GUUGUULE IYO MAANTA

34
4159


Nimankii reer galbeed ninkii Farmaajo la odhan jiray malaha way fashilinayaan. Maraykanku hore ayuu ciidamada Soomaaliya uga joojiyay taageero badan, Jarmalkii cawaandiga ahaana shalay ayuu isna talaabo kale qaaday oo uu joojiyay taageeradii ciidamada, Sweden iyo kuwo kalena waa la hadal hayaa. Waar bal meeshii Xamar iyo Soomaaliya isha ku haya malaha wax kale ayaa ka soo salag-salag lehee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here