Jaaliyadda Sucuudi Carabiya Ee Somaliland Oo Tacsi U Diraya Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd

0
1306

YAA AYATUHUHAL NAFSUL MUTMAIINNATU, IRJACII ILAA RABBIKI RAADIYATAN MURDIYA.

tacsi1Odayaasha magacyadoodu hoos ku taxanyihiin waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan geerida naxdinta le ee ku timid Marxuum Jamac Maxamoud Xayd halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qooyskii iyo qaraabadii marxuumka, dawladda iyo shacbiga reer Jabouti iyo sidoo kale shacbiga reer Somaliland,

Cali Muse Xaaji Yousuf
Khadar Digaale Saciid
Axmed Xussein Ismaciil 
Xassan Cabdi Yousuf 
Cabdi Yonis Xaad 
Aden Sulub Ciise
Cali Aw-Xassan Xujaale 
Jamac Ibrahim Guuleed 
Daaud Cabdi Coomay

Maxamed Xassan Dheereeye
Axmed Ibrahim Xassan 
Saciid Cabdi Xussein 
Maxamed Xassan Cali Cawaale 
Cabdi Kariim Gamuute
Axmed Ibrahim Dirir 
Cali Cabdillaahi 
Ibrahim Mawliid 
Libaan Barre Awgab

Mustafa Xassan Cali

Maxamed Yousuf Cabi

Waxaanay Ilaahay SWT uga baryayaan inu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo dhammaanteenn samir iyo iimaan inaga siiyo….

Wa innaa lillaahi, wa innaa ilayhni raajicuun.