Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario

Published on Jan 05 2018 // Ciyaaro
Man United Oo Aduun Dhan 40 Malyan Duldhigtay Xidiga Inter Milan Ee Joao Mario
Manchester United ayaa u dhaqaaqi doonta soo xerogalinta xidiga ku rafaadsan garoonka San Siro Ee Joao Mario, balse waxey kaliya talaabadaas qaadi kartaa marka uu kooxda ka baxo Henrikh Mkhitaryan sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya Ingiriiska.Kabtanka xulka Armenia Herikh Mkhitaryan waxaa la...

Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan

Published on Dec 23 2017 // Ciyaaro
Liiska 10-ka Ciyaartooy Ee Ugu Fiicnaa Kubada Cagta Sanadkan iyo Kooxaha Ay U Kala Saftaan
  Sky Sports ayaa soo dhamaystiray liiska 100 ka ciyaartoy ee sanadkan 2017 aduunka ugu fiican kadib markii uu maalmihii ugu danbeeyay si taxane ah u soo gudbinayay liiskan waxaana hadda lasoo Gaadhay ciyaartoy kasta oo ka mid ah 100 xidig ee aduunka ugu fiican sanadkan 2017 iyo kaalinta uu ka...

Somaliland Oo Markii UgU Horaysay La Keenay Mashiinka Baadha Tayada Dawooyinka Dalka Soo Gala

Published on Sep 06 2017 // Warar
Somaliland Oo Markii UgU Horaysay La Keenay Mashiinka Baadha Tayada Dawooyinka Dalka Soo Gala
  Hargeisa (Geeska) waxa markii ugu horaysay Somaliland la keenay Mishiin baadhaya tayada Daawooyinka dalka soo gala, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey shacabka Somaliland ay ka dayrinayeen tayadooda. arintan ayaana waxtar badan u yeelan doonta bulshada dalka ku dhaqan, Hadaba warkan oo dhamaystiran...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!