Waayeel Socoto Ah Oo Codsaday In Madaxwaynuhu Qaabilo

1
638

Annaga oo ah Waayeelka Beesha Gahayle, oo ka mid ah belaha Gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Ceerigaabo, waxaanu u nimid Hargeysa, waxaanu joognay muddo sagaal bilood ah, welina nooma suurto-galin inaanu gaadhno xafiisyadii aanu u soconay ee hawshayadu khusaysay, annaga oo subax walba hor-taagan xafiisyadaa, markaa waxaanu u nimid warbaahinta in Madaxda sare ogaato, sidaa daraadeed, Mudane Madaxwayne waxaanu baahi u qabnaa arragtidaada.

Chief. Cali Xaaji Nuux.

Axmed Faarax Carraale.

 

Comments are closed.