Talooyin Saaxiibtinimada Xoojinaya…

0
1141

1.Marka aad naftaada runta u sheegto ayuun baad dadkana run u sheegi kartaa.

2.Qofka aan naftiisa saaxiib la ahayn dadkana waa ku cadaw, qofka aan naftiisu wehel u noqoni waxa uu u dhintaa wehel la'aan, waayo noloshu waxa ay ka soo bilaabantaa naftaada.

4.Asxaabigii weynaa ee Cali Ibnu Abi Daalib Alle ha ka raalli ahaado ee ayaa maalin maalmaha ka mid ah la weydiiyey, Imisa saaxiib ayaad leedahay? Waxa uu Cali ku jawaabay, "Ma garanayo tirada saaxiibbaday, waayo waxa aan ku jiraa waqti adduunku ii fiican yahay, sidaa awgeed dadka oo dhami waa ii saaxiib. Waxa aan garan doonaa saaxiibkayga dhabta ah maalinta uu adduunku dhabarka ii jeediyo. Saaxiibka dhabta ahi waa ka ku garab taagnaada marka ay duruufuhu kugu adag yihiin.

5. Dunida macasalaamee marka aad weydo saaxiib runta sheega ballantana oofiya.