka qaatay ka dib markii uu la hadlay ra’iisal wasaaraha Israa’iil...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.
  Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan ku guulaysiga koobabka ay u tartamayaan iyo waliba ku soo bixitaanka kaalmaha sare ee UEFA Champions League looga qayb galo iyada oo jiraan kooxo haddaba...

Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Maxay Wargaysyada Magaalooyinka Madrid & Barcelona Ay Ka Yidhaahdeen Kulankii El Clasico-da Ee Santiago Bernabeu Ka Dhacay.
    Saxaafada Caalamka iyo kuwa maxaliga ah ee dalka Spain ayaa si wayn uga falceliyay kulankii El Clasico-da ee Santiago Bernabeu ku dhex maray kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kaas oo ay kooxda ay Valverde 3-0 ugu awood sheegatay kooxda koobka La Liga difaacanaysa ee Real Madrid. Saddex...

Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola

Published on Dec 24 2017 // Ciyaaro
Sergio Aguero Oo Go’aansaday Inuu Ka Tago Man-City Kadib Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Tabobare Guardiola
  Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu daboolka ka qaaday shalay oo Sabti ahayd In weeraryahanka reer Argantina Sergio Aguero uu go’aansaday inuu isaga dhaqaaqo Manchester City, sababa la xidhiidha khilaafaadka joogtada ah ee soo kala dhex galay isaga iyo Pep Guardiola.Sergio Aguero...

Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan
  Sky Sports ayaa soo dhamaystiray liiska 100 ka ciyaartoy ee sanadkan 2017 aduunka ugu fiican kadib markii uu maalmihii ugu danbeeyay si taxane ah u soo gudbinayay liiskan waxaana hadda lasoo Gaadhay ciyaartoy kasta oo ka mid ah 100 xidig ee aduunka ugu fiican sanadkan 2017 iyo kaalinta uu ka...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka
Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa horyaalka ee City ayaa kaalinta todobaad ka soo gashay kooxaha Premier League ee sannadkan 2017 lagu raadiyay Google ee UK gudaheeda...

Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Zlatan Ibrahimovic: “Guardiola Waxa Uu Ahaa Tababarihii Ugu Ciyaalsanaa Ee I Soo Mara .”
  Xidiga reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa ku tilmaamay tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola ‘tababarihii ugu ciyaalsanaa ee uu abid la soo shaqeeyay.’ Kooxda reer Catalans ayaa 60 milyan euro ku qarashareysay weeraryahanka reer Sweden markii ay kala soo wareegeen Inter Milan sannadii...

Xidhiidhka Kubbada Cagta Germany Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Ciyaartooyada Qaranka Abaal Marinta U Siin Doonaan Koobka Aduunka.

Published on Dec 15 2017 // Ciyaaro
Xidhiidhka Kubbada Cagta Germany Oo Ku Dhawaaqay Qadarka Lacageed Ee Ay Ciyaartooyada Qaranka Abaal Marinta U Siin Doonaan Koobka Aduunka.
      Xidhiidhka kubbada cagta Germany ee DFB ayaa si rasmi ah u shaaciyay dhaqaalaha ay ku abaal marin doonaan ciyaartoyda xulka qarankooda marka uu sanadka cusub ee fooda inagu soo haya koobka aduunku uu ka furmo Russia. Xulka qaranka Germany ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan koobka aduunka...

Ganacsade Chinese ah Oo Iibsaday Kooxda Southampton

Published on Aug 16 2017 // Ciyaaro
Ganacsade Chinese ah Oo Iibsaday Kooxda Southampton
    Jisheng Gao oo ah ganacsade Shiinays ah iyo qoyskiisa ayaa dhamaystiray heshiiskii ay ku iibsan lahaayeen kooxda Southampton 80%.Bishii January ayay shirkadda Lander Sports Development ee uu leeyahay Gao sheegtay in iibka lagu heshiiyay, laakiin la wareegitaankani uu hadda yahay maalgalin...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!