Annaga oo ah jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Washington, DC iyo hareeraheeda  waxa aanu hambalyo u diraynnaa ururka XAQSOOR iyo hoggaankiisa  cusub ee la doortay.
	Waxa aanu u rajeyneynnaa xisbiga XAQSOOR  guul iyo in Allaah ka dhigo midkii talada dalka hanta ee Somaliland u horseeda barwaaqo iyo horumar.
			
		










