Tacsi: Geerida Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax

0
1491

Bahda Geeska Afrika Media Cenere, waxa ay tacsi u dirayaan siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir iyo dhammaan qoyska reer Cabdiqaadir Faarax oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timid Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax, oo habeen hore ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Alle waxay uga baryayaan inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo. Aamiin.