12-Kii Koob Aduun Ee Ugu Danbeyey Iyo Sidii Loogu Kala Guulaystay

1
1681

Picture1Waxan dib u eegi doonaa  12 tartan koob aduun ee ugu danbeyey  uguna  xiisaha badnaa inagoo ka bilaabi doona 1966kii  koobkii aduunka ee lagu qabtay  England.

1966:  waxaa ay dhex  martay  ciyaartii kama dambeysta ahayd garoonka Wembley  xulalka ficilka weyn uu ka dhexeeyo ee England iyo west Germany taas oo ciyartoga tobabre sir alfa Remsey’s ay maquuriyeen uguna awood sheegteen 4-2 xulka waqooyiga Germany .

1970:   iyaadoo wakhtigaa indhaha caalamka uu soo jiitay xidiga weyn ee selecao Pele .ayaa ka dhigay xulka Brasil xulkii ugu fiicnaa ee waligii ka soo qayb gala tartankaa. Ciyaartii finalka waxay ku xasuuqday4-1 xulka qaranka  Italy.

1974:   Gabi ahaanba  xulka qaranka Holland oo ahaa xulka ugu  nasiibka xun dunida  ayaa waxaa ka faaidaystay xulka qaranka waqooyiga Germany oo marti galiyey  ciyaartii finalka  2-1.

1978:   Afar sano kadib xulka Holland iyagoon   guul daradii Germany aan ka soo kabsan ayaa hadana ay iskenen ciyaartii finalka  waxaa mar labaad  xasuuqay xulkii marti galiyey markan xulkaasi waa xulka qaranka argentina taas oo uu ku hogaamiyey xidigii wagaa ku guulaystay kabta dahabka        Mario kemps taas oo loo caleemo saaray marii ugu horeysay xulka argentine koobka aduunka iyagoo kaga badiyey wakhti daayicii 3:1xulka Holland.

1982:   kabtanka Italy Dino Zott ayaa mar labaad  ku guulaystay koobka aduunka ka dib markii ay isku arkeen finalkii xulka waqooyiga Germany 3-1 taas oon waligeed  la ilaabi Karin sidii uu u dabaldegay  Marco Tardelli.

1986:  Kadib tartanka waxaa la isku raacay socdaalkii shakhsiga ahaa ee Maradona [EL DIEGO]  kazoo usoo baxay argentina una suurto galiyey      sideed sano ka dib koobka aduunka .guushaas oo ka timid gacanta ILLAHAY oo u timid xulka qaranka Argentiina ma jirto dhacdo ka weyn koobka aduunka tii ka dhacday Maxico .86.

1990:   UAE iyo EGYPTY oo uu ka muuqday calankoodu Italy ayaa nasiib daro labaduba ku hadhay wareega koobaad waxaana ku guulaystay west Germany taas oo kabtankooda Franz Beckenbauer- oo riyadii Argentina ee ahayd inay difaacato koobka ka diiday.

1994:   Maraykanka oo marti galiyey tartanka ayaa soo gadhay wareegyada xiga wareega koowaad taas oo ahayd tartankii uu ugu fiicnaa marki ugu horaysay taariikhda .dhanka kale Saudi Arabia lacibkooda Saeed Al-Owairan  ayaa ka dhaliyey goolkii sanadaa lakiin BRASIL ayaa ku guulaystay koobka markii afaraad taariikhda wadankaas ka dib markii gool ku laaga ka badiyeen xulka Italy .

1998 :   Zinedine Zidane ayaa dib ugu soo nooleyey rajadii uu xulkiisu ka qabay hanashada koobka ay marti galiyeen waa xulka France kana diiday Brasil inay difaacato koobka.

2002:   Ronaldo gool ma gafaha qaranak Brasil. oo su’aalo badan laga keenay qaabka uu timaha u jartay [‘Il Fenomeno’] ayaa dabka ku  shiday ciyaartoga tobabare sclari guushii ay ka soo gaadheen japan iyo korea .ronaldo oo dhigay recodka gool dhalina koobka aduunka u yaala  15.

2006:   Italy ayaa ku guulaysatay koobkii uu marti galiyey qaranka Germany lakiin tartanka waxaan la ilaabi doonin dhacdadii Zinedine Zidane. Headbutt [madax ama hidh] dhanka kale waxaa loo caleemo saray kabtanka  qaranka Italy xidiga  aduunka  iyo ka yuruba .

2010:  south Africa oo ku soo dhaweysay dunida qarada Africa taariikhda .taas oo spain ay ku guulaysatay tartanka markii ugu horaysay taariikhda .iyadoo wakhtigii dheeriga ahaa ka badisay xulka Holland .kuwaas oo lumiyey mar kale football biggest prize again oh, and did we mention the vuvuzela?!

2014 :  waxaa laga war sugaaba waa qarankee magaciisa ku qora buugagta taariikhda aduunka.

Maxamed-Saciid (Habane)

 

Comments are closed.