Qoyska Reer Jirde Aw Cali Oo Ka Hadlay Maktabada Gaandi

0
559

Picture2Sida aanu horeba u cadaynay anagoo ah qoyska  ilma Marxuum  Jirde Aw Cali waxa aanu ka xunahay, hadalada aan munaasibka ahayn, ee la is waydarsanayo ee ku saabsan maktabada Gaandi ee Hargeysa, cid aanu Maanta dhul ka sheeganaynaa ma jirto.

Tallo, ahaan waxaanu ku talinaynaa in Maktabadaa meesheeda loo daayo, Maktabada oo meel munaasib ah ku taala, oo Umadda reer Somaliland ka wada faa’iidaysato.