Dr. Xuseen-Xoog Oo Tacsi U Diray Ehelka Marxuum Suldaan Galaal

Published on Sep 23 2015 // Tacsi, Warar
Dr. Xuseen-Xoog  Oo Tacsi U Diray Ehelka Marxuum Suldaan Galaal
Anigoo ah Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen-Xoog), waxaan tacsi u dirayaa shacabka, ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum Suldaan Maxamed Cabdillaahi Xuseen (Galaal) oo shalay ku geeriyooday magaalada Makka ee dalka Sucuudiga. Marxuumkana waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo....

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiye Cirro Oo Tacsi U Diray Rayale Oo Ay Soddohdii Geeriyootay

Published on Sep 15 2015 // Tacsi, Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa tacsi u diray madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo ay soddohdii marxuumad Khadiija Yuusuf Yoonis ku geeriyooday...

Madaxweynaha Oo Tacsi U Diray Ehelada Marxuum Sheekh Cumar Qawdhan

Published on Feb 05 2015 // Tacsi, Warar
Madaxweynaha Oo Tacsi U Diray Ehelada                    Marxuum Sheekh Cumar Qawdhan
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tacsi u diray qoyska, umada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Marxuum Sheekh Cumar Qawdhan Muxumed oo shalay ku geeriyoday Hargeysa, maanta la aasayo. Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleban Dhuxul...

Tacsi: Geerida Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax

Published on Feb 15 2014 // Tacsi, Warar
Bahda Geeska Afrika Media Cenere, waxa ay tacsi u dirayaan siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir iyo dhammaan qoyska reer Cabdiqaadir Faarax oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timid Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax, oo habeen hore ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Alle waxay uga baryayaan...

Guddoomiyihii Hore Ee SONYO Oo Tacsi U Diray Xubin Magac Ku Lahaa Daladda Oo Geeriyooday

Published on Dec 08 2013 // Tacsi, Warar
Guddoomiyihii Hore Ee SONYO Oo Tacsi U Diray Xubin Magac Ku Lahaa Daladda Oo Geeriyooday
Anigoo ku hadlaaya magacayga waxaan halkan dhambaal tacsiya uga dirayaa Marxuum C/raxman cumar murase oo daraad xanuun ku soo booda ah ugeeriyoodey.  Geeridu waa xaq, waana sune qof kasta oo dunida korkeeda ku uumani uu dhadhamin doono. Marxuumku wuxuu ka mid ahaa xubnihii uGu firfircoonaa ee soo mara...

Tacsi Ku Socota Gudoomiyaha Geeska Afrika

Published on May 23 2013 // Tacsi, Warar
Bahda Geeska Afrika Media Center Ee Wargeysyada Geeska Afrika Iyo The Horn, waxa ay tacsi u dirayaan guddoomiyahooda Kamaal Axmed Cali, oo uu Alle haw naxariiste Aabihii Axmed Cali Marjaan, habeen hore ku geeriyooday magaalada Marka ee dalka Somaliya. Sidoo kale waxa ay tacsi u dirayaan qoyska reer Axmed...

Jaaliyadda Sucuudi Carabiya Ee Somaliland Oo Tacsi U Diraya Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd

Published on Jan 13 2013 // Tacsi, Warar
Jaaliyadda Sucuudi Carabiya Ee Somaliland Oo Tacsi U Diraya Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd
YAA AYATUHUHAL NAFSUL MUTMAIINNATU, IRJACII ILAA RABBIKI RAADIYATAN MURDIYA. Odayaasha magacyadoodu hoos ku taxanyihiin waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan geerida naxdinta le ee ku timid Marxuum Jamac Maxamoud Xayd halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qooyskii iyo qaraabadii marxuumka, dawladda iyo shacbiga...

Tacsi Ay Jaaliyadda Somaliland Ee Qatar U Dirayaan Dawladda Djibouti, Qoyska Iyo Qaraabadii Jaamac Maxamuud Xayd

Published on Jan 13 2013 // Tacsi, Warar
Tacsi Ay Jaaliyadda Somaliland Ee Qatar U Dirayaan Dawladda Djibouti, Qoyska Iyo Qaraabadii Jaamac Maxamuud Xayd
       Inaalilaahi waa Inaa Ilahayhi rajacuun . Odayaasha iyo dhalinyarada hoos ku qoran oo ka mid ah Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Qatar waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyski iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd oo ahaa Gudoomiyaha...

TACSI Ku Socota Reer Cabdulle Calasow

Published on May 30 2012 // Tacsi, Warar
Bahda Geeska Afrika Media Center oo kala ah Wargeyska Geeska Afrika oo ah maalinle magaalada Hargeysa kaga soo baxa luuqadda Somaliga iyo The Horn oo ah toddobaadle Ingiriis ah oo isna Hargeysa ka soo baxaa waxa ay tacsi u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyska uu ka geeriyooday Marxuum Sheikh Abdulle...

TACSI

Published on May 29 2012 // Tacsi, Warar
Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomay, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Fatima Xasan Rashid iyo wiilkooda Xuseen Maxamed Xuseen, Siyaad Xuseen Jaamac iyo xaskiisa Saynab Maxamed iyo inantooda Amiira Siyaad Xuseen, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac. Dhammaantood waxa ay tacsi...

Madaxweynaha Oo Tacsi U Diraya Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Ismaaciil Maxamed Macaash

Published on Aug 01 2011 // Tacsi
  Tacsi                                                                                                                                                           01/08/2011 1.   Wasiirka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Wasiirka Xanaanda Xoolaha Somaliland

Published on May 22 2011 // Tacsi, Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Wasiirka Xanaanda Xoolaha Somaliland
Hargeysa (Geeska) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa tacsi u diray wasiirka xanaanada xoolaha, isaga oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timi adeerkii Saxardiid Maxamed Siciid. Madaxweynaha ayaa tacsida uu u diray wasiirka xanaanada xoolaha ku yidhi sidan:- Date: 21/05/2011 Tacsi   Madaxweynaha...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!