Shirkada NBHH Oo Berbera iyo Tog-wajale Corrdor Ka Shaqynsa Waxay Uu Bahantahy 5 Engineer Industry

0
1565

Shirkada NBH  waa Shirkad wadaniya,  waana shirkada ka shaqaynaysa  wadada bebera iyo wajaale isku xidhaysa

(Berbera Corrdor) waxay u baahanatahay Shan 5  Engineer  oo ka shaqayn doona  (Berbera Corrdor)

Engineer-da loo baahan yahay waxay kala yihiin

  • 1- Civil Engineer three position
  • 2-material engineer one position
  • 3-bridge engineer one position

Sharuudaha Looga Baahan yahay (Qualifications and Job Requirements)

1, Civil Engineer

A, waxa looga baahan yahay   in uu  haysto shahaado ay  ugu hoosayso Bachelor’s degree an engineering.

B, in uu aqoon u lee yahay  Dhismaha Wadooyinka ,

C, waa in ku soo sahaqeeyey haystana ugu yaraan  shan sano oo qibrada (Civil engineer  experience road construction  five year)

2, material engineer

A, waxa looga baahanayahay    in uu  haysto shadow ay  ugu horseshoe Bachelor’s degree in engineering.

B, waa in uu aqoon u leeyahay Ciida (Soil) Daamurka-( Asphalt ) and  iyo sagbada  ( Concrete ) (

C, waa in ku soo sahaqeeyey haystana ugu yaraan  shan sano oo qibrada ( five years experience )

3, Bridge engineer

A, waxa looga baahanayahay    in uu  haysto shahaado ay  ugu hoosayso Bachelor’s degree an engineering.

B, waa in uu aqoon u leeyahay dhisida biriijyada (bridges)

C, waa in ku soo sahaqeeyey haystana ugu yaraan  shan sano oo qibrada  ( experience bridgesfive year)

Sida Loo  Codsanaayo (How to apply)

Qofkasta oo u baahan shaqqoyinkan waxa uu Cv giisa kusoo dirayaa  Email-ka hoos ku qoran

Waxii warbixina ee intaas dheer waxaad lasoo xidhiidhi kartaa Telephone-ka hoos ku qoran.

Waxaanay xidhmayaan Qabashada Cv-yadu 7-Sep- 2019

Interested applicants who meet the above requirements should submit their CVs with application letter by

Email:  raju.uppa@gmail.com 

Or contact no 0633200004

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here