Wasiirka Beeraha Oo Xafiiskiisa Ku Dhejiyay Warqad Sheegaysa Inaanu Shacabka Qaabili Doonin Laba Toddobaad

0
719

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka horumarinta beeraha Axmed Muumin Seed ayaa muddo laba toddobaad ah sheegay in aanu qaabili doonin shacabka uu adeegyada u hayo.                                                                                                                                                                                                        Wasiirka beeraha ayaan sheegin sababta labadaas toddobaad uu meesha uga saaray la kulanka dadka Somaliland, waxase xafiiskiisa hortiisa lagu soo d hejiyay warqad u qornayd sidan  “Mudanayaal iyo marwooyin waxaan idinla socodsiinayaa in aan hakiyay la kulankii dadka wasaarada dibada kaga imanaayay muddo dhan laba wiig.  Haddaba waxaan mar labaad idinla socodsiinayaa inaad sidaas ula socotaan.”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here