Sarkaale Sare Oo Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Hargeysa Maanta Safar Ku Imanaya

0
513

Hargeysa (Geeska)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa safar ku imanaaya sarkaal sare oo ka tirsan qaramada midobay, ahna u qaysamaha arrimaha bili’aadnimada ee qaramada midoobay.

Sarkaalkan ayaa socdaalkiisu ku soo beegmay xili ay qaylo dhaan abaareed ka soo yeedhayso qaar ka mid ah gobolada Somaliland.

Sarkaalkan ayaa kulamo la qaadan doono madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiinta asxaabta siyaasada, sida hogaamiyaasha saddexda xisbi qaran.