Oday Cabdi Cawar Oo U Jawaabay Odayaal Reer Saaxil Ah

1
660

 

Anigoo ah Oday Cabdi Ibraahim Yuusuf (Cabdi Cawar), Waxaan doonayaa inaan halkan ka idhaado dhawr eray oo aan ku odhanaayo odayaal ka soo jeeda beesha Saaxil ee Aadan Ciise oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa. Waxaan u sheegaya beeshaas markii la qaxay 1988 ee loo diiday biyahii baraagaha dhulka kale beeshii u fasaxday barkadaheeda inay bilaash ku cabaan  inay ahayd beeshan uu ka soo jeedo inankan beerta ka iibsaday deegaanka Abdaal, arintuna maaha uun maanta iyo beertan ee waxaan leeyahay dib ugu noqda arimaha oo dibna wax u fiiriya.

Oday Cabdi Ibrahim Yuusuf (Cabdi Cawar) Hargeys

Comments are closed.