GUUGUULE IYO MAANTA

51
4220

Waxaan idin idhi, madaxweynuhu malaha la taliye ayuu u yara baahanyahay ma is tidhaahdeen, ilayn wareegtadii uu wax ku magacaababa waa tan ay sanqadhu ka yeedhaysee. Waxaan intaas ku darayaa Malaga yaabaa in Sanaag-baridan uu aadyar wasiirka Walaweynta metelayaa iska yimid inagu noqoto waddo halaq mareen ah oo ay kuwo kalena dabadii yimaadaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here