Annaga oo ah jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Washington, DC iyo hareeraheeda waxa aanu hambalyo u diraynnaa ururka XAQSOOR iyo hoggaankiisa cusub ee la doortay.
Waxa aanu u rajeyneynnaa xisbiga XAQSOOR guul iyo in Allaah ka dhigo midkii talada dalka hanta ee Somaliland u horseeda barwaaqo iyo horumar.