Aqoonyahan Iyo Dhallinyaro Hambalyo U Dirtay Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame

0
520

Anagoo kamid ah aqoonyahaynka iyo dhalinyarada Xaafada Axmed dhagax waxaan hambalyo u diraynaaa guud ahaaan xubnaha cusub ee loo dhaariyey inay noqdaaan komishanka doorashooyinka qaranka JSL, Gaar ahaan waxaaan hambalyo u diraynaa gudoomiyaha cusub ee komishanka doorashooyinka qaranka ENG: ABDIQADIR IIMAN Warsame waxaan ilahay uga baryahaynaa inuu u fududeeyo xilka qaran ee  loo igmaday, anaagoo kalsooni buuxda ku qabna aqoontiisa iyo kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa.

Dhalinyarada hanbalyada soo saartay

1. Prof : abdirahman essa nur,

2. Captain: jamal caydiid Ibrahim

3. Eng:Abdixakim ahmed elmi

4. Mohamed yusuf nur

5. Abdirisaaq sh.  Ahmed mohamed

6. Siyaad Cabdi MOOGE

7. Eng:abdikhaliq abdilahi askar

8. Abdirashiid siyaad aw cabdi