SHAQOOYINKA KA BANNAAN KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA

0
1609

JAGADA: GUDDOOMIYE (XAFIISKA KOMISHANKA EE HEER GOBOL)

Jagadan qofka loo rabo waa:

  • In uu noqdo maareeyaha xafiiska doorashooyinka ee heer gobol
  • In uu agaasimo hawl-maalmeedka shaqo ee xafiiska doorashooyinka gobolka
  • In uu wadashaqeyn dhow la yeesho xafiisyada doorashooyinka heer degmo
  • In uu ka qeyb-qaato qiimeynta xaaladda goobaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta
  • In uu ka caawi komishanka qabanqaabada goobaha lagu tababarayo shaqaalaha diiwaangelinta/doorashada
  • In uu hubiyo in warbixinta xisaabeedka ku saabsan xisaabcelinta maaliyadeed loo diro xarunta dhexe ee KDQ.
  • In uu diyaaro warbixin bil-leh ah iyo mid joogto ah oo la xidhiidha hawlaha xafiiska doorashada heer gobolka
  • In uu wadashaqeyn dhaw la yeesho wakiillada axsaabta qaranka iyo maamulka gobolkaba.
  • In uu guto waajibaadka iyo masuuliyadaha uu farayo xeerka doorashooyinka (Xeer Lr. 20/2001)
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee ay u igmadaan guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranku.

Shahaadada iyo Khibrada laga rabo

  • In uu haysto shahaado heerka koowaad ee jaamacadeed ama diblooma la xidhiidha maamulka iyo maareynta ama wax u dhigma
  • In uu leeyahay ugu yaraan khibrad 5 sanno ah oo la xidhiidha maamulka iyo maareynta
  • In ay ka go’an tahay in uu noqdo xubin shaqaale oo firfircoon
  • In uu awood u leeyahay in uu la tacaalo culeysyada waqti iyo shaqo
  • Waa in uu qofko yeesho kartiyo dheeraad ah, sida: dhexdhexaadiye, degdeg wax ku fahmi kara isla markaana leh xirfad hoggaaminnimo
  • Inuu aqoon fiican u leeyahay Kumbuyuutarka kuna shaqaynkaro dhamaan culuumta kombuyuutarka ee shaqada la xiriirta.
  • In uu aqoon fiican u leeyahay luqada Ingiriisiga
  • In da’diisu ka weyntahay 36 jir.
  • Waa in aanuu ahayn shaqaale dawladeed ama xubin firfircoon oo ka tirsan axsaabta siyaasadeed.

Dhamman codsadayaasha shaqooyinkan waa in aay codsiyadooda oo ka kooban ;-  CV &   Cover letter –  ku soo diraan E-mail-kan  ( slnechumanr@gmail.com ).  Qaybta subject – Emailka waa in codsade kasta ku soo qoraa – Shaqada iyo Gobolka/Degmada uu codsanaayo.

Wakhtiga ugu danbeeya ee la soo gudbin karo codsiyadu waa: 3da  September 2020 –  Dhamman codsiyada ka habsaama wakhtigaas lama aqbali doono.

KDQ wuxu la soo xidhiidhi doona oo kaliya codsadayaasha ku soo baxa – liistada gaaban (short list).

JAGADA: XOGHAYE (XAFIISKA KOMISHANKA EE HEER GOBOL)

Jagadan qofka loo rabo waa:

  • In uu masuul ka noqdo maamulka xafiiska doorashada ee gobolka
  • In uu si dhaw ula shaqeeyo agaasimaha xisaabaadka ee KDQ si loo hubiyo waqtiga ugu fiican ee la heli karo lacagaha doorashooyinka ee heer gobol.
  • In uu hubiyo in habraacyada maaliyadeed si wanaagsan loo raacay
  • In uu diyaaro xisaabxidhka bil-laha ah isla markaana u gudbiyo xarunta dhexe xilliga loo asteeyay
  • In uu masuul ka noqdo lacagaha yaryar (petty cash) ee xafiiska loo isticmaalo
  • In uu guto waajibaadka iyo masuuliyadaha uu farayo xeerka doorashooyinka (Xeer Lr. 20/2001)
  • In uu dejiyo isla markaana hayo alaabta loo baahan yahay ee ah qalabyada, agabka la isticmaalo iyo sahayda.
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee la xidhiidha shaqooyinka sare ee uu igmado guddoomiyaha doorashada ee gobolku.
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee ay u igmadaan guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranku.

Shahaadada iyo Khibrada laga rabo

  • In uu haysto shahaado heerka koowaad ee jaamacadeed ama diblooma la xidhiidha maamulka iyo maareynta ama wax u dhigma
  • In uu leeyahay ugu yaraan khibrad 2 sanno ah oo la xidhiidha maamulka
  • In uu awood u leeyahay in uu la tacaalo culeysyada waqti iyo shaqo
  • In uu leeyahay khibrad aqooneed ku saabsan xidhiidhka iyo qorista warbiximaha (report writing)
  • In uu aqoon fiican u leeyahay luqada Ingiriisiga
  • Inuu aqoon fiican u leeyahay Kumbuyuutarka kuna shaqaynkaro dhamaan culuumta kombuyuutarka ee shaqada la xidhiidha.
  • In uu awood u leeyahay in uu qori karo hadal-qoraallada shirarka iyo kulamada.
  • Waa in aanuu ahayn shaqaale dawladeed ama xubin firfircoon oo ka tirsan axsaabta siyaasadeed.

Dhamman codsadayaasha shaqooyinkan waa in aay codsiyadooda oo ka kooban ;-  CV &   Cover letter –  ku soo diraan E-mail-kan  ( slnechumanr@gmail.com ).  Qaybta subject – Emailka waa in codsade kasta ku soo qoraa – Shaqada iyo Gobolka/Degmada uu codsanaayo.

Wakhtiga ugu danbeeya ee la soo gudbin karo codsiyadu waa: 3da  September 2020 –  Dhamman codsiyada ka habsaama wakhtigaas lama aqbali doono.

KDQ wuxu la soo xidhiidhi doona oo kaliya codsadayaasha ku soo baxa – liistada gaaban (short list).

JAGADA: GUDDOOMIYE XIGEEN (XAFIISKA KOMISHANKA EE HEER GOBOL)

Jagadan qofka loo rabo waa:

  • In uu ka caawiyo guddoomiyaha hubinta in xafiiska doorashooyinku u shaqaynayo si habsami ah isla markaana dhamaan hawlaha la gutay xilligii u asteysnaa.
  • In uu ka caawiyo guddoomiyaha fulinta hawl-maalmeedka shaqo ee xafiiska doorashooyinka gobolka
  • In uu wadashaqeyn dhow la yeesho xafiisyada doorashooyinka heer degmo
  • In uu ka qeyb-qaato qiimeynta xaaladda goobaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee la xidhiidha shaqooyinka sare ee uu igmado guddoomiyaha doorashada ee gobolku.
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee ay u igmadaan guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranku.

Shahaadada iyo Khibrada laga rabo

  • In uu haysto shahaado heerka koowaad ee jaamacadeed ama diblooma la xidhiidha maamulka iyo maareynta ama wax u dhigma
  • In uu leeyahay ugu yaraan khibrad 2 sanno ah oo la xidhiidha maamulka iyo maareynta
  • In uu awood u leeyahay in uu la tacaalo culeysyada waqti iyo shaqo
  • In uu leeyahay khibrad aqooneed ku saabsan xidhiidhka iyo qorista warbiximaha (report writing)
  • In uu aqoon fiican u leeyahay luqada Ingiriisiga
  • Inuu aqoon fiican u leeyahay Kumbuyuutarka kuna shaqaynkaro dhamaan culuumta kombuyuutarka ee shaqada la xidhiidha.
  • In uu awood u leeyahay in uu qori karo hadal-qoraallada shirarka iyo kulamada.
  • Waa in aanuu ahayn shaqaale dawladeed ama xubin firfircoon oo ka tirsan axsaabta siyaasadeed.

Dhamman codsadayaasha shaqooyinkan waa in aay codsiyadooda oo ka kooban ;-  CV &   Cover letter –  ku soo diraan E-mail-kan  ( slnechumanr@gmail.com ).  Qaybta subject – Emailka waa in codsade kasta ku soo qoraa – Shaqada iyo Gobolka/Degmada uu codsanaayo.

Wakhtiga ugu danbeeya ee la soo gudbin karo codsiyadu waa: 3da  September 2020 –  Dhamman codsiyada ka habsaama wakhtigaas lama aqbali doono.

KDQ wuxu la soo xidhiidhi doona oo kaliya codsadayaasha ku soo baxa – liistada gaaban (short list).

JAGADA: GUDDOOMIYE (XAFIISKA KOMISHANKA EE HEER DEGMO)

Jagadan qofka loo rabo waa:

  • In uu noqdo maareeyaha xafiiska doorashooyinka ee heer degmo
  • In uu agaasimo hawl-maalmeedka shaqo ee xafiiska doorashooyinka heer degmo
  • In uu wadashaqeyn dhow la yeesho xafiisyada doorashooyinka heer gobol
  • In uu ka qeyb-qaato qiimeynta xaaladda goobaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta
  • In uu ka caawi komishanka qabanqaabada goobaha lagu tababarayo shaqaalaha diiwaangelinta/doorashada
  • In uu hubiyo in warbixinta xisaabeedka ku saabsan xisaabcelinta maaliyadeed loo diro xarunta dhexe ee KDQ.
  • In uu diyaaro warbixin bil-leh ah iyo mid joogto ah oo la xidhiidha hawlaha xafiiska doorashada heer gobolka
  • In uu wadashaqeyn dhaw la yeesho wakiillada axsaabta qaranka iyo maamulka gobolkaba.
  • In uu guto waajibaadka iyo masuuliyadaha uu farayo xeerka doorashooyinka (Xeer Lr. 20/2001)
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee ay u igmadaan guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranku.

Shahaadada iyo Khibrada laga rabo

  • In uu haysto shahaado heerka koowaad ee jaamacadeed ama diblooma la xidhiidha maamulka iyo maareynta ama wax u dhigma
  • In uu leeyahay ugu yaraan khibrad 2 sanno ah oo la xidhiidha maamulka iyo maareynta
  • In ay ka go’an tahay in uu noqdo xubin shaqaale oo firfircoon
  • In uu awood u leeyahay in uu la tacaalo culeysyada waqti iyo shaqo
  • In uu leeyahay khibrad aqooneed ku saabsan xidhiidhka iyo qorista warbiximaha (report writing)
  • Inuu aqoon fiican u leeyahay Kumbuyuutarka kuna shaqaynkaro dhamaan culuumta kombuyuutarka ee shaqada la xiriirta.
  • In uu aqoon fiican u leeyahay luqada Ingiriisiga
  • In da’diisu ka weyntahay 36 jir.
  • Waa in aanuu ahayn shaqaale dawladeed ama xubin firfircoon oo ka tirsan axsaabta siyaasadeed.

Dhamman codsadayaasha shaqooyinkan waa in aay codsiyadooda oo ka kooban ;-  CV &   Cover letter –  ku soo diraan E-mail-kan  ( slnechumanr@gmail.com ).  Qaybta subject – Emailka waa in codsade kasta ku soo qoraa – Shaqada iyo Gobolka/Degmada uu codsanaayo.

Wakhtiga ugu danbeeya ee la soo gudbin karo codsiyadu waa: 3da  September 2020 –  Dhamman codsiyada ka habsaama wakhtigaas lama aqbali doono.

KDQ wuxu la soo xidhiidhi doona oo kaliya codsadayaasha ku soo baxa – liistada gaaban (short list).

JAGADA: XOGHAYE (XAFIISKA KOMISHANKA EE HEER DEGMO)

Jagadan qofka loo rabo waa:

  • In uu masuul ka noqdo maamulka xafiiska doorashada ee degmada
  • In uu hubiyo in habraacyada maaliyadeed si wanaagsan loo raacay
  • In uu diyaaro xisaabxidhka bil-laha ah isla markaana u gudbiyo xarunta dhexe xilliga loo asteeyay
  • In uu si dhaw ula shaqeeyo agaasimaha xisaabaadka ee KDQ si loo hubiyo waqtiga ugu fiican ee la heli karo lacagaha doorashooyinka ee heer gobol.
  • In uu masuul ka noqdo lacagaha yaryar (petty cash) ee xafiiska loo isticmaalo
  • In uu dejiyo isla markaana hayo alaabta loo baahan yahay ee ah qalabyada, agabka la isticmaalo iyo sahayda.
  • In uu guto waajibaadka iyo masuuliyadaha uu farayo xeerka doorashooyinka (Xeer Lr. 20/2001)
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee la xidhiidha shaqooyinka sare ee uu igmado guddoomiyaha doorashada ee degmadu.
  • In uu guto wixii hawlo shaqo ee ay u igmadaan guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranku.

Shahaadada iyo Khibrada laga rabo

  • In uu haysto shahaado diblooma ah ama dhamaystay dugsiga sare
  • In uu leeyahay khibrad shaqo
  • In uu leeyahay khibrad maamul oo adag
  • In uu awood u leeyahay in uu la tacaalo culeysyada waqti iyo shaqo
  • In uu leeyahay khibrad aqooneed ku saabsan xidhiidhka iyo qorista warbiximaha (report writing)
  • In uu aqoon fiican u leeyahay luqada Ingiriisiga
  • Inuu aqoon fiican u leeyahay Kumbuyuutarka kuna shaqaynkaro dhamaan culuumta kombuyuutarka ee shaqada la xidhiidha.
  • In uu awood u leeyahay in uu qori karo hadal-qoraallada shirarka iyo kulamada.
  • Waa in aanuu ahayn shaqaale dawladeed ama xubin firfircoon oo ka tirsan axsaabta siyaasadeed.

Dhamman codsadayaasha shaqooyinkan waa in aay codsiyadooda oo ka kooban ;-  CV &   Cover letter –  ku soo diraan E-mail-kan  ( slnechumanr@gmail.com ).  Qaybta subject – Emailka waa in codsade kasta ku soo qoraa – Shaqada iyo Gobolka/Degmada uu codsanaayo.

Wakhtiga ugu danbeeya ee la soo gudbin karo codsiyadu waa: 3da  September 2020 –  Dhamman codsiyada ka habsaama wakhtigaas lama aqbali doono.

KDQ wuxu la soo xidhiidhi doona oo kaliya codsadayaasha ku soo baxa – liistada gaaban (short list).

JAGADA: GUDDOOMIYE XIGEEN (XAFIISKA KOMISHANKA EE HEER DEGMO)

Jagadan qofka loo rabo waa:

  • In uu ka caawiyo guddoomiyaha hubinta in xafiiska doorashooyinku u shaqaynayo si habsami ah isla markaana dhamaan hawlaha la gutay xilligii u asteysnaa.
  • In uu ka caawiyo guddoomiyaha fulinta hawl-maalmeedka shaqo ee xafiiska doorashooyinka degmada