Wasiirka Warfaafinta Oo Buuggiisa Sooyaal Dartii Looga Yeedhay Golaha Wakiilada

Published on Mar 22 2018 // Warar
Wasiirka Warfaafinta Oo Buuggiisa Sooyaal Dartii Looga Yeedhay Golaha Wakiilada
Hargeysa (Geeska)-Golaha Wakiilada gaar ahaan Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, ayaa shalay u yeedhay wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo oo qoray buug ay dood badani ka dhalatay oo lagu magacaabo Sooyaal. Waxa kale oo uu guddoomiye Baashe kulan la yeeshay Abwaan Maxamed...

Dhaqannada bulsho ee aad ka filan karto Hindiya, Giriigga, Marooko, Tuuniisiya, Jarmalka iyo Isbayn

Published on Mar 22 2018 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah dhaqannada kala geddisan ee bulshooyinka dunida ku nool. Waxa se afeef ah in ay suurtagal tahay in haddii aad bulshooyinkan dhextagto aanad arkin ama dareemin dhaqannadan qaar, sababtu waxa ay noqon kartaa dalka...

Baabuurta Naaftada (Diesel) Ah Oo Laga Mamnuucay In Ay Maraan Badhtamaha Magaalada Roma Ee Talyaaniga

Published on Mar 22 2018 // Googooska Geeska
Baabuurta Naaftada (Diesel) Ah Oo Laga Mamnuucay In Ay Maraan Badhtamaha Magaalada Roma Ee Talyaaniga
Roma (Geeska)- Duqa magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga Firjiiniya Raagi, ayaa xaqiijisay in lix sano kaddib, marka la gaadho sannadka 2024 baabuurta ku shaqaysa shidaalka Naaftada (Diesel) ka laga mamnuuci doono in ay dhex maraan magaalada caasimadda ah ee Rooma. Qoraal ay Raagi ku faafisay...

Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Maraysa Meel Adag Iyo Liiska Xidigaha Loolanka Adagi Ka Dhexeeyo

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Maraysa Meel Adag Iyo Liiska Xidigaha Loolanka Adagi Ka Dhexeeyo
  Tartanka adag ee loogu jiro kabta dahabka ah ee gool dhalinta Yurub ayaa maraysa meel aad iyo aad u xiiso badan waxaana jira xidigo badan oo rajo ka qaba in ay xili ciyaareedkan ku guulaysan karaan. Waxaana xiisahan cusub sii abuuray saddex xidig oo todobaadkan min afar gool ka dhaliyay horyaalada...

Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.

Published on Mar 21 2018 // Ciyaaro
Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Real Madrid Wajihi Doonto Juventus Champions League.
  Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ka hadlay natiijada ka soo baxday isku aadkii laga sameeyay wareega siddeed dhamaadka tartanka UEFA Champions League-ga, isla markaana ay kooxdiisa kaga beegantay dhigeeda Juventus.Zinedine Zidane ayaa wuxuu Juventus maaliyadeedu xidhnaa...

Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario
Manchester United ayaa u dhaqaaqi doonta soo xerogalinta xidiga ku rafaadsan garoonka San Siro Ee Joao Mario, balse waxey kaliya talaabadaas qaadi kartaa marka uu kooxda ka baxo Henrikh Mkhitaryan sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya Ingiriiska.Kabtanka xulka Armenia Herikh Mkhitaryan waxaa la...

Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Livepool Oo Ku Dhaw Soo Xero-Gelinta Xidiga Thomas Lemar
Thomas Lemar ayaa ogolaaday inuu ku biiro Liverpool si uu badal buuxa ugu noqdo xidiga reer Brazil ee Philippe Coutinho kaas oo ku dhaw inuu ku biro kooxda Barcelona sida ay baahisay shabakadda Yaahoo Sport.Barcelona waxaa ka go’an iney Philippe Coutinho lasoo saxeexdaan si walba oo ay xaalada noqoto...

Murashaxii Xisbiga Waddani Oo Faahfaahiyey Kulan Uu Shalay La Yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi

Published on Dec 25 2017 // Warar
Murashaxii Xisbiga Waddani Oo Faahfaahiyey Kulan Uu Shalay La Yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi
HALKAN KA DAAWO WARKAAS OO DHAMAYSTRAN…  
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!