Si loo Joojiyo COVID-19, Afkaar Sameeyayaasha Soomaaliyeed Waxay Faafinayaan Fariimo Caafimaad oo leh Badbaado Nololeed-Waxaana ka mid Codsi Bulsho oo ah ‘ Fadlan Xidho Afsaarka’.

0
837

Si looga qaybqaato Jooginta fiditaanka COVID-19, waxa laga rabaa dadka saamaynta ku leh bulshadda dhexdheeda in ay ka qayb-qaatan faafinta fariimaha caafimaad ee badbaadada nolosha aadamaha- kuna booriyan dadka xidhashada maska(Afsaarka).

Taariikh- Alight, horay loogu yaqaanay American Refugee Committee, waxa u farxad ah in ay iclaamiso wada-shaqaynta cusub ee ay wadayeesheen Afkaar saameeyeyaasha Soomaalida ah ee ku hawlan ololeha wacyigelinta caafimaad ee loogu magac daray #inOurHands-ujeedkiisuna yahay jooginta faafitaanka COVID-19 ee Geeska Africa iyadoo la gudbinayo xogo badbaado nololeed iyo talaabooyin ka hortag ahba iskugu jira. Iyadoo dawladu hagayso dagaalka ka dhanka ah COVID-19, Alight waxay howlgelinaysay dad dedaalkan kaalin mug leh ka qaadan kara sida fanaaniinta, weriyayaal kala duwan ee ka hawlgala TV yadda iyo dadka kale ee afkaar sameeyayaasha ah in ka hawlgalaan faafiyaan fariimaha ka hortaga cudurkan, korna loo  qaado wacyigelinta ku saabsan halista uu bulshada ku yahay cudurkan safmareenka ah.

Hadda – Alight, oo hore loogu yiqiin Guddida Qaxootiga Maraykanka(ARC), waxay ku faraxsan tahay in ay gacansaar layeelato dadka saamaynta ku leh Soomalida dhexdheeda in ay ka qayb qaatan  ololaha wacyigalinta caafimadka ee looyaqaano  #Gacmaheena- oo loogu talo galay in uu kaalin ka  qaato joojinta COVID-19 ee Geeska Afrika iyadoo la wadaagayo xog iyo xeelad kasta oo lagu badbaadinayo nafaha aadamaha. Maaddaama ay masuuliyintu hormood ka yihiin  la dagaalanka COVID-19, Alight waxay gacan ka gaysanaysaa dedaalkaa iyadoo  hawl gelisay dad bulshada dhexdeeda  caan ka ah sida, hoobalo, wariyayaal si ay uga qaybqaatan ka hortaga iyo kor uqaadista wacyigalinta ku saabsan halista  COVID-19 uu ku yeelan karo bulshada

Isagoo ka ambaqaadaya ujeedooyinka ololaha #InOurHanads, Adan Cadar, madaxa Hayadda  Alight, wuxuu yidhi, “ isagoo hogatusaalaynaya ujeedooyinka ololaha # Gacmaheena,  waxa uu yidhi “taageerada shakhsiyaad baraha bushada  caan ka ah iyo kuwaa warbaahinta soo jireenka ah ayuu yoolkeenu yahay in uu abuuro  olale waafiya  oo gaadhi kara  dadwaynha Somaliyeed ee ku  dhaqan Geeska afrika. Una gudbo halku dhegyo caafimad oo qeexan Sida waji xidhasada.”

Tan iyo bilwogii cudurkan safmarka ah ee COVID-19, Alight waxay nashqadaysay oo qaybisay fariimo caafimaad oo laga soo minguuriyay habraacyada Ururka Caafimaadka Aduunka (WHO) ee ku aaddan sida ugu haboon ee looga hortegi karo cudurkan. Wadajir ahaan loogu yeedho #InOurHands, ololaha waxaa ku jira fariimo gacmo maydhida, muhiimada masaafo isu jirsiga bulsahda, iyo dhab ahaantii in la shaacbixiyo xogaha beenta ah ee COVID-19. #InOurHands wuxuu bulshada farayaa wejiga ama afkaada dabool mar walba oo aad gurigaada ka baxdo-xiro af dabool, masar, wax uun aad isku ilaaliso adiga iyo dadka kugu xeeran.

Dadka bulshada caanka ka ah ee ol olaha #InOurHands waa:

? Dr. Maxamed Warsame – Xeeldheere Caafimaadka Bulshada

? Najma Cadi – Ol Oleeye/Saameeye Bulsho

? Khadra Daahir – Heesa Caan ah

? Farxaan Xaaji Cali, Mulkiilaha Horn Cable TV (HCTV)

? Cabdisalaam Hareeri – Tebiye Telefishin

? Khaalid Foodhaadhi – Wariye

? Ayaan Macallim – Naqshadeeyo Dhar Xarago, iyo Tafaariiq

? Abdirashid Hashi – Hogaamiye Afkaar

? Sooraan & Jawaan – Majaajiliisteyaal

? Hassan Suleiman Dhuhul – Laabsaalax

DJ Subeer – Saameeye Bulsho

Adeegsiga baraahooda bulshada ee saamaynta leh, saameeyeyaashan waxay adeegsan doonaan idaacadaha soo jireenka ah iyo baraha bulshada si ay ula falgalaan dad malaayiin ah kuna gudbin doonaan fariimo caafimaad ahna ka hortaga COVID-19. Bulshada waxay heli doontaa fursad oraah is waydaarsi saameeyeyaashan garanana waxa Soomaalidu la kulantaay isla markaana gudibin kara xog wax ku ool ah iyo masraxyada dadku haleeli karaan iyo hab ku haboon daruufaha jira.

Iyadoo sharaxaysa wixii ku dhaliyay inay ku biirto ol olaha  #InOurHands, Najma Cabdi waxay tiri, “Maadaama COVID-19 waa halis caafimaad bulsho kaas oo aanan lahayn dawo iyo talaal toona, waa inaynu dhamaan qaadnaa talaabooyin ka hortag sida xirashada maaskaor, waxaana codkayga ku biirinaya ol olaha heerka saree ee Alight.”

Wadajirkeena maamulada caafimaadka dowlada iyo ol olaha wacyigelinta saameeyeyaasha, waanu joojin kartaan faafiada COVID-19 ee Geeska Afrika iyo ka fog.

Inagoo kaashanayna waxaayaha caafimaada ee dawlada,iyo ololaha wacyigalinta  dadka bulshada  samaynta ku leh waxaynu wada jir u joojin karnaa fiditaanka COVID-19 ee Geeska afrika iyo meelo ka fogba.Si aad u barato xog dheeraad ku saabsan ololaha #InOurHanads, faldan booqo @w.are.alight Instagram ama @WeAreAlight Facebook, si aad u muujisana taageeradaada, fadlan booqo www.wearealight.org/covid19response.

KU SAABSAN ALIGHT

Alight waxa aasasay 1978, Alight- oo hore u ahaa Guddida Qaxootiga Maraykanka- Alight wuxuu siiyaa bulshada tabaalaysan daryeel caafimaad, biyo nadiif ah, hoy, iyo  abuurida fursado dhaqaale in ka badan 3.5 milyan oo qof 17 wadan sanad walba. Siyaad u hesho xogo dheerada oo ku saabsan Aligh fadlan booqo  www.wearealight.org