Xisbiga KULMIYE Oo Beeniyay War Laga Baahiyay

0
605

Picture1Hargeysa (Geeska)- War gayska Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeisa ayaa wuxuu cadadkiisii SHALAY  boga hore ku daabacay war aan sal iyo raad toona lahayn oo waxba ka jirin, waxanan cid kasta u cadaynaynaa in warkaasi yahay been cad oo fore u badheedhay oo aanu geedna ugu soo gaban.  Waxaanu bulshada u sheegaynaa in madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga  kulmiye ay ka midaysanyihiin siyaasada Dawlada iyo xisbiga ee xiligan iyo ta mustaqbalkaba. Saxaafadu qaranka waxay u haysaa masuuliyad wayn , hadii masuuliyadaasi u gacan gasho cidan ehel u ahayn waxay dalka ka abuuri kartaa khal-khal wareed.

Gabagabadii waxaanu bogaadinaynaa saxaafada inteeda badan ee dhawrtay Anshaxa iyo xeerka saxaafada waxaananu u digaynaa inta been abuurka iyo khalkhal galinta bulshada caadaysatay. Mustafe Iid Maxamed Agaasimaha Xafiiska Xarunta dhexe iyo Xadhiidhka saxaafada

Hargeysa (Geeska)- War gayska Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeisa ayaa wuxuu cadadkiisii SHALAY  boga hore ku daabacay war aan sal iyo raad toona lahayn oo waxba ka jirin, waxanan cid kasta u cadaynaynaa in warkaasi yahay been cad oo fore u badheedhay oo aanu geedna ugu soo gaban.  Waxaanu bulshada u sheegaynaa in madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga  kulmiye ay ka midaysanyihiin siyaasada Dawlada iyo xisbiga ee xiligan iyo ta mustaqbalkaba. Saxaafadu qaranka waxay u haysaa masuuliyad wayn , hadii masuuliyadaasi u gacan gasho cidan ehel u ahayn waxay dalka ka abuuri kartaa khal-khal wareed.

Gabagabadii waxaanu bogaadinaynaa saxaafada inteeda badan ee dhawrtay Anshaxa iyo xeerka saxaafada waxaananu u digaynaa inta been abuurka iyo khalkhal galinta bulshada caadaysatay. Mustafe Iid Maxamed Agaasimaha Xafiiska Xarunta dhexe iyo Xadhiidhka saxaafada