Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha Horyaalka Kasta Goolasha Ugu Badan Dhaliyay.

11
164

 

Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan ku guulaysiga koobabka ay u tartamayaan iyo waliba ku soo bixitaanka kaalmaha sare ee UEFA Champions League looga qayb galo iyada oo jiraan kooxo haddaba ugu cad cad in ay ku guulaysan karaan koobabka loo tartamyo.Xili ciyaareedkan shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn waxaa ka jira laba kooxood oo kaliya oo aan ilaa hadda wax guuldaro ah soo arag waxayna kala yihiin Manchester City oo Premier League xaquus wayn ku haysa iyo Barcelona oo gumaadaysa kooxaha La Liga.Laakiin marka laga yimaado xifiltanka kooxaha shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn waxaa jira tartanka gool dhalinta maxaliga ah iyo kan Yurub ee loogu guulaysto kabaha dahabka ah. Sida aad la socoto xidiga goolasha ugu badan shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ka dhaliya ayaa la gudoonsiiyaa kabta dahabka ah ee Yurub taas oo la micno ah in uu isku darsado kabta dahabka ah ee horyaalka uu ka tirsan yahay iyo tan Yurub.Haddaba shabakada Gool24.net ayaa halkan sidii buuxda idiinku soo gudbinaysa dhamaan miiska kala saraynta gool dhalinta shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn iyo horyaalka kasta xidigaha ilaa hadda goolasha ugu badan ka soo dhaliyay taas oo aad si fiican uga fahmi doonto xidigaha gool dhalinta yurub hogaaminaya.Aan ku horaynee horyaalka Premier League waxaa min 15 gool ku hogaaminaya Mohamed Salah oo Liverpool ka tirsan iyo xidiga kooxda Tottenham ee Harry Kane. Salah ayaa hal gool ka dhaliyay kulankii  cajiibka ahaa ee Arsenal gool qurux badan ka dhaliyay halka Harry Kane uu saddexley ka dhaliyay kulankii Burnley si uu Mohamed Salah u soo qabto.Laakiin Raheem Sterling oo xili ciyaareedkiisii abid ugu fiicnaa ku jira ayaa markale shabaqa ka soo taabtay kulankii Bournemouth si uu kaalinta saddexaad ugula jiro Sergio Aguero oo isna laba gool isla kulankaas ka dhaliyay waxayna wada haystaan min 12 gool.Haddaba halkan kaga bogo xidigaha ilaa hadda Goolasha Ugu Badan Ka Soo Dhaliyay Premier Leagu:

 

1 Mohamed Salah  – Liverpool 15

=Harry Kane -Tottenham Hotspur 15

3 Raheem Sterling Manchester City 12

=Sergio Agüero -Manchester City 12

5 Romelu Lukaku -Manchester United 10

=Wayne Rooney – Everton 10

7 Álvaro Morata -Chelsea 9

8 Jamie Vardy -Leicester City 8

=Alexandre Lacazette – Arsenal 8

=Gabriel Jesus -Manchester City 8

11 Roberto Firmino – Liverpool 7

12 Shinji Okazaki -Leicester City 6.

 

Miiska Kala Saraynta Horyaalka La Liga:

 

Gool dhalinta la Liga waxaa 15 gool ku hogaaminaya Lionel Messi oo gool uu taariikh ku dhigay ka dhaliyay kulankii Beranbeu ee El Clasico-da laakiin waxaana kaalinta labaad ku jira xidiga wacdaraha tan iyo xili ciyaareedkii hore dhigayay ee Iago Aspas oo ka tirsan kooxda Celta Vigo kaas oo soo dhaliyay 11 gool halka Simone Zaza oo Valencia ahi uu 10 gool kaalinta saddexaad ugu jiro waxayna isku mid yihiin Luis Susarez oo shan gool soo dhaliyay afartii kulan ee ugu danbeeyay.

 

1 Lionel Messi -Barcelona 15

2 Iago Aspas -Celta Vigo 11

3 Simone Zaza -Valencia 10

Luis Suárez -Barcelona 10

5 Cristhian Stuani -Girona 9

Cédric Bakambu -Villarreal 9

7 Rodrigo -Valencia 8

8 Maximiliano Gómez -Celta Vigo 7

=Willian José Real – Sociedad 7

=Gerard Moreno -Espanyol 7

=Antonio Sanabria -Real Betis 7.

Miiska Kala Saraynta Horyaalka Talyaaniga:

1 Mauro Icardi – Internazionale 17

2 Ciro Immobile – Lazio 16

3 Paulo Dybala – Juventus 12

4 Fabio Quagliarella -Sampdoria 10

Dries Mertens -Napoli 10

6 Gonzalo Higuaín – Juventus 9

7 Edin Dzeko -AS Roma 8

8 Roberto Inglese – Chievo Verona 7

=Josip Ilicic -Atalanta 7

=Ivan Perisic -Internazionale 7.

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Horyaalka Germany:

1 Robert Lewandowski -Bayern Munich 15

2 Pierre-Emerick Aubameyang -Borussia Dortmund 13

3 Alfred Finnbogason -FC Augsburg 11

4 Kevin Volland Bayer – Leverkusen 9

=Mark Uth -TSG Hoffenheim 9

6 Timo Werner – RB Leipzig 8

=Michael Gregoritsch -FC Augsburg 8

Nils Petersen -SC Freiburg 8

9 Salomon Kalou -Hertha Berlin 7

Guido Burgstaller – Schalke 04 7.

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Horyaalka France:

1 Edinson Cavani – Paris Saint-Germain 19

2 Radamel Falcao – AS Monaco 15

3 Nabil Fekir – Lyon 13

=Mariano – Lyon 13

5 Neymar – Paris Saint-Germain 11

6 Mario Balotelli – Nice 10

7 Karl Toko Ekambi – Angers 9

8 Memphis Depay – Lyon 8

=Kylian Mbappé – Paris Saint-Germain 8

=Florian Thauvin- Marseille 8

11 Emiliano Sala- Nantes 7

=Malcom – Bordeaux 7.

11 COMMENTS

  1. Venus Viva™對所有皮膚類型都是安全的,並使用革命性的Nano Fractional Radio Frequency™(納米點陣射頻™)和Smart Scan™(智能掃描™)技術,通過選擇性真皮加熱,從而提供優異的治療效果。使用Nano Fractional RF™將能量透過表皮傳遞至真皮,從而產生熱量,並啟動膚膚的生理機制,重建膠原蛋白及刺激纖維母細胞,最終刺激導致組織重塑。功效:✔改善膚質✔肌膚緊緻✔減淡妊娠紋✔痤瘡及暗瘡疤痕✔減淡細紋及皺紋✔面部肌膚賦活再生 適合面部及頸部

  2. I just could not leave your site prior to suggesting that I extremely loved the standard info an individual provide in your visitors?
    Is gonna be back frequently in order to investigate cross-check new posts

  3. My partner and I stumbled over here from a different page
    and thought I should check things out. I like what I see
    so now i’m following you. Look forward to looking over your web page repeatedly.

  4. Hey there! I’ve been reading your website for some time now and finally got
    the bravery to go ahead and give you a shout out from Austin Texas!
    Just wanted to tell you keep up the excellent job!

  5. You really make it seem so easy with your presentation but I find this
    matter to be actually something which I think
    I would never understand. It seems too complex
    and extremely broad for me. I am looking forward for your next post, I
    will try to get the hang of it!

  6. I blog often and I truly appreciate your content.
    The article has truly peaked my interest. I am going
    to bookmark your blog and keep checking for new information about once
    per week. I opted in for your RSS feed too.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here