Iid Mubaarak Umada Muslimka Ah Meel Kastoo Aad Joogtaan

1
543

geeskaHargeysa (Geeska) Dhamaan shaqaalaha iyo maamulka Wargeyska Geeska Afrika iyo The Horn Newspaper waxay halkan hambalyo uga dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meel kastoo ay joogaan.

Iidal Fidriga awgeed waxaanu idin leenahay ilaahay haynaga yeelo kuwii uu ka aqbalo camaladii wanaagsanaa ee bisha Ramadan. Sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo,.

Comments are closed.