Hargeysa (Geeska) Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka war bixiyey xaaladda dalka iyo siyaasada haatan taagan. Rayaale oo warbaahinta la hadlaayey ayaa si gaara farta ugu fiiqay wasiirka arrimaha guddaha Cali Maxamed Waran Cade oo uu ku sheegay nin hankiisu wasiirnimo dhaafi waayey.
Rayaale ayaa sidoo kale sheegay inuu xaal ka bixinaayo sababihii uu Jamaal Cali Xuseen ugu diiday inuu ku wareejiyo xisbigii UDUB ee uu markaa hogaankiisa hayey Rayaale.
Warkan oo muuqaal ah halkan ka daawo