Oslo Norway()-Gudoomiye ku xigeenka qaarada yurub mudane Abdirahman Ahmed Farah (al-maraaci) ayaa manta u magacaabay xilal banaanaa mudo kuwaas oo ay ka mid yihiin Xoghayaha xisbiga iyo Gudoomiyaha dhaqaalaha.
Gudoomiye Abdirahman (al-maraaci) waxa uu Xeer gudoomiye ku magcaabay Xoghayaha xisbiga iyo gudoomiyaha dhaqaalaha laanta Norway ee XISBIGA WADDANI.
Wuxuu go’aansaday, in laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha dhaqaalaha ahna xoghayaha XISBIGA WADDANI laanta Norway.
Mudane Suleiman Nour Warsame (food) Waxaanu mahad gaar ah u diraynaa dhamaan xubnaha xisbiga meel kastoo ay joogaan gaar ahaan laanta Norway oo ay khusayso magcaabistan ku qoran warsaxaafadeedkan ka soo baxay masuuliyiinta qaarada Yurub.”
Comments are closed.