WAJAALE: Ciidamada Booliska Oo Nin U Xidhay Bambo Wajaale Ku Qaraxday Xalay

0
1036

Wajaale (Geeska)- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax bambo oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Wajaale. Inkastoo aanay dawladu wax ah ka soo saarin hadana wararka ayaa sheegay in Bambo ay qaraxday waxaanu dhaawac ka soo gaadhay ninkii gacanta ku hayay oo ay hayadaha ammaanku xidheen.

Lama garanayo in bambadu qaraxday iyadoo qorshe lagu fulinayay iyo in kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here