Wasaarada Duulista Oo Ka Hadashay Imaatinka Qalabkii Dayactirka Madaarka Cigaal

0
564

Hargeysa(Geeska)-Shirkadii ku guulaysatay dib-u-dhiska  madaarka Cigaal ayaa soo gaadhsiisay qalabkii loogu talogalay mashruucan oo gebi ahaanba laga keenay dalka Shiinaha sida ay saxaafada ugu sheegeen masuuliyiin wasaarada Duulista iyo shirkada China Horn Group shalay.

Imaatinka qalabkan oo dekeda Berbera lagaga soo raray tiro gawaadhida xamuul qaada ah  oo la sheegay inay imaatinkoodu fududaynayo sidii hawsha mashruucaasi degdeg ugu bilaabmi lahayd ayaa ugu horeyn waxa goobtii qalabkaasi yaalay ee agagaarka madaarka Cigaal saxaafada isagoo la hadlaya uu sheegay Cabdilaahi Caarshe oo ka tirsan masuuliyiinta wasaarada Duulistu “Inay maanta (shalay) farxad u tahay in qalabkii madaarka Cigaal lagu dayactirayey toos u soo gaadho, isla mar