TACSI

1
1140

tacsi21. Siciid Baashe Cambalaash iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa

2. Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) iyo Xaaskiisa iyo carruurtiisa

3. Faysal Aw Cabdi Cambalaash iyo Xaaskiisa iyo carruurtiisa

4. Maxamed Iid Cabdikayd iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa

5. Maxamed Yoonis Cawaale iyo Xaaskiisa iyo carruurtiisa

6. Rashid Aw Maxamed Bushaaro iyo Xaaskiisa iyo carruurtiisa

 

Dhammaan asxaabtaas oo kala joogta Somaliland iyo Ingiriiska, waxa ay tacsi u dirayaan qoyska, qaraabada iyo ehelada uu ka baxay marxuum Cumar Muxumed Xarbi oo shalay ku geeriyooday dalka Jarmalka. Waxa ay Alle uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo…Aamin.

Comments are closed.