Ogaysiis: Hargeysa Institute of Health Sciences

0
1245

Ref:                                                                                                      

Ogeysiis 

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan dadweynaha reer Somaliland gaar ahaan intaa xiisaysa barashada caafimaadka  in uu Macadka Culuunta Caafimaadka ee Hargeysa uu qaadanayo arday cusub oo ah Shaybaadh, Kalkaliso Sare, Daryeelka Xaladaha Culus ee Bukaha, Kalkaaliso Qalliin iyo Umuliso .(Laboratory, Nursing, ICU Nursing ,OT & Midwife).( levelka waxbarashada oo ah direct degree level xidhiidhsan ama diploma kolba kii aad doonto}

Shuruudaha Laga Rabo Ardeydu Waa Sidatan (Requirements)

  1. Da,da 18 jir ama ka weyn
  2. Waa inuu dhamaystay 12 sano ee dugsiga sare
  3. Waa in uu ku soo baxay darajada C ama kasareeyo
  4. Waa inuu ku hadlikaraa qori karaa luuqada ingriisiga si fiicaan
  5. Waa inuu ku qanacsan yahay fulinta adeega caafimaadka
  6. Waa inuu soo bixiyaa 20$ doolar oo aan celin lahayn (Account Number 6818 Dahabshiil Bank)Hargeisa

Laba sawir oo kur aha.

Waxay bilaab maysaa qadashada araajidu  July 6th 2021 – August 15th2021mudada Ogeysiisku waa 6 cisho Wixii faahfaahin dheerad ah waxaad ka helikartaa Macadka Culuunta Caafimaadka Hargeisa.

 Mahadka Culuunta Caafimaadka ku can baxey aqoon, khibrad dheer iyo oo ah hormoodka shaqaalaha caafimaadka wadanka.  La Asaasey  1930kii waqtigii gumeysigii   Ingriiska . Soo Saarey labadii  kalkaaliso/Umuliso ee ugu horeey wadankeena (JSL)  sanadku markuu ahaa 1967.  Ahaana schoolka kaliya ee caafimaadka  ee JSL .  Ahna school dawladeed oo lagu hago mabda’a Wasaarada horumarinta Cafimaadka.   

Machadka Culuunta Caafimaadka Hargeisaka soo Horjeedka Xafiska Xeer Ilaaliya Guud ee Qaranka JSL

TB Hospitalka ka xiga dhinaca Galbeedka

Contact Information:  

Website: www.hiohs.com

Facebook:  HSOSH2021

Phone Number:  528994 Land line

Please contact directly to our office any additional questions