Qorshe Tahriibka lagu joojin karo, Shaqo Abuurna Lagu Samayn Karo Garyqaan Rajab Ismaaciil Saalax

0
478

Dayartu Waa laf dhabarta Bulshad awaa na Ta'ay Bulsho ku horumarto hadayna Bulshadu lahayn Dayar aqoon leh ma horumarto .

Samaynta Shirwayne Qaran oolagu darasadaynaayo Hanaan shaqo abuurka ah iyo habka loo joojinkaro Tahriibka

in Wacyigalin badan qabto lgu joojinaayo Dhalinyarada

1

in masuliyiin uqalma loomaga caabo Wasaarada shaqada arimaha Bulshada , wassarada ciyaarahay komishan shaqo abuurka iyo lada gaalnaka Tahriibka .

In haayda iyo ku Maxaliga ahba lagu dhiirgaliyo Habkay shaqo abuur loogu samayn lahaa .

In joojiyaan shaqaala Dibada laga keenayo.dhiiri galiyaan kuwa Dalka ushashay .

In lasameeyo sanduuqa Horimarinta shaqaalaha iyo shaqo abuurka .

in Qurbajooga Dalka ay dalka maalgashadaan  si ay shaqo abuur ugu samyeeaan bulshada Somaliland

Samaynta xarumo xirfadlayaal Worshops /biyo xidhayaal  /macanicies /dawaarlayaal / kaluumaysiga

Dhiiri galint Dayarta Somaliland eek a qaybgalka Talada dalka .

In shirwayne Caalimaha  ah la qabto laguna falan qeeyo hawlaaIn khubaro iyo lataliyaal la qabto .Wassarad Shaqda iyo Arimaha Bulshada iyo Wassarada Ciyaaraha

Mudane Madaxwayne ama Wassirka ay khusayso  waxaa halkan raba in aan kula wadaago fikirkayga si aan aragtidayda ugu cabiro xaalada manta dalkeenu marayo.iyo shaqolaaanta baahsan ee taala loogbixikaro taasi waxay ubahnatahay dadaal badan ,xilkasnimo dheeraad ah iyo wada jir iyo wada shaqayn buuxda oo dhexmarta dhamaan daneeyayasah dayarta somaliland iyo cida kaste oo dan ka leh in uun in ay bulshadu somaliland la jaanqaado qayrkeediyo iyo dawladaha dhigeeda ah .

Hadaba waxaan halkan rabaa in aan kugu soo gudbiyo talo muhiim ah oo ah oo mudan in laxusuo ,habka loo fulinkaro iyo sida loowajahayo waxaan jecelahay in darasad dabadeed qorshe qaran laga soo saari doono ..

Garyqaan Rajab Ismaaciil Saalax

Rajab03@hotmail.com

252-63- 4416899