Shaqsigii Dulqaadka Iyo Kartida Ex Wasiir Cali Shoombe

0
753

Waxa xusid mudan mudadi uu ex wasiir Ali joogay wasaarada qorsheynta qaranka in uu guulo qaran ka gaadhay horumarinta dalka gaar ahan wuxuu dejiyay ama jaangooyay qorshe sanadeedyo runtii aan in muddo ah laga samayn wasaarada qorsheynta waxa kale oo ex wasiir Ali ka qayb qaatay kana shaqeeyey safaro badan oo qaranka wax ku ool u ahaa sida shirarki lagu soo xero galinayay .shirkada DP WOLRD ee maalgashida balaadhan ka samaynaysa dekkeda berbera iyo guud ahan gobolka saaxil …

Runtii waxan ku hambalyaynaya ex wasiir Ali salan jirde isla markaana imika ah safiirka Somaliland ee dalka aynu ood wadaaga nahay ee Ethiopia .sidii hawl karnimada iyo aqoontu ku dheehneyd ee uu intuu xilka hayay u

sameeyey .horumarka balaadhan marki laga wareejiyayna sidii milgaha iyo maamuska lahayd  ee uu ugu wareejiyay ..wasiirka cusub ee qorsheynta qaranka iyo horumarinta dalka Mohamed Ibrahim Adan  qabyo-tire ..

Fatxi Qaalib

Qaalib11@gmail.com

Hargeysa Somaliland