Deg Deg: Boqor Buurmadoow Oo Hargeysa Lagu Xidhay

0
505

Hboqor_buurmadow.img_assist_customargeysa(Geeska)-Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow).

Buurmadoow ayaa maanta laga xidhay madaarka Hargeysa oo uu ka soo degay isagoo ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta. Weriyayaal Geeska Afrika ka tirsan ayaa sheegay inay ciidamada ammaanku boqorka geeyeen xarunta baadhista dambiyada oo lagu hayo.

La soco wixii ka soo kordha