Kastamka Berbera, Ma Gayo Eedaha Lagula Dul-Kufay

20
791

Anaga oo ah ganacsato magacyadoodu hoos ku qoran yahiin waxaanu beeninaynaa nin magaca ganacsatada ku hadlay oo maqaal ku qoray wargayska Foore cadadkiisii 342 maamulka kastamkana ka been abuuray kuna fadeexadeeyay shaqo xumo aanay u qalmin, siiba maamule ku xigeenka kastamka, ninkaas oo ah nin hawlkar ah oo ka adag shaqadiisa cidina aanay ka caban shaqadiisa, wali maalin ay ka shaqo wanaagsantahay dekeda iyo kastamka Berera maanan arkin manay soo marin tobankii sano ee u danbeeyay.

Eedaynta uu ninkaaus soo jeediyay waa mid isaga u gaar ah cidna ma matalo

Yuusuf Cabdilaahi

Xuseen Cige

Mataan Muxumed

Ibraahin Cumar

Comments are closed.