Somaliland Saboolnimada Waxa Ay Kaga Bixi Lahayd 10 Sano, Bi’idnilaah:

0
569

Picture1Qaybtii koobaad waxa aynu ku soo xusnay: MIISAANIYADDA, MARKA LA HUFFO, EE LA DHIMO KHARASHKA AAN LOO BAAHNAYN, DADKA J.S.L. TOBAN SANNO, AYAY KAGA BIXI SABOOLNIMADA BI’IDNI LAAH.

Waxa kale oo aan QAYBTII I. ku sheegnay: In dadweynaha J.S.L. TABAYO ARAGTI DHEER, MAAMUL-WANAAG, KAL-GACAYL IYO DAWLAD DALKA U HORSEEDDA HORUMAR.

Wasaaradahan muhimka ah, SHAXDA II: ee MIISAANIYADDA 2015, Waxa Xukuumaddu u qoondaysay, G/Wakiiladuna ansixiyay, wax aad u yar, oo KA QATTAN IDIDIILO & HORUMAR.

SHAXDA I. ee qaybtii hore, waxa ku xusan, Kayd ah: $ 116,029,960. Horumar loo isticmali karo. Haddii $75,000,000, ka mid aan u qoondeeyno WASAARADAHAN MUHIMKA AH, HORUMAR BAA LAGU TALAABSAN DHINACA: TACLIINTA, CAAFIMAADKA IYO DHINACA BEERAHA OO ISKU FILAANSHO CUNNADA LA GAADHI – INSHAA ALLAH:

 

WASAARADAHA MUHIMKA AH.

Miisaaniyadda 2015

$1.0 = sls 7,000

 HORUMAR

1

Waaaradda waxbarashada & Taclinta Sare

sls 72,602,190,058

$ 10,731,741

$ 15,000,000

2

Wasaaradda Caafimaadka

sls 35,700,043,934

$   5,100,006

$ 10,000,000

3

W/Kaluumaysiga & Khayraadka Badda

sls   2,817,024,262

$      402,432

$ 10,000,000

4

Wasaaradda Beeraha:

sls   4,494,932,013

$      642,133

$ 10,000,000

a)

Biyaha

sls   4,740,375,336

$      677,196

$ 10,000,000

b)

Deegaanka

sls   5,234,219,220

$      747,746

$ 10,000,000

c)

Xoolaha

sls   6,888,312,261

$      984,045

$ 10,000,000

 

ISUGEYN

 

$  19,285,299

$ 75,000,000

 

 W.Beeraha (4,a-c) Miisaaniyad 2015 = $ 3,559,640

 

 

 

 

Kaluumaysiga                                          = $    469,504

 

 

 

 

SHAXDA II.

Wasaaradda Beeraha: Qaybta beeraha (farm machinery requirements)

 

Qalabka Beeraha (Descriptions)

Qiimaha (Cost)

1

Bulldozer D9R

$ 535,000.

2

Scavator 329EL

$ 205,000.

3

Wheel loader

$ 208,000

4

Lowboy trailer

$   90,000

5

Head-truck

$    105,000

6

MF-agro-Tractor 10pcs*40 ,000

$    400,000

 

Sub-Total

$ 1,543,000

 

kharashka 35%

$    540,050

 

Isugeyn guud.

$ 2,083,050

 

Saddex Qaybood: Galbeed, dhexe & Bari

$ 6,249,150

 

Qaybta Biyaha iyo Tamarta:    

1

Buldozer D9R

$      535,000

2

Scavator 329EL

$      205,000

3

Wheel loader

$      208,000

4

Lowboy trailor

$        90,000

5

Head-truck

$      105,000

 

Isugeyn qalabka qaybta Biyaha.

$   1,143,000

 

Expense 35%

$      400,050

 

ISUGEYN GUUD

$   1,543,050

 

 

 

W. Caafimaad

Kharashka Khubarada Dr. (specialists). Sannadkii.

$       400,000

 

Cusbataalka Harg. 230 la gaadhsiin 500 sariirood.

$  20,000,000

 

Qalab casri ah.

$  10,000,000

 

ISUGEYN CAAFIMAADKA

$  30,400,000

W.Waxbarash

Tech. colleges (Dhismo/Qalab)

$  25,000,000

 

Jaamacadda Hargeysa, Dhismme lab.

$        300,000

 

ISUGEYN WAXBARASHADA

$  25,300,000

W. Kalumaysi

3 Doonyood oo qalabkoodu u dhan yahay

$    1,400,000

 

ISUGEYN GUUD

$  64,892,200

 

Waxa aan dibadda u dhoofinnaa, waa wax aad u kooban. Xoolaha nool iyo haragga ayaa wax la sheegi karo jira. Talagalku waa inuu noqdo; ISKU-FILAANSHO CUNNO, LA DHAQO XOOLAHA si ayna u taffiir-gu’in, la beero TIMIR, iwm ee dalka ka bixi kara.  Shaqo loo abuuro Da’yarta iyo dadka shaqa la’aantu dishootay. Waxa aarimahani ku suurtoobi Sida ku cad, qaybtii I. shaxdii I. 

Ganacsiga la kala XADEEYO. Si Ganacsatadii dhexe u soo noolaato. Soo dejiye ku ekkaado inuu ku iibiyo dekedda. Waa in aanu yeelan ilaa KAAR-YOONAHA, oo wax uu huraa.   

Waa in aarimuhu noqdaan SOMALILAND DALKAYGA IYO DADKAYGA. Tanse la aragye EEBOW NOO-DOOR.

ALLAA MAHAD LEH

Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.