Odayaal Iyo Waxgarad Kale Oo Ku Taliyay In La Joojiyo Shirka Beesha Subneer Celi

0
456

Hargeysa (Geeska)- Anaga oo ka mid ah Odayaasha, Wax-garadka, Culimada iyo Dhalinyarada beesha Subeer Celi Hawd, Waxa aanu u soo jeedinaynaa beesha subeer celi in wakhtigan lajoogo aan loo baahnayn shir laqabto, sababtoo ah sanadkan 2014-kii waxaa qabsoomay shirweynihii Beesha ARAB.

Waxa kale oo beeshu ay taageero buuxda u soo jeedinaysaa, isla markaana ay bogaadinayaan, Xukumada Somaliland ee uu madaxda ka yahay mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Waxaanan ku taageeraynaa wax qabadka balaadhan ee dalka ka qabatay.

Wabilaahi Tawfiiq

Magacyada odayaasha iyo wax-garadka baaqan soo saaray waxa ay tiradoodu ahayd 60 ruux, waxase ka mid ah

Magacyada odayaasha iyo wax-garadka baaqan soo saaray

1.Axmed Nuur aw Cabdi shaacir

2.Xaaji Axmed yuusuf Axmed

3.Maxamed Siciid kooshin

4.Mooge muxumed C/laahi

5. Khaddar Axed ismaaciil

6. Cismaan Faarax Yoonis

7. Shabcaan Xasan Cabdi

8. Mustafe Maxamed Cabdi

9. C/laahi Axmed Ibraahin

10. Cabdi xasan Xuseen

11. Ibraahin Cumar Qawdoon

12. Maxamed Cabdi Xaashi

13. Muxumed Xuseen Xasan

14. Cabdi Carab Xuseen

15. Nuur Ibraahin Xuseen