Rugta Ganacsiga Iyo Ganacsatada Dalka Oo Taageeray Wada Hadalka Labada Dal

0
588

Hargaysa (Geeska )- Gudoomiyaha ruugta ganacsiga Maxamed Shukri oo ay waheliyaan ganacsatada waawayn ee dalka ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hotel Hadhwanaag ee magaaladda Hargaysa waxay ay taageero buuxda ugu muujiyeen xukuumadda wadahadalada ay la gashay Somaliya, waxaanay ku tilmaameen wadahadaladaas wadadii uu ku iman lahaa ictiraafka ay Somaliland wakhtiga dheer baadigoobaysay.