G/le Sare Cismaan Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Magacaabista Taliye Nuux Taani

0
528

scanAnigoo ah gaashaanle sare Cismaan Cawad Xaashi, taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland, waxaan madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku bogaadinayaa magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka qaranka uu u magacaabay sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani. Waa nin ka bixi kara xilka culus ee la saaray, horena wax badan ugu qabtay ciidankada qaranka Somaliland.

Maantana waxaan u rajaynayaa inuu hawlaha ciidanka qaranka sii laban laabi doono. Allena ha ku asturo.

Gaashaanle sare Cismaan Cawad Xaashi

Taliyihii hore ee ciidankada Qaranka JSL.